site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aryaa xaa raadey (martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Aryaa xaa raadey (martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
Waxaa bari is shukaansanayey wiil iyo gabar reer badiyo ah.wilkii ayaa intuu is hayn kari waayey ayuu gabartii gacanta lagalay. Gabadhii ayaa su aashay wiilkii ar yaa xaa raadey. wilkii aya ugu jawaabay BBC gabadhi intey qusushay ayey ugu jawaabtey aryaa sidee BBc ku heley anteenadiiba mataagnee.
hiiii...hoooo....huhuhuhuuuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
Martini:
Ani sidaan ayey sheekadu igu soo gaartay - Wiiliyo gabar caasi ayaa caasi isla soo raacay. Isku kursi ayey fariisteen kadibna wiilkii ayaa gabadhii naask ka taabtay waxayna ugu jawaabtay maxaa raadinee? BBC ayuu ku jwaaabay kadibna intay geedka qabatay ayey ugu jawaabtay anteenadu makuu taagantahay.

Waxaan kaloo maqlay sheeko tanoo kale ah. Wiil caasi ah ayaa saaxiibti gurigeeda imaaday, ayagoo jardiinka fadhiya ayaa gabadha hooyadeed soo martay kadibna gabadhii ayuu kuyiri duqda kubaa saaran waxayna ugu jawaabtay duqaa u irra macalimada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Unrecorded Date
duqaa u xira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

martiini

Unrecorded Date
To Ali

Aliyow ninyahaw sheekadaada sida aad u maqashay uma aan maqlin. laakiin si kastaba haa aahaatee run ahaantii waxay ahey mid xiiso leh. waad na mahad santahay

Aliyow soo dhawow ha ismarteyeyn

hii... hoo.... hiiii....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.