site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cafis majiro, ceeb u dhime!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Cafis majiro, ceeb u dhime!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

the guy in charge

Unrecorded Date
Maalinaa waxaa jiray kitaab gaab gaal ah oo dadka yiraahda waan idin cafinayaa ee dambigiina ii sheega, isagoo islamarkaas dadka lacag uga aruursanaya magaca eebe, isagooy iskugu dhacayso ayaa waxaa dadkii ku soo biiray nin uu rafaat iyo balaayo kamuuqdo, kitaab gaabkii ayaa ninkii wuxuu weydiiyey in uu dambigiisa u sheego, wuuna ugu balanqaaday in lacafindoono sikastaba danbigiisa ha u weynaadee. ninkii rafaadsane ahaa ayaa wuxuu uga jawaabay ki-gaabkii in danmibigiis uu dhaafsan yahay heer cafis, oo wax cafinkaraa eysan jirin, ki-gaabkii ayaa u dhaartay ninkii marlabaad, ninkii markuu sikale waayey ayuu sheekadii dambigiisa u bilaabay wuxuuna yiri: Anigoo maalin meel duur ah maraayo oo kacsi iiga cadyahay ayaan waxaan arkay gabar aad u qurux badan oo cidlo taagan, waan ku orday gabadhii oo waan kufsaday. wadaadkii ileen kitaab gaab buu ahaaye wax weyn uma arkin, dadkiina halmar inteey waaw dheheen iska aamuseen. ki-gaabkii ayaa wuxuu ku yiri ninkii dhibane ahaa, waa lagu cafiyey ee mardambe ha u noqonin, intuusan dhameynin ayuu dhibane soo booday oo yiri, ow-kitaabgaabooy, sheekada ma dhameyne iga dhageyso, waayahaye wad ayuu ugu jawaabey. dhibane wuxuu yiri: gabadha waxaan kufsaday iyadoo oo ey walaaleheed, hooyadeed, aabeheed, habaryaraheed, eedooyinkeed, ilmihii ey habaryarta iyo eeda ey u aheyd ey meesha joogaan, iyagoo i arkaayo ayaan kufsaday. markuu intaas maraayo ayey dadkii oo dhan afka qabsadeen. Kitaabgaabkii ayaa weydiiyey Maxay jiraahdeen, noo sheeg, noo sheeg, waan ku cafinayaaye. ninkii dhibane ahaa ayaa wuxuu ku jawaabey, waxey yiraahdee """Ma'aaaaaa, Ma'aaaaaa, Ma'aaaaaa, Ma'aaaaaa. kuligood halmareey isla ciyeen. Ma'aaaaaaaaaaaaa, Ma'aaaaaaaaaaaaaaaaa. waxaa ka dhacday qabta qaniiska. very funny hah. it is your boy giving you nothing but the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Unrecorded Date
boy this is really funny. keep it up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib its realy funny storry so keep it on

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo

Unrecorded Date
To. The guy

Gix, gix, gix...fiq, fiq, fiqqq. Taasina waxay ahayd sheeko ku jirta class A. Mahadsanid. Keep it going....


Ciiryaamo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.