site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ADIGA AYAAN KUU TURAAYEY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ADIGA AYAAN KUU TURAAYEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Unrecorded Date
Waxaa dhacday in nin shaqaale ah oo deganaa guryaha ka dambeeya Isbitaal Medina uu maalin soo fariistay jardiin gurigiisa ku horyaalay waxaana guriga hortiisa joogay saddex neef oo ari carbeed ah mid uu ahaa orgi labana riyo,haddaba orgigu inta uu soo daaqo geed meesha ku yaala ayuu kolba ri boodaa(fuulaa) ninkii ayaa la yaabay orgiga xoogiisa sida uusan u daaleynin iyo geedka uu cunaayo wax uu yahay, maalintii dambe ayuu ninkii inta geedkii ka soo goostay xidid oo tumay ku darsaday cuntadii xaaskiisa u keentay, markaas ayuu isna bilaabaty in uu aad wax u dareemo xaaskiina la seexday,laakiin nasiib daro geedkii ayaa dami waayey oo soo taagan,isna waxaa uu bilaabay in uu ku noqnoqdo xaaskiisa ilaa ay ka yaabtay oo ay ka tiri "war heedhe maanta maxaa ku helay" markaas ayuu ninkii jabkiisa ma sheegine ku yiri xaaskiisa "anigu mar walba sidan ayaan ahaayee laakiin adiga ayaan kuu turturaayey"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.

Unrecorded Date
Very Good ONE.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Unrecorded Date
aaah ha ha haaaaa!!!!!!!!!!!?.
saaxiib sheekada aad iyo aad bey iiga qoslisey,
laakiin ma ii sheegikartaa geedka uu cuney?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Funnyface

Unrecorded Date
HAHAHAHAHAH!!! Spoken like a man!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wagax

Unrecorded Date
To. Cali

Yac waryaaaa ! xaaskaad rabtaa in aad gaado haye !
maskiinta lee utur !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
waaaw daacad waa geed fiican laakiin muu ninku diwaan geliyo ragoo dhana u sheego tolow waan qolay walee


talo dhalin yaro markaa sheekada aqridaan idina ka sheekeeya mid kale si meeshu xiiso u yeelato.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
saaxiib aad aad u mahad san tahay saaxiib
waxaan kaa cod sanayaa inaad geedka uu ninku
cuney magaciisa ii sheegto gabadheeyda aa aad
u jecel waxaan dameen please ila soo socodsii magaca geedkaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waw! geedka maxaa la dhahaana? VIAGRA oo kale waaye haye???? noo sheeg duulka aan neefta ku dhejinee!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANJEERO

Unrecorded Date
MEESHA WAX FIICAN LA IMOOW MISE IS GADAA SXB DEE OKEY CHILL MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 22, 2000 - 06:12 pm
"Biis aneey i ajartay"
Oday ayaa ceel dheer ka tagay oo xamar aaday
markaas buu makhayad fadhiistay oo dalbaday canbuulo ,isaga oo canbuuladii cunaayo ayuu arkay nin baasto cunaayo. ninkii baastada cunaayey baa markuu dhamaystay ku yiri kabalyeerigii biis(repeat) markaas baa lookeenay baasto kale.
Ninkii canbuulada cunaayey waxuu u maleeyey in baastada magaceeda la dhaho biis. markaas buu yiri biis.kabalyeergii baa markale u keenay canbuulo.Ninkii canbuulada loo keenay wuxuu la hadaly ninkii baastada cunaayey wuxuuna ku yiri ninyahaw adigu biis baad tiri oo mahashan dhaadheer bay ku sii yeen anse mugaan biis ku iri canbuulo bay ii keeneen.odaygii oo xanaaqsan baa iska baxay oo tagay meel laga heesaayo. markii uu heeskii ugu horeey dhamatay baa dadkii fiirsanaayey yiraahdeen biis biis odaygii baa kacay oo yiri areey biis aney i ajartay iskala hera waa canbuulee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.