site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAAWO-TAAKO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): XAAWO-TAAKO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waa dhacdo run ah;
Waqtigii dowladii siyad barre gaba gabada ay aheeda ayaa waxaa dhacday nin layiraahdo MAye ayaa
WAxuu kula kulmay shabeele islaan u ordayso iskuul
xaawo-taako kolkaasay maye waxay waydiisay;
ABOW XAAWO-TAAKO MA LADAAYAY?
MAYE" YAA?
XAAWO TAAKO MA LADAAYE?
MAYE:IYAA xaawo-taako iyadoo feeraha falaar ugu
dhabantahay ayaan ogaayee hadane malaxiray;
kacaankaan sanam xirow maas bilaabay*****

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawralo

Unrecorded Date
sarmaale, fadlan marka aad qorayso dhacdo run ah runta sheeg. Taas oo aan ula jeedo adiga ayaa iskaga jawaabay su'aashii ahayd Kacaankaan ma sanam xiroowuu bilaabay?. Oo aan ula jeedo waxaad go'aansatay inaad nooga sheekayso Kacaan kacay 10 sanadood ka hor ayadoo aan maanta joogno Mellinium cusub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sarmaale

Unrecorded Date
Heey sheekadaada waa ka helay. Ee maxaad addresskaaga u soo raacin waysay saaxiib...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sarmale shukansiga iskadaa;
xawo tako waa sanam ;
cawrala way ka heshay shekadada?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURAD

Unrecorded Date
BY MURAD
Aad iyo Aad ayaan uga helay sheekadan
waxaanse ku waydiinayaa ma dhacdo run ah baa mise 'adigaa alifay? Waxaan jeclaan lahay ciwankaaga in aad noo sheegto thanks any way.MR SARMALE

TO:COWRALA

Ma waxaadan ka helin Sarmale mise sheekadiisa?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.