site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ODAY REER MUDUG AH OO GAAJOODAY..".RAAXEEYE"

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAY REER MUDUG AH OO GAAJOODAY..".RAAXEEYE"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAXEEYE

Unrecorded Date
Waxaa dhacday in nin la odhan jiray leefleef...oo reer mudugahi ku noolaa meel kaam qaxooti oo ku taal duleedka casimadda sweden..ee stockholm....maalin ayuu u dhaadhacay magaalada..si uu arimo uga soo dhamaysto waxaanu ku tala galay in uu nin gaal ah oo ka shaqayn jiray xerada qaxootiga sii raaco gaadhigiisa, waxayna ku ballameen meel sii uu hadhow u soo qaado oo soo cesho.waliba inta qadada ka horraysa..dabcan markii stockholm la galay ayaa soo noqodkii la is waayay ..waqtigiina wuu socday ...odaygii leef leefna bahalgaajo ah baa qabsatay....rafaadna wuu u dhammaaday laakiin goor danbe ayaa la is helay...leefleefna sidii buu xeradii ugu soo noqday..nasiib wanaag dhallin yaro odayga hore u taqaanay ayaa waxa u dhigay qado markii uu dhammaystay ayaa la yidhi Leefleefoow stockholm ka warran...."AAR AR MEESHAASAA BALO ARR STOCKHOLM HA ISKU TAGINA ....MAANTA GAAJADII I QABATAY LACAGTAYDAAN WAX KA CUNI GAARAY........"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GODO-GODE

Unrecorded Date
SAAXIIB ADIGOO IGA RAALI AH DULUCDAADU SHEEKADA MAII FAAH-FAAHIN KARTAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
saxiiboow saas ma ahayen ee reer mudug maxaa ka rabtaa wuxuu ahaa nin gaaljecel ah wuxuuna dhahay bariga baahi i qabatay beeso jeebkeyga jirtey cun waa is dhahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.