site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Timaha ii feedh!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Timaha ii feedh!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
Sheekadan waxay dhexmartay nin reer waqooyi ah oo rabay in uu timaha jarto iyo nin reer xamar ah oo tima jare ahaa markii kii reer waqooyiga ahaa timihii loojaray ayey sheekadani dhexmartay

REER WQOOYIGII: waar yee timihii noo jartaye dee saliid mari oo noofeedh

BAALBIYEERIGII: War ilaahey kacabso ani timaha mafeeree ee lacagteyda isii

REER WQOOYIGII: Waar waa igu walaahi adoon ii feedhin waliba saliid ii madhin in aan lacag kusiin

BAALBIYEERIGII: Wardadow mar qaati ka ahaada war yaa muslin ah war lacagteyda isii ilaahey kacabso waligey ma arkin qof lacag ma bixinaayo in la i feero maahee dhahaayo

REER WQOOYIGII: Waa iga wale in aanan ganbo iga qaadin adigoonan ii feedhin.

BAALBIYEERIGII: warmuslimoow marqaati ka ahaada soo dhawee madaxaaga saliidiina waatane .... BUG BAC GISH!!!!!

REEWQOOYIGII:AA!!!! Warhayaay warmiyaad waalantay warninka iga qabta waar yaadahee !!!!!

Dadkii banaanka maraayey ayaa soo kala dhexgalay oo dhexdhexaadiyey una sheegey in ay is af garan waayeen.

DHAMAAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Latifa

Unrecorded Date
To Liban

War maxuu yahay reer waqooyi maahanee waa dhameer!hahahaha.......
Aboowo ani waa ka helay waxaadh qortayna aadh iyo aadh buuna u qosol badhnaa.
Brother please keep sending.!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liban

Unrecorded Date
tanks ladifa I will try to send some more funny stories and again thanks for your feedback.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.