site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aniga qofkii beerta igalisay maa hadana saan igu yeertey(martiini)

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Aniga qofkii beerta igalisay maa hadana saan igu yeertey(martiini)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

martiini

Unrecorded Date
sida aad la socoto gabdhaha waxaa lagu shukaansan jirey darjinoojinka meelaha mugdiga ah iwm aniga wey ii sahlaneyd in aan baaqadaha kuqabto laa kiin baaqadaha ma igu naagi jirin saababta oo ah waan lugeynsiinjirey galaas biyona waan siin jirey gabahii igu dheereyd oo aan wada soconey magaceeda wuxuu ahaa filsan. filsana wexey iga raacdey yar feesbo wato. habeen ayaana ku wada kulanay gurigeeda markii aan dhahay filsan nakeen waxey i tiri afjaxuun kuma raacaayo caawa mana iga reebaysid mootadaan saaxibow habeen walba dabeyl ayaa indhaha iga dishay faash ayaana indhaha igaga dhacy halahaas ha iga ahaato.ilaa iyo hada waxaan ugu necebahay ninkii igu yeera afjaxuun iyo mooto Feesbo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacal

Unrecorded Date
Saaxiibow adaa dhaxanta ku dilay gabadh maqabinmiyaa qol iskaabula ah si walba ha ahaato sheeko qusul leh ayey aheyd.
hah..ahah.....ahaha..hahha....hoohoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abaa

Unrecorded Date
macalin ka sheekadan manuureeso ee bugaagta sheek
ada aqriso.marax yahoow.hiiiiiiiiiii.ducuf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
to Abaa

Ha i caayin saaxibow caytin ma isku li hin aqriso hadey ku anfacdo ama kale isaga tag hadii aan live ku arki lahaa ima caayn lahayn walaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to martiini
anigu waanba la yaabay sheekada ma sheeko nafsadaada nagu baraysaa mise sheeko xariir la gu qoslaa???? hadaad iskeen bartay inaad gabdho shukaansan jirtay garaney hadii ay qosol kaa ahayd
ma fahmin meel looga qoslo!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
By rue
waxaan layaabe ninka doqonka ah ee lamagac baxay.
Martiini war ma doqon yaa tahay?
WAr sheeko ma taqaanid ee iskanaso doqon yohoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haan

Saturday, July 01, 2000 - 08:47 am
martiini ..you do not know jokes..and worse still you are bad tempered..pls write no more..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.