site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AR-WAALOO WANDAAD WEEL HOOSE WEEYN!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AR-WAALOO WANDAAD WEEL HOOSE WEEYN!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxa dhacday maalin maalmaha kamid ah, Habar Isniino Saalax Salweeyne ayaa waxa ay utaktay Odoyaasha Xerta-ah ee magaalada Qardho. Waxa ay waydiisay, 'war Islaamoow, Odoyaasha Xertoow, hadaanu dumar nahay waa in aanu wax ka qaybsanaa xernimada oo Burdaha akhrinaa habeenkii cishaha, ininkuna (Odoyaasha Xerta-ah) aad naga dabo akhrisaan'. Xaaji Sanbuug oo markaa Xerta u wadaad ahaa ayaa inta uu Isniino Saalax Salweeyn gees halkoo ah lategay jiri,
'Isniino, qaadka macuntaa?'
'war alle ku dufeeye may!'
'hadaba Isniino Saalaxeey see Burdaha u akhrinkartaa?'
'Oo maqaad baat cuuntaan... maansha aad jidboote oo uh-uhdaa gurteax. Aryaa arwadaadoow wale wax baa ii baxay. War xaaji mid baan ku weeydiiyay, halkeebaa lagu gadaa?'
'maxaa lagadaa, ma Burdaha?'
'war maya e Qaadka!'
'eemmmuh. yaa! Naa makaadhabaa?'
'War miyaad waalantahay, soo ma aadan oran Qaad baanu cunaa!'
' Naa alle ku-dufeeye waxa aatahay baan hubinaayay, waxanse arkaa ina aatahay qof waalan.'
War waaloo wandaade, weel-hoose weeyne , waxa aan ku iri waad iga ray say, ma dumar baa wax maamulah oo Burde akhriyah!'

ALLOOW U SAHAL PAKISTAANTA DOONAHAAYA HAWEENAY IN AY U TALISO---OO AY DIINTEENU DIIDAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatah

Unrecorded Date
saaxoow waa ka baxsateen inaa shactiro noo soo gelisiin internerka laakiin waxaa idin waydiiyay idinka buurkaroore maa daganaydeen mise ceelgaabaa ka shaqeen jirteen intee ka keenteen shactiradaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax sanka ka taabte

Unrecorded Date
hala qoslo ma xumo laakiin waxaa idin waydiiyay dadka tooda iyo tii ku dhacday maxaa u deeneesiin idinka tii idinku dhacday makeentiinoo markii musqual oo fadhi loogu tala galay kadaloobsi ugu xaarteen oo markii danbena ka soo dhacdeen ma sheegtiinoo mise tiinana inaan si gooni usoo qoroo rabtiin. ha u bixina yaah unuka waa is naqaanaa akhyaarta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal kumahadsanid shactiradan waa mid 'intelectual' ah oo iskeed u qosol weeyn. mahadsanid.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.