site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HEERMIYIGII JANNADA TAGAY MA JIRNAA?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): HEERMIYIGII JANNADA TAGAY MA JIRNAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMIN ADAN

Unrecorded Date
Beri baa koox heer miyi ahi ay soo raaceen gaari iskarogo ah. Waxa lasocday Bidhaan oo waligiis aan magaalo indho saarin. Waxa aysocdaanba iskorogadii ayaa lagodoontay. Nasiib xaaji Bidhaani ma dhiman, laakiinse, shoog uu la suuxay ayuu qaaday. Waxa lakeenay dhakhtar kuyaala magaalada Muqdisho, Dhakhtar Madiina. Kaalkaaliyihii dhakhtarka ayaa dhiigii iyo boorkii kabadalay oo u galiyay shuwaalka bukaanka.Waxa uu suux sanaadoba mardanbe ayuu baraarugay. Usagoo aadmoodid in uu cirfiid arkay ayuu ujeestay dhanka bukaanka garabkiisa ah. Waxa uu bilaabay in uu su-aalo waydiiyo, 'war halkani waa halkee?' Bukaankii garabkiisa ahaa oo waligii magaalo kukoray ayaa inta uu layaabay yiri si kaftana 'waa aakhiro!' Markaasuu Bidhaan yiri 'oo dadkan darka cadcad qabaa waayo?' Usagoo bukaankii deriskiisa ahaa sii wata kaftanka ayuu yiri 'waa malaaigtii dadka suaalayay! Markaasuu Bidhaan yiri 'oo manala su-aalay?'
'haa waanala su-aaloo anigu waan baasay!'
'oo anah?'
'adnah waad dhacday oo waa lagu ciqaabi!'

Bidhaan oo naxdindaraadeed lahadliwaayay ayaa inta uu daaqada dhakhtarka kabooday orad isdhigay. Ninkii dariskiisa ahaa ee bukay ayaa inta uu malaysan waayay qaylo afka kudhuftay. Kaalkaale yaashii oo ordaaya ayaa irida uga horyimi. In uu Bidhaan daaqada kabooday ayuu waramiyay. Degdeg ayaa waardiyihii fariin loofaray. Wax laeryoodaba Bidhaan, isaga oo dhaarkumaraaya in uu tukaday cishihii ugu danbeeyay ayaa lagusoo celiyay dhakhtarkii. Waxa lawaraystay ninkii deriskiisa ahaa. Arintii ayaa loosheegay: waxa layiri war wali ma-aadan dhiman. Shilunbaad gashay. Halakani waa magaalo Muqdisho. Wax lasasaboba warkii waa galay xaaji Bidhaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdisalaaan Faradheere

Unrecorded Date
Aleylehe waad iga qoslisey...mahadsanid runtii waa sheeko qosol leh.... fadlan ilawadaaga...

haaa.haaa.haaa.haaa.haaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib waad iga qoslisay afka sharooto halagaa saaree anyway what do you mean HEER mise waxaad kawadaa reer thank you very much you are well come

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aribaraar

Unrecorded Date
Saaxiib, walle nin kaa sheeko sheegid ogi in uusan jirin... ar saaxiib, walle waan fuuray oo fuuray qosol daraadii.... sida aad u sheegtay ayaa wali aan kugu mahadiyaa... mahad-sanid... midkalaan kaasugaayaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cirjeex

Unrecorded Date
Waxaa dhamaan la isku keenay reerihii ugu waaweynaa somalia, ama Qabiilooyinkii sida haddaba aad u taqaanan. Waxaana la weydiiyay su'aal reer walba waxa uu ka qabo haddii Jannada la geeyo.
Sidan bayna kula horeeyeen;

Habargidir, maxaa ka qabtaan haddii jannada la idin geeyo? waxay ku jawaabeen."waxba kama qabno, lakin meesha suuq madow ma ka jiraa?"

Abgaal, Idinkana maxaa ka qabtaan? waxay ku jawaaben, "waxabana, lakin meesha dameer ma la qumaa".

•••••••, Idinkana maxaa ka qabtaan? waxay sidoo kale ku jawaabeen, "waxbana, lakin meesha welfare, ama free pay check ma la bixinaa?"

Eelay ama raxanweyn, idinkana maxaa ka qabtaan? waxay ku jawaabeen "waxaba kama qabno lakin, meesha Eebow barako ama tuugsi ma ka jiraa?"

Waxaa la soo gaaray uguna dambeeyay Reerwaqooyi ama Qaldamiin haddba sa u taqaniin.

Reerwaqooyi, idinkana maxaa ka qabtaan haddii jannada la idin geeyo? waxay ku jawaabeen. " war meesha British ma joogaa? waxaa loogu jawaabay "maya ma joogaan". Reer waqooyi inta xanaaqeen bay waxay ku jawaabeen " dee haddaba uma socono"!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, June 19, 2000 - 04:12 pm
cirjeex waxaan filayaa in aad tahay ruux u hadlay sida xoolaha oo kale dameeraha waxaa dhaqdo somali oo dhan waana hiddo somaliyeed siduu yiri allaha u naxariistee
nuur cismaan jeyte hadaba taasi kuuma noqoneeso joke janada british & suuq madow &
walfare & tuugsi lagama yaqaan ee xayawaanyahow kala garo joke & aflagaado.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.