site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaqeeyow idinka meelwalba majoogtaan (martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Yaqeeyow idinka meelwalba majoogtaan (martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
Nin reer baraawe ah ayaa maqlay habargidir xamar waa laga saarey.Hadalka ma hubsane qorey ayuu guriga kala soo baxay asigooo leh farxad,farxad ayuu xanbado cirka kor ugu furey. Kuwo habar gidir oo aktooda taagnaa oo maqlayey wexey reer baraawayaasha sheegayeen ayaa intey meyd meel kadheerreyn yaaley soo qaadey ayey dheheen nikaan adaa dishey markaas ayuu ugu jawaa aniga xanbadaha cirka ayaan u gamay markaas ayey dhaheen yaa diley hee, adigaa dilay, diyadiisaana lagaa rabaa markaas ayuu reer baraawihii yiri,yaaqeeyow habargidireey idinka cirkana ma joogtaan
sidaas ayaana diyadii looga qaaday.
hii....hhiiii....hhhiii....

yaqeeyow habargidirey idinka cirkana ma jogtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

phaysal

Unrecorded Date
ha ha ha ha ha ha ha waa sheeko aad u qosol badan waahadsan tahay saaxiib waaba yaabee iyaga cirka xataa ma joogaan ha ha ha ha ha .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEE

Unrecorded Date
HEHEHEHEHEHE WAA SHEEKO AAD U QOSOL BADAN WAADNA KU MAHAD SAN TAHAY..... YAAQEEYOOW MEEL KASTA MA JOOGAAN HEHEHEHEHEHE THANX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
to martiini

macalinka waa markaan kaa soo saarnay xamar adiga iyo hooyaada iyo sinjigaa, marka edabyeelo oo qabiilka jooji hadana yaan mareekan kaa saarin adiga iyo ayee yedaa iyo faqashka kale oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOLLEY

Unrecorded Date
TO:Martiini
WAX KU WASOO MA HELEYSID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Martini,

Ma ogid miyaa Habargidir iney cirka joogaan, waa tii uu Faarax Gololey yiri, Dayaxa ayay ku haystaan bacadle suuq madow ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
To Fooley
jabhad in aad tahay saxiibow waxaad ku hadleysid
ayaa lagaa fahmaa hadii aad habarta tahayna adigaba waad ogtahay in qaato billaahi nilaga taaganyahay saxiibow iga raaali ahow waad iga kaftan hadii aad xanaaqdeyna ha uqaadan personalty saxiibow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Niman maanakoobiyo ku jiraan ayaa waxaay mara yeen imtixaankii ugu dambeeyey ee lagu soo sii daan lahaa mid nimankii waalnaa kamida ayaa waxa uu ku cararay daqa kor ayuu bilaabay in uu kaadiyo isaga oo kadii sii wata ayaa waxaa meesha hoosteeda soo maray dad markaa ayuu kadidii ceshtay makay gudbeen ayuu dhameeystay nimankii ilaaniyeey ayaa is waydiyey oo yiraahdeen ninkaas waa fiyoowyahay haduu gartay in nijasta dadka ka dhoowro markaas ayaa loo yimi layir maxaad kaadida dadla uga celisay markaas yauu ku jawaabay yaadabaal ah oo loosheegaa waxaad rabteen in ay soo qabsadaan ay ku soo koraan ieh aniga laygama caqli badinaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhegojapan

haji

Unrecorded Date
Sheekadani waa sheeko run ah oo ka dhacday ROMA.
Laba nin baa hada ka hor italia timid waxayna ku soo aadeyn bisha december oo aad qaboob u ah.
marka qaboob kii ayey u adkesan waayeyn
markaasaa mid ka mid nimankii baa wuxuu yir halkani qaboob badanaa, markaa ayuu kii kale yiri
halkaan JANADA ayaa ka qaboobadan, markaa ayuu kii kale ku ciliyey ARYAA HADII JANADU SIDAN KA GABOOB BADANTAHAY MARKAA JANADANA MARABO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Unrecorded Date
TO. Martiini

thanks bro that was funny walaahi , cideena waa iska dhib badan tahay, waxa ninka odeyga ah ee FOLLEY kugu caayo waa qalad. xitaa hada meel kasta ayaa qaatir nalooga taagan yahay. listen this joke
(( waxaa dhacday hada kahor kuwa qabriyada qoda oo jareer ahaa ayaa maalin kasta waxa uuw qotaa ilaa 7 qabri maalintii, oo maalin kasta waa laga gataa maalintii danbe ayaa waxaa uuw qotey 7 , 6 kamid ah ayaa laga gatey oo waxaa u harey 1 qabri, ayaa waxaa la keeney nin reer xamar ( gibil cad ) meydkiis, markii meydkii lasoo dhigay qabriga agtiisii ayey waxa ay weydiiyeen ninkii jareerka ahaa inta oow u joogo qabriga markaasuu yiri 70.000 shillin , waxey dheheen waa nagu badantahay oo iyaga oo ka murmaya ayaa waxaa lakeeney nin meyd ah oo HABARGIDIR ah oo dagaal lagu soo dilay. markii uuw arkey ninkii meydka habargidir ayuuw xabadka gacanta ka galiyey kuwii reer xamarka ahaa oo uuw kuyiri ka taga meesha CUSTOMERS ayaa imaadee oo idinka reer xamarkiina sanadkii hal meyd ah lee keentaane. sidii ayey ninkii habargidir qabrigii loogu duugar oo waxaa laga siiyey jareerkii 40.000 shilin, reer xamarkii madaxa ayeey gacanta saarteen oo ay dhaheen habargidir xitaa qabriga waa nooga horeeyaan miyaa.

by aniga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusseey

Unrecorded Date
looooooooooooool@martini .........it was realy funny .....ka u bixin muna waxbaa gubaya ...bal adba lol...

to muna loooooool......cidaada kadee umada buruyeen ......is ilaali hee qabuuraha aa lagaaga horeeeyaa .......be ready for re-math lol cixi cixi
jaaw kusseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashka

Unrecorded Date
Hej Adiga & Martini

Aad ayaad iiga qosliseen aqayaarta. aniga waxaan ka xumahay in ay dadka qaarkood...ay wali maskaxdoodu ay nadiif noqonin. Dad badan ayaa horey boggaan ugu qoray ( Don't take it personaly this is joke). Sidaas darteed maryooley aan barano in aan ku qosli karno xitaa haddii qabiilkaada dhac la siisto.

Free your mind!!!
Mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
hej Bashka

det är sant som du säger, men allt du läser eller du hör har budskap, mina brätelse har budskap.
tack din upp muntaran
hälsning från Martiini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdurahman

Unrecorded Date
Mr.Aniga, Waa sheeko aad u qosol badan,,, saaxiib waad mahadsantahay, halkaa ka wad.

abdulrahman

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.