site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Saaxiibow xamar hadey bilicsan tahay (martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Saaxiibow xamar hadey bilicsan tahay (martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
saaxiibyaalow xamar ayaan dhawaan tagey dhalinyaradii hore oo saaxiibadey qaar ka mid ah ayaa xamar iwareejiyey wexeyna i geeyeen meelaha delxiska. Waxaana ka mid ahaa taaladii dhagaxtuur saaxiibyaalow hadaad aragtaan ma garaneysaan ninkii qaawanaa oo aradnaa hada faras ayuu saaran yahay dharka iyo faraska wuxuu ka bililiqeystey sayidka syidkiina wuu aradan yahay. Markaan weydiinay dhagaxtuurow maxaa dhacay wuxuu noogu jawaabay dharlee ka hadleysaan iyo faras saaxiibow anigaba waa ley bililiqeysey.Hadeyna saaxiibow xamar blicsantahay.
hiii,,,, jii,,,iii ,,ji,,,, hihi,,, hih,,ihih,,iiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuhle

Unrecorded Date
ahaahhaahhah
tanaa kaa soconayasa ee isku day inaad mid kale sheegto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
TO Dhuhlow
kaalay waad igu kacsantahay saaxiibow ma waxaad tahay ku wii cirkana joogay hadana internet igu dhax qasaayo.

hii...ho....hoh....ohoh.....oho..........ooh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.