site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

........ MUDUG AH IYO ODAY REER KOFUR AH..............

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ........ MUDUG AH IYO ODAY REER KOFUR AH..............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhakiye

Unrecorded Date
IKHYAARTA WAA SALAAMAN TIHIIN IN TAA KADIB DHACDADAAN IGA HOOYA SHAAHID BAAN AHAA MARKAY DHACDAY. CUNUG REER MUDUG AH AYAA WUXUU YIMID KOOFURTA TUULO KAMID AH OO WALAASHI LAGUQABO NIN BAA MAKHAAYAD WAYN OO TURUBKA IYO DUBNADA LAGO CAYAARO MEESHA KULAHAA GABAR YAR OO UU DHALAY BAANA LA GADIJIDHAY CUNIGII REER MUDUG GABADHII BAY IS BARTEEN MAALINTII DANBE AYAA ODAGII OO MAQAN RAGII TURUBKA CAYAARAYEY SHAAH DALBADEEN WAX MAQLAY MALAHA OO GABADHII YERKII REER MUDUG BAA JEEDIYEY ODAGII BAA YIMID MARKII LOO SHEEGAY IN GABADHII YERKU JEEDIYEY AYAA ODAGII XANAAQAY OO CUNUGII REER MUDUG KU QAYLIYEY KUNA YIRI WALAAHI WAA KU DHABAAH HADAAN MINAHAAN KUGU AARKOO YERKII IN TUU XANAAQAY BUU YIRI ANIGA IDHABAYSAA ODAGIINA KU SOO HAADAY A SAGGOO U QABA IN ODAGU LEEYAHAY WALAAHI WAA KU WASAYAAH, BALSE ODAGU WAXUU KA WADAY WAA KU DILAAH. ODAYAAL REER MUDUG AH OO GARTAY IN LABADA NIN IS FAHMIWAYDAY OO MEESHA JOOGAY BAA KU YIRI WIIKII WAROWY YAAN ODAGAANU KU DHABINE MESHA KA CARAR. YERKII MAWAXUUNA CAGAHA WAX DAYINBAA ASAGOO U QABA IN ODAGO KHANIIS YAHAY. MAALIN KADIB BAA GABDHII WIILKII ARAGTAY KUNA TIRI ABOOWE MAXAA DHACAY MAANTA MAADA I MAANE, MARKAASUU YIRI NAA BAX NAAYAAH KHANIISKII KU DHALAY WASE WALAAHI WAA KU DHABAYAAH(ASAGOO KA WADA WAA KU WASAAH )MARKAA SAY GABADHII TIRI WAR BAX WARYAAH INI IMA DHABIKARTIYE WALAAHI AABAHEY BAA KU DHABAAYA. (IYADOO KA WADA AABAHEY BAA KU DILAAYA)
LABADII MAALMOOD BA SAAN U QUSLAYNAEY BAAN...MAXAAN KUDHAHAA.... LUGAHA DANEMBE BAAN KU RAFANAY... KULAYAHAY QUSAL DARAADIIS ..WIX ..WIX WIX WIX ...WIX WIX..
SIDAA LAHJADA U TAQAAN MA,UGIYE REER MUDUG WAA DHABAYAAH WAXAY U YAQAA NAAN WAA KU WASAYAAH REER KOFURNA WAXAY U YAQAA NAAN WAA KU DILAYAAH
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib waad iga qoslisay afka sharooto halagaa saaree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib waad iga qoslisay afka sharooto halagaa saaree

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.K.

Unrecorded Date
ha, ha, ha......
"you got me laughing like hell yow....
I'm about to come and put a tape on yo mouth..lol.
If i was an old man i would laught my teeths out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugbaad

Unrecorded Date
ahahahahah hihihihih waa iga qoslisiye Istaaqfural Cadim qosolka badan danbi waaye, dhibkas lasku qabaah Reer Mudug iyo Reer Koonfur xitaa Reer Waqooyigah. Thanks waa sheeko fiican.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Unrecorded Date
GAX gax gax......... that is funy,

waxaan kala garan waayay in reermudug ay sheekadu ku baxdo iyo in nololsheeda ay ku salaysantahay waxyaalaha qosolka badanleh.

speaking og (mudug) yar aan saa xiibo nahay ayaa waxa uu safar ku marijiray magaalada gaalkacyo ,
habeen ayaa gaarigii ay wateen kaga jabay magaalada ,waxaa qasab ku noqotay isaga iyo dadkii kaleba inay magaalda u hooydaan ,markaasay isaga iyo saaxiibkiis waxay aadeen (movie) waa ta kaliya ee magaalka ku taala . iyadoo filinkii la daawanaayo sida caadada ku ahna ay dad ka ganacsadaan (cad iyo caano ) filinka dhexdiisa oo loola wareegaayo iyadoo lagu dhawaaqaayo cad iyo caano sidii looska loogu gadi jiray oo kale , ayaa saaxiibkay aad ula yaabay dadka dhulka fa-fadhiya iyo ganacsiga meesha ka socda ,

iyadoo filinkii la daawanaayo meeldhaxena oo maraayo ayaa waxaa la dilay atoorihii filinka ,
dadkii oo dhan oo caytamaaya ayaa istaagay oo bilaabay inay ka baxaan shaleemada ,isaga iyo saaxiibkiis oo yaaban ayaa waxay weydiiyeen oday sii socda ,adeer maxaa loo baxayaa filinku ma dhamaane , wuxuu ugu jawaabay

filin atoorihii laga dilay maxaan ka daawanaynaa ..........hade hadal maa yaala he

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir Mursal

Unrecorded Date
That is a good one. I heard this before, my wife who is from the south told me. The thing is, that I was born in Galkaiyo myself, I ahve been to the movie myself. This joke abot CAD iyo CAANO is rubbish & fake. As to the 2nd part whereby everybody goes home due the sudden death of an actor I do do not know. May be it is true, but, my friends who grew up there (I left there at my early age of two years) has been telling me that the second part of your joke about the cinema is also created by Merka guys (Ciyal Marka) - which I think is also another joke. By the way, these Mudug jokes are good, very funny. You know why they are funny - simply they are fiction nor a fact.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhakiye

Unrecorded Date
Hey thanx guys .....I'm glad you ejoyed
I'll post more. and Yeah check it out my granf
title .. Awoowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaceelow

Saturday, June 17, 2000 - 01:36 pm
Man this is not funny nigga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Monday, July 17, 2000 - 07:05 am
fahad


Your point about ppl leaving the cinema when the the leading actor got killed(atooraha).

I think Reer-mudug are better movie goers than you and your freind who you you said was there when this happen.

Don't you know once the main actor gets killed in a movie that is the end of the story. There is no point in waiting anymore.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.