site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GAALKACAYOOD IYO GIBILCAD

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GAALKACAYOOD IYO GIBILCAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kurikoon

Unrecorded Date
Waa baa waxaa saaxiib ahaa gabar uu dhalay nin gaalkacayood ah iyo wiil gibil cad ah oo naaneystiisa layraado (Jini), maalin buu wuxuu wacay gabadha gurigeedii,Aabaheed oo malaha islaanta isku qayliyeen oo xanaaqsan baa telephonka ka qabtay markaas buu inanku waydiiyey in ay joogto gabadhu markaas buu yiri mayee wax fariin ah ma u dhaafaysaa, wiilkii baa wuxuu ugu jawaabay waxaad ku tiraahdaa JINI ayaa kusoo wacay Odaygii oo xanaaqsan baa ku yiri acuudu bilaahi minashaydaami rajiim kadibna yiri waan filaayey in balaaya qabtadu ay jin uyo shaydaamo ii keenayso kadibna telephonkii isa saaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib kurikoon its realy funny ilike sheekooyinka dhexmara reer gaalkacyoodka iyo gibilcadka waana ku mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kurikoon

Unrecorded Date
Waabaa waxaa jiray ciyaaraha gobolada dalka. Gobolka mudug ayaa waxay soo uruuriyeen dhaliyaro u dheesha gobolka. markii xamar layimidna waxay isku soo aadeen banaadir hadaba markii ay cayaarta bilaabatay ayaa waxaa mid ciyaartoyda ah ka dhacday toorey hadaba tooreydii ayaa lawaydiiyey sababta uu u watay cayaaryahankii mudug baa yiri(HEEDHE SOW RAG MEESHA KU HARDAMIMAHAYAAN MAXAA TOORIDAYDA IGA REEBAY). Aarbiitarihii ayaa firnbiga yeeriyey kadibna cayaaryahankii baa yiri waxaad ka dhawaajisayba waan ka dhawaanjin karaa ey ey dhaley iyo inankii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaambow

Unrecorded Date
yax yax yax yax......... this is really funny.. I once said to an old reer_Galkacyood who was in his fifties. Why do you always carry this "ul"?in which he replied "war dagaal gondahaagu ka dhashaaye" which in assence means these lot are always ready for trouble even in sports tournment..........so I am not at all suprised if one of their players was found carrying good old dagger............

hey reer galkacyo take it easy i luv ya....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mususoow

Unrecorded Date
TO: Aw Geedi-shaamboow

saxiiboow geedi shaambowna waa lagu dhahaa ingriisna waa ku hadlee see camal yaaqeeyoow af reer xamar aaba taqaanaa ee ma ku hadashidoo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalgacayo 1

Unrecorded Date
look who is talking

warba anagaa heyno waxaa hadlaayo reer xamaryaashi moos cunlayaasha ahaa oo bajiyaha iyo bataatigi iyo jalaatata banaanka ku gadi jiray oo naagaha cacabiri jiray dabadooda oo dharka tol toli jiray war edebyaashi intaan sii sheegin wax reer xamaryahay, by reer xamar ciyaalow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baraako cabdow

Unrecorded Date
gaalkacayo

saxiibow dadka maan dhacaa oon kufsadaa oon dilaa
hadiin sharqaan tolo jalaato iyo bujiyo gado adigana aan ku cabiro saaxiibow business ma ahoo?
saaxiibow marax hanoqonin habartay habartayna meeshaan valid maka aha nooh orod meelaha geelka iyo ceelyaasha looga hadlo aad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeeefoooowKaniiiiiiini

Unrecorded Date
Yaakhayaaloow afweyne haddiis baxay hataa welli unuka gaalkacya lee maan shaqo ii shactiro ka dhigaheenaa ee isku shiixa GEEDISHAAMBOOW II KURUKOON II maxaas ahaay magaciisa BARAAKA CABDOOW II BUULA EELAAY ,,,yaakhaay bil isxaanukum shaqa yeesha ee gaalkacya farahiina ka qaada ee maahin meel lagu shactireesto ee shaqadiina ii sha'uuntiina ka raacda,,ee ani heer ebiyaale leen idiin mudaaayi ee meehaaneey faraha iskiiga qaada,,, salaa calaa nabi....


NEEFOOWKANIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cambaro

Unrecorded Date
Neefoowkaniini adi hadiis reer baydhabo janaay tahi gaalkacyo calaa qabiil dertiis lee maa ugu hiilineena? meeshi aad ku dhalatey aadna ku soo kortey aa xaq kugu leh inaad u hiilisid besids meesha kaftan iyo ila qosal lee loo yimid iska deey hiilada calaa qabiilka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiini

Unrecorded Date
CAMBARO ani welli ma dhihinee day,, ani ewidkeey beydhabo aan ku dhashi hataa ma dhihin ani beydhabo hataa waa tagay ma dhihin ee ma kasti ee afka heer arlaadii haddii la kaso us macnaheed xaggaan ku dhashi maa iskiiga qadatay CAMBARO walaashiis ee adi walaashiis qaleeybo hataa ma is dhaheesid miyaa kaasamaayadoo heer arlaadii ah aa afkii bari karto,,,, tan kalana walaashiis magaladaas GAALKACYO ani qawiilkeey waaaye ma dhihin laakiinse magaaladaas naftaa laga ceshtay oo afweyne ii aawkoombe aa horey uugu dhammeeyay ee magaaladaas soomaaliyeed faraha ha laga qaado ceeb miihin,, magaalo soomaaliyeed ee taariikh wanaagsan oo qira weyn waaye ee hala iska cafiyo rag aad u badan oo sharaf badana waa ka yimmaadeen ma i kasti walaashiis ilaa SYL ii dowladihii ka dambeeyay taariikh aad u weyn soomali geddigeed ku leh,,,,, bil asxaanukum soomaaliyeey GAALKACYO ceeb aysan laheyn ha u saarinna ''''''' GAALKACYO ,,,,,VIVA GAALKACYO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.