site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAH REER BEYDHABO DHANAA WAL AAMEEE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WAH REER BEYDHABO DHANAA WAL AAMEEE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Unrecorded Date
Waxaa dhacday in nin reer Baydhabo ah uu maalin soo galay HONG KONG RESTAURANT ku oolo jirtay inta u dhaxeysa SHAQAALAHA iyo LAMBAR AFAR (MUQDISHO) , markaas ayuu dalbaday cunto waxaana loo keenay saxan bariis ah oo lagu cuno qoryo dhuudhuuban, haddii uu bariiskii ku cunay gacantiisa yimidna miiskii kacagta lagu bixinaayey(cashier) waxaa loo sheegay in uu iska bixiyo 900 oo Shilin oo xilligaas aad qaali u aheyd, markaas ayaa ninkii intuu yaabay yiri "WAH REER BAYDHABO DHANAA WAL AAMEE" oo micnaheedu tahay " ma dadkii reer Baydhabo oo dhan baa wax cunay sideed u bixiyaa 900 oo Shilin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.