site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABAATANKAN SHILIN MA IGA SIYAASADEYN KARTAA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): LABAATANKAN SHILIN MA IGA SIYAASADEYN KARTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdisalaan FARADHEERE

Unrecorded Date
NIN REER BAADIYO AH AYAA WALAALKII MUDO TODOBO SANO AH KALAMAQNAAYEEN. MAALINTII DANBE AYUU MAQLAY INUU YIMIDAY, MARKAASUU U TEGEY WALAALKIIS OO KUYIRI WAAN OGAHAY INAAD QURBAHA WAXBARASHO UTAGTAYE, MAXAAD SOO BARATAY? MARKAASUU NINKII WALAAKIIS KUYIRI, WAXAAN SOO BARTEY SIYAASADA WAXA LAYIRAAHDO, MARKAASUU NINKII REERBAADIYAHA AHAA U JAWAABEY OO KU YIRI, OO INTII AAD MAQNEYD OO DHAN SIYAASAD BAAD BARANAYSEY?. HAA BUU KUJAWAABEY NINKII QURBAHA KAYIMID. WAAYAHAYE, HADAAD SIYAASAD NOO SOO BARATAY, LABAATNKAN SHILIN MA IGA SIYAASADEYN KARTA... QOSOLBAA LALA WADA DHACAY...

HAAA.....HAAA......HAAA.....HAAA......HAAA....HAAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.