site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AWKOOMBE, DABADEEDNAH....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AWKOOMBE, DABADEEDNAH....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMIN ADAN

Unrecorded Date
Waxa dhacday maalin maalmaha kamid ah, Oday Awkoombe oo ku koray magaalada Muqdisho, xaafada Shangaani, ayaa qufac/duray uu helay. Usaga oo moodaaya in ay balaayo heshay ayuu dhakhtarka digfeer u rooray. Waxa uu qufocoba, mudo dheer kabacdii ayaa dhakhtar Qaaxo u yimid bukihiisa Awkoombe. Waxa uu dhakhtar Qaaxo uu bilaabay in uu su-aalo Awkoombe bukaankiisa. Awkoombe, usaga oo tiisii uliita, ayuu bilaabay warkii. Dhexda markuu maraayay ayuu qufac la hakaday. Dhakhtar Qaaxo usaga oo raba in uu Awkoombe sii wato hadalka ayuu yiri ' dabadeednah?' Awkoombe oo aad moodid in uu nacsanyahay oraaha dhakhtarka ayaa sii watay hadalkii. Marlabaad ayuu qufac la hakaday. sidii oo kale ayuu dhakhtar Qaaxo yiri 'dabadeednah?' Awkoombe, usaga oo bahal u ekaaday ayaa inta uu soo sarokacay kudhegey dhakhtar Qaaxo kuleetiga usagoo leh ' hiiii, igaarkaat tahay cune, dabaday maxaas ka rabtaa?' Inta uu dhakhtar Qaaxo cawdu bilaystay ayuu yiri siqumaati ah 'war dabadaada ku ma warsane 'dabadeed' baan ku iri'.

BY AMIN ADAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajuus

Unrecorded Date
i don't get the point, bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daddy_Cool

Unrecorded Date
hahahaa
very funny

I heard that story b4
keep it up bro
dabadeedna, nope lol dabadaadana
very funny amin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diin

Unrecorded Date
That is funny story Amin. Keep up the good work.
And for you Mr. Cajuus, I don't think you're from the South and know Awkoombe. So, don't try to be hard on Amin. Get a Grip.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.