site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Burco iyo waalideeda

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Burco iyo waalideeda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Unrecorded Date
Maalin ayaa nin waalan u suuqa Burco iska joogaa uu ku soo baxay ninkale oo waalan oo meel fadhiya markaasuu isdul taagay wuxuu eegay waxa uu meesha la fadhiyo. cabbaar ka dib ayuu arkay in ninku ku mashquulsan yahay sigaar ama haash uu suuqa ka urursaday. markaasuu suŽaal waydiiyay..." WAARYAAHE WAA NINKA DUKAANKEE LAGU IIBIYAA SIGAARKAN GAAGAABAN)........AAHAHAHAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
That's good one bro. Thankx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aden

Unrecorded Date
War yaahe ninka walan ma waxa weeye.hay
qaninnin.mise odaygii xaad?lakiin waxaan ku
waydiyay wamaxay waxaad qortay qosol maleh,
wayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idriis

Unrecorded Date
Raaxeeye,

You are more than funnylolololo@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@ Damn it that was a masetrpiece.


Aden, sheekadu xaggay kaa martay???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TUURTATURWA

Unrecorded Date
yo respect to rear burco they ta best

ya xasuusta casha bacolay dii walnayed did i tell mallin in ay burco igu dile gaadhay walali' aniga iyo walal kay xafadihii ilma qolombe marayna aya
nagu tirir war kalaya bacahan ila gura markii hore waan lagurnay markaanu cabaar lawadnay ayayaanu ka daalnay aanu ku niqi waan u tagay naa markaasay intay naga soo boday tiri war jooga abihiin wase markaasanu ka carnay markaa say in badan na eryatay markii danbe bay iska hadhay ,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.