site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LUGTAANU LUGEEY QABTAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): LUGTAANU LUGEEY QABTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdisalaan FARADHEERE

Unrecorded Date
NIN AYAA NAAG UU SHUKAANSAN JIREY GEEYEY MAKHAAYAD
MARKAA AYAA NINIKII WUXUU DALBAY LUGO DIGAAG AH IYO CUNADII KALE EE LASOCOTAY. MARKEY DHAMEYSTEEN CUNADII AYUU NINKII DAMCAY INUU GABADHII LUGTEEDA YARA TAABTO OO UU QABTO SI UU DAREENKIISA GAARKA AH U MUUJIYO. GABADHII AYAA INTEY KOR U BOODEY TIRI LUGTEYDA DEEY (DAY YAA), MARKAASUU NIKII KU JAWAABEY; DEYMAAYO LUGTAANU LEGEEY QABTAA.

HAAA.....HAAA....HAAA....HAAA...HAAA...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.