site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

........ MUDUG AH IYO ODAY REER KOFUR AH..............

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ........ MUDUG AH IYO ODAY REER KOFUR AH..............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhakiye

Unrecorded Date
IKHYAARTA WAA SALAAMAN TIHIIN IN TAA KADIB DHACDADAAN IGA HOOYA SHAAHID BAAN AHAA MARKAY DHACDAY. CUNUG REER MUDUG AH AYAA WUXUU YIMID KOOFURTA TUULO KAMID AH OO WALAASHI LAGUQABO NIN BAA MAKHAAYAD WAYN OO TURUBKA IYO DUBNADA LAGO CAYAARO MEESHA KULAHAA GABAR YAR OO UU DHALAY BAANA LA GADIJIDHAY CUNIGII REER MUDUG GABADHII BAY IS BARTEEN MAALINTII DANBE AYAA ODAGII OO MAQAN RAGII TURUBKA CAYAARAYEY SHAAH DALBADEEN WAX MAQLAY MALAHA OO GABADHII YERKII REER MUDUG BAA JEEDIYEY ODAGII BAA YIMID MARKII LOO SHEEGAY IN GABADHII YERKU JEEDIYEY AYAA ODAGII XANAAQAY OO CUNUGII REER MUDUG KU QAYLIYEY KUNA YIRI WALAAHI WAA KU DHABAAH HADAAN MINAHAAN KUGU AARKOO YERKII IN TUU XANAAQAY BUU YIRI ANIGA IDHABAYSAA ODAGIINA KU SOO HAADAY A SAGGOO U QABA IN ODAGU LEEYAHAY WALAAHI WAA KU WASAYAAH, BALSE ODAGU WAXUU KA WADAY WAA KU DILAAH. ODAYAAL REER MUDUG AH OO GARTAY IN LABADA NIN IS FAHMIWAYDAY OO MEESHA JOOGAY BAA KU YIRI WIIKII WAROWY YAAN ODAGAANU KU DHABINE MESHA KA CARAR. YERKII MAWAXUUNA CAGAHA WAX DAYINBAA ASAGOO U QABA IN ODAGO KHANIIS YAHAY. MAALIN KADIB BAA GABDHII WIILKII ARAGTAY KUNA TIRI ABOOWE MAXAA DHACAY MAANTA MAADA I MAANE, MARKAASUU YIRI NAA BAX NAAYAAH KHANIISKII KU DHALAY WASE WALAAHI WAA KU DHABAYAAH(ASAGOO KA WADA WAA KU WASAAH )MARKAA SAY GABADHII TIRI WAR BAX WARYAAH INI IMA DHABIKARTIYE WALAAHI AABAHEY BAA KU DHABAAYA. (IYADOO KA WADA AABAHEY BAA KU DILAAYA)
LABADII MAALMOOD BA SAAN U QUSLAYNAEY BAAN...MAXAAN KUDHAHAA.... LUGAHA DANEMBE BAAN KU RAFANAY... KULAYAHAY QUSAL DARAADIIS ..WIX ..WIX WIX WIX ...WIX WIX..
SIDAA LAHJADA U TAQAAN MA,UGIYE REER MUDUG WAA DHABAYAAH WAXAY U YAQAA NAAN WAA KU WASAYAAH REER KOFURNA WAXAY U YAQAA NAAN WAA KU DILAYAAH
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bilaash xayte

Unrecorded Date
by:bilaash xayte<waxaan ilaa iyo hada layaabanahay sheekooyinka iyo ila qosal waxaa u badan Gaalkacyo . ma waxaa ka yimaado tuug ,wax waalan , uma maleeynayo.waxaan akhristay sheekooyinka internetka,waxaa u badan magaca magaalada gaalkacyo oo lagu xumeeynayo {that is not kind of joke}. waxaan necbahay makaroofinimada waxay ila tahay in la sameeyyo dheelitir {balance} raali haley ga ahaado sidaad moodaysaan ma ahi By bilaash xayte ama ismalure.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waryaa wax kale ma haysaa waxaad qortay max lagu qoslo ma ahee,mase gaalkacyo ayaad rabtaa inaad dadka bartit horay ayaa loo yiri
(gaalkacyo sadax ayaa laga helaa
1) dhuuni qaali ah
2) dhalaan edeb daran
3) dhilo nacasa
marka ha inaaga dhigin meel qataro
hoooy hooy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anounsy wase

Unrecorded Date
hoy anouns meel aad qeer ka sheegeyso weli ma aragee ,, qaatumadiina kaa haadey barakana kuma soo degeysee iyo meel laga cibaadeysto oo aad indhaha saarto iskaba daayee.
dhilo waa hooyadaadii qaska weyneedee iyo tii aan wasey ee kula dhalatayee ,,,,
mana gaareysid magaalooyinka kaa faca weynee war ninyahow ileen qaraar baa sidan kuu haayey??????
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SALAAMA HADA KA HOR AYAA WAXAA IS GUURSADAY NIN REER MUDUG AH IYO GABAR REER XAMAR AH WAA AY IS QABTEEN MARKAASUU DILAY GABADHII GARTII BAA LO SOO FARIISTAY LABADII REER IYO AABAYAASHOOD WAXAA FURAY SHEEKADII GABADHA AABAHEED OO YIRI#1 ILLAAHAY XAQIISA MIYAA GEBERTEYDAA INAAS WIILKIINA DHAWYO EE DHAQASHADEEDA UU LEEYAHAY;WAXAA SOO BOODAY WIILKA AABAHII OO YIRI HADAAN GABADHA LA DHAWEEYN MAXAY AQALKA KA QABANAYSAA HALKAASAA LAGU KALA DHAQAAQAY'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jagelle

Saturday, June 17, 2000 - 01:31 am
bilaash all the jokes that is been refered about ppls from mudug area is very funny and i think if today is somalia is better i would of make lot of many cuz the only jokes that makes sense is originaly from mudug area...am not from mudug but i would like to read or look for all the jokes from mudug...on the other hand some ppls think it's insult toward the mudug's ppls but the fact is not...wish you come up more bilaash...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.