site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

!!!!!!!DIBBI LOO MALEEYAY IN UU SAUDIARAABIYA JOOGI JIREY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): !!!!!!!DIBBI LOO MALEEYAY IN UU SAUDIARAABIYA JOOGI JIREY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUUSUF

Unrecorded Date
DIBBI KAYIMID SAUDIARABIA

Waa sheeko ku dhacdey duqdoo xaafadeena daganeed. Duqdaasoo odeygeeda sacuudiaraabiya 10 sano ka shaqeen jirey marna xaaskiisa kuma fakirin waa kuu baahan taheye mar u tag ee mar isu soo nuuriya! odega waxaa uu umacaan sadey lacagtii shaqada kasoo galeysey sida kale hadii ay ahaanlaheed aradbax dahab dhar masruuf waxwalbo waa u soo diri jirey xaaskiisa.
10 sano kadib ayuu maalin taleefoon u soo direy oo ku yiri bisha soo socoto 10 keeda waa kula joogaa ee isasii diyaari duqdii sida gabar aroos oh ayay uyeeratey saaxiibadeed oo kuy tiri odeygii wuu iman 10 bisha soo socoto waxaan idinka rabaa in aad i qurxisaan waxey ugu jawaabeen waa iskuleenahey duqdi waa laqurhiyey sidii gabar yar oo aroos ah mekupp ugu danbeeyey xitaa waxaa la geeyey burkiyeeri Timirxitaa waa lagu dhaqey duqdi guduud ayaa laga dhigey .
Odeygii waa soo caga dhigtey . odeygi iyo duqdii iskadheh aroos ayay isla galeen laba isbuuc guryaha lagama soo bixin yaan hadal idinkudaalinine waxaa dhacdey in reer dariskeena ahaa oo xoolo dhaqato ah ay dariiqa ku soo xireen Sac iyoDibbi. Sacaasoo ay rabeen in Dibbigu fuulo waxaa halkaa isugu yimid dad farabadan oo isugu jiey odayo islaamo gabdho iyo wiilal iyo caruuba oo doonayo in ay arkaan sida dibbiga saca u cunayo ama ukudaya ama u riminayo ama u fuulayo ama u wasayo qofwaliba sida uu u yaqaano waxeey sugaan waa in ay mar uun arkaan sida dibbiga u tuuranaayo waxaa dariiqa soo martey duqdii oo aroos kasoo baxdey waxey aragtey dadkan faraha badan ee meesha usugu yimid oo la yaabtey waxa dadka meeshan isugu keeney oo weydiisey maxaa meesha ka sameeyneysaan dadow? nin dadka kamid ahaa waxfiirinayey ayaa u jawaabey oo ku yiri duqdii waxaan mar uun rabnaa in aan aragno sida dibbiga saca u fuulayo duqdii ayaa sii weydiisey ninkii in dadka wax ka ogyihiin waa intaasoo dibbiga Saudiarabia kayimid !


yuusuf@emaila.nu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhsin

Unrecorded Date
Macalinka sheekadaada aad baad u habeyasay, laakiin ugu danbeynta ma fahmin dulucda aad ula jeeday. Any way thank you very much !

Muhsin I.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuusuf

Unrecorded Date
TO mr muhsin

waxaan kuu sheegayaa sheekada macnaheeda danbe waa sidan duqda odeygeedan sacuudiga ka yimid sida ay ka rabtey waa ka waydeey oo bahalkii odeyga waa shaqeen waayey ama wuu naageesan waayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhsin

Unrecorded Date
Thanks brother Yussuf sharaxaadada.

Muhsin !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibrahim

Unrecorded Date
Yousuf

The joke is funny, but it took me a while to understand. You should better elaborate the last part so that poeple could comprehend faster.

Thanks

Ibrahim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
never known a man could not make happy his lovely wife unless he is sick or doesn't want her!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Macalinka Shekadada way iska fiicneyd, it was just very strange towards the end, ARE YOU SAYING raga Saudiga aado laga rooonayaal waaye. The beggining of your story should be changed as it creates a conflict towards the end, aniga waxaan u maleynaaye Duqa intu masruuf iyo dahab soo dirijirey duqda inay DIBIYO KALE KUDI JIREEN. Marka waxay sheekadaada ku fiicnaan leheed adoo dhaho duqa asoo duqdiisa kudaaya cawaduu yimid ayey waxey tiri DIBIYADA yar yar ayaa kaa kudi wacan!!!!! ee iga leexo wayeel yahoow. !!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ananymous

Unrecorded Date
Duqa sheekada waxay ahay ninka Sacuudi ayuu aaday waxa uu filayey in uu ka maqnaado xaaskiisa mudo dheer sidaas datrteed waxuu Cabey caano booro Sacuudiga laga Cabo oo aadn mudo 2 Sano ah Kacsaneyn, Laakiin nasiib Dare bil ka dib ayaa la soo tarxilay Naagtiisina waa uu u kacsan waayey Mudo Dheer, Sacan iyo dibigana Maalintii Danbe ayey aragtay iyagoo isa saaram markaa ayey Tiri Alla Saca nasib badanaa Dibi aan Sacuudi Tagin ayuu Helay Halkaan ay ku kashiftay in odageedu uu wax matare yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xalwo

Unrecorded Date
bal tana ku soo dhowaada beribaa nin mu,adin ah ayaa nin istaan tiisii lasaaxiibay waxay bilowday inuu marka uu adimayo ay tiraahdo ala wadaadku cod macaana waa ku banaan yahay nin mu,adina marka ninkii qabey waxa ka batay amaantii wadaadka. ninkii wuu u kuur galay islaantii iyo ninkii wuxu ogaadey inay iskaxaystaan oo meel aykula balanto meesha waxa ku yaal geed goba oo weyn. markuu ogaadey inay maqrib kasta halkaa ugu tagto ayuu raadiyey xalkii uu kaga jari lahaa. maalintii danbe ayuu soo iibiyey fargal ama kaatun ninba suu uyaqaan wuu ugeliyey oo wuxu yiri galabta waan baxayaa oo tuulo u dhaw ayaan aadayaa ee igu xasuuso intaan maqnahay saaxiibkii buukuyiri marka salaada maqrib laga boxo wadaadka mashquuli. waayahay buu yiri saaxiibkiina,isna wuxuu qaatay maryii wadaadka halkii ayuu ugu tegey ilaa waa siday balantu ahayde dhinaca ayuu kaga bilaabay markuu hawlihiisii dhamaystay na waa garaacay taytaagtoba waa jebiyey fargalkiina waa ka qaatay. waa iska tegey maalintii danbe ayuu gurigii yimi oo wuxuu arkay iyadoo dilan wuxu weydiiyey wixii heley ee sidaa u diley waxay u sheegtay inay aadey miyiga maanta oo meel buura ka dhacday wuu iska aamusay galabtii ayaa wadaadkii adimey uu yiri waa wadaad kii codka macaanaa aytiri waar nagadaa wadaadna maahee waxa layiri gobabka ina igare ayuu naagaa ku layaaye. wana ka go day isna ma furin ee waa iska dul qaatay. ragii hore waxay lahaayeen samir oo waxay raadin jireen xal ay kaga gooyaan waxa xun lakiin hada majirto waxaa si.

dhamaaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAJIMAAALE

Unrecorded Date
XALWO @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@
NAAG aad u qurux badan ayaa lacag la aan ku
dhacdey .in ay shamuutu noqoto marabto
BAAHINA way qabatey NIN qudaar laah oo madaxa
ku wareejiya ayay araagtey oo cimaarada/sarta
hoosteeda maraaya markaasey ku tiri NINYOHOW.
waa ku XUJAY SANAYAAA
hadii aan iga furti xujada waa is ka tagee
hadaa furi waydina TUFAAX ayaan kaa qaadanayaa
nin kii waxuu yiri WAAYAHEY
waxey ku tiri DHASHADA/*** ka naaguhu
ma horey buu ku yaal mise gadaal
NIN kii waxuu la'soo boodey HORAY markaasey
intay FOORAR satay ay GADAAL katustay
NINKII SIDII baa tufaax looga diley
maalin tii dambe ayay sidii oo kale ku tiri
DHASHADA/***KU NAAGAHA ma GADAAAL mise horay
nin kii waxuu la soo boodey GADAAL
markaas horay ka tustey
sidii baa TUFAAX kale looga DILAY
maalintii 3xaad a,yey ku tiri sidii oo kale
markasuu ku yiri naa naagyahey 3BAHAL LIHI
IGATAG ]\dhaamaaaad
**************************************************
>>>>>>>>>>>>>>>>>>>dajimaale<<<<<<<<<<<<<<<<<<<<<<
*************************************************

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhaan

Unrecorded Date
pooo pooo pooo come on man what can of story is this. you are bad news you trying to be funny but oops not this time better luck next junk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaynan

Unrecorded Date
that is great DAJIMAAAAALE

manthat was so FUNY @@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgooye

Unrecorded Date
xalwo ragii hore wey sabri jireen lol!
maxaad niyada ku haysaa imika.
Ninkaagu ma ragii horuu ka soo haray (ma sabraa) mise waa kuwan cusub oo wuu ku furi haduu nin kalo kugu arko.
Sheekada waad khaladay wadaadka iyo naagta waxba kamay dhexeyn ee ninka ayaa u adkeysan waayey naagtiisa oo maalin walba amaanta codka wadaadka. Markuu yidhi safar ayaan u baxayaa wuxuu usoo diray naagtiisa wiil yar oo uu sigaarka u dirsan jiray oo ku yidhi naagtayda ku dheh wadaadkii gobabka ine igare iigu kaalay buu ku yiri.
Lasoco. ragii horena for your information use to kill naagtii lagu maqlo habeen dhaxey taqaana (affair) which was very rare then.
I hope you are marwo wanaagsan if not isdabaqabo intaad iska dhaaftid sheekada aad taariikhda soomaaliyeed ku soo dartay ee ah (ragii hore way sabir badnaayeen)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAH

Unrecorded Date
SHEKOYINKA SOMALIDA AAD AYAY U WANAGSANYIHIN
LAKIN KUWII HORE NAGA DAYO KUWA HADA JOGA NOGA
SHEKEYA. CASRIGA,NABADAY IYO SHEKO WACAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAX101

Thursday, July 20, 2000 - 11:50 am
WHAT HAPPENED? THE END OF THE JOKE WAS NOT CLEAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraysane

Friday, July 21, 2000 - 11:14 am
ubax naagtan la baxday ee meel kasta oo internetka wax lagaga qoro taagan ayaan anigu la yaabay,bal daya waxay u bogsan tahay in wasmo laga sheekeeyo oo casriga noo wada ayay af dheer
oo dhiloobey soo taageysaa naa isaga bax sheekeeyinkan qubxigaa ee ragu meelaha ku qortaan waa hadaad wax isku falayso hadii kale.........sida xaqiiqdaa page kasta oo wax lagu qoro way taagan tahay goormay shaqo aadaa goormayse wax cuntaa,ama qubaeysataa,ama jiifsata.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.