site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Oromo & Uraago! very qosol.

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Oromo & Uraago! very qosol.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
Beri ayaa waxa dhacday in nin reer baadiye ah oo geel la socda ayaa wuxuu soo dhex galay meel la isku laynayi (Oromo & Uraago) labada qolo ee is laynaysaana waa Ethiopian.

Markaasaa meeshii markii laysku dhamaaday ee uu ninkii xoolihiisii la baxsaday ayaa waxa meeshii yimid (RAG CADDAANA) oo arinta xalinayey...

markaasaa ninkii ayaa damcay inuu u turjumo siduu dagaalku u dhacay oo uu u shego ninka cad qolada gar darnayd. waa tan sheekadii:-

Reerbadiyihii:Sir
NinkiiCaddaa:yes
RB:sir Oromo and Urago dagaal hoolmaan,on da xabaala(Tumaal) xabaddu wirif,wirif, tirii(three) diidh(died) saban firix,firix kam(come) qoorta jabi.

NCaddaa: what?
RB:waax,waax lagaa sii saancaddaalow.
NCaddaa:what do you mean?
RB:minankaan minankaa maaha adi halagu miidyee.

Ninkiicaddaa intuu ku wareeruu iskaga tagay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IFRAAX

Unrecorded Date
ADIGU MA HAYSID MIYAA WAXAN TURJUBAN AHAYN ,URAGU MIYAYNA AHAYN TUMALAHA ITHOPIA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
Saxiibow adiga meeqa sano ayaad jirtaa
la imaaw marka danbe wax xiiso leh
hii...hiii...hiii..hiii..hooooo................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIILTIRE

Unrecorded Date
SAAXIIBOWW SHEEKADA SIDAA WAX TARI MAHAA EE WAXAAD SHEEKAYSO MARKA HORE SOO SAX

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.