site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Doctor Beeneed........................

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Doctor Beeneed........................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaiser-13

Unrecorded Date
Sidaa aan ka warqabno dagaaladii ka dhacay somaaliya ka dib dadka soomaliyeed waxaay noqdeen kuwa meelkasta ka dhacay oo aad qurbaha u soo galay....waxaaa suragal noqotay in dadkaasi qaxootiga noqday ay luntay backroung-kii hore ay lahayeen,waayo qof walba waxaa u sheeganayaa waxaa uu raba tusaale ahaan xaga profession-ka i.e kuwa sheegta dhaakhaatir aanay shaqo ku lahayn,enjineero dhisi jiray guryaha ugu waawayn,maamulayaal iyo wixii la mid ah........hadaba mid ka mid ah dadkii somalida ee Yementa jogay ayaa sheegtay oo ku shaqo tagay doctarnima aanu shaqo ku lahayn intuu dhawr todobaad bartay mudida(INJECTION)....muda yar ka dib waxaa u yimid nin bukaan ah....dabeded waxaa uu u qoray irbadii loogu talagalay inay dalmada ka so dhawayso dumarka oo ku muday.....ninkii xanunsanay waxaa u bilaabay fool UUH......AAAAAX...EEEH..IIIH ......ma ninbaa wax dhali....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku man

Unrecorded Date
AAD BAY U QOSOL BADAN TAHAY
EE ANIGANA TAN IGA QABO!

WAXAA JIRAY SADEX NIN OO GAALKACAYOOD AH BAA WAXAY FUREEN SHAYBAAR BUG AH WAQTIGII CIVIL WARKA SOOMALIYA UU SOOMAALIYA KASOCDAY MARKAASAA DADKU U IMAANJIREEN IN AY BARAAN SAXARADOODA IYO KAADIDOODA DABADEEDNA WAXAY SAMAYN JIREEN, INTA SAXARADA QORI GELIYAAN BAY WAXAY URIN JIREEN SAXARADA DABADEEDNA SAXARADU HADII AY AAD U UR BADANTAHAY WAXAY DHIHI KU DHIHI JIREEN UF KANI CUDURKIISU WAA DARAN YAHAY EE FILIPIN HA LAGEEYO ILEEN FILIBIINA WAXAY KA MAQLEEN (BBCda).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warnahaye

Unrecorded Date
labaduba aad ayeey u qosel badan yihiin.
Sida la ogsoon yahay wadanka jabouti waxa ka dhaca kulayl aad u badan waxkhtiga summerka , markaasi dad ku waxa ay u soo baxaan bananada, kuwa qaadka cunaana barxadaha, ama ardaayada guryaha ayeey ku qayilaan, habeen habeennada ka mid ah ayaa odey ina uu soo qayilay oo mirqaansan oo turub la ciyaarayay asxaabtiisa uu damcay inuu Xaaskiisa halmar ka soo dhaco oo uu turubka hore ugu soo noqdo, ayuu inta ii u yeedhay will yar oo uu dhalay ayuu waxa uu ku yidhi abaabo oradoo hooyo waxa aad ku tidhaah daa caawa waraaq ayaan qorayaaye typekii i sii sifee yarkii orad ayuu taw isa siiyay oo islaantii hooyadii ahayd ayuu fariintii u soo sheegay, markaasay ay biloowday inay is diyaariso, odey gii turubkii ayaa sii jiitay islaantii ayaa raagsatay markaasay ay u wareegtay dariska odey gii oo cudhka is haya ayaa yimiday gurigii markuu uu waayay ee raagsaday ayu masqusha uu galay, oo uu bilaabay seego, makay timiday gurigii ayeey ku tidhi waan diyaariayay typekii ye kaalay qor warqadii, markas buu ku yidhi waan qoray oo xageed ku qortay ayeey tidhi markaasu ku yidhi masqusha ayaan ayaan ku qoray, islaan tii waxa ay noqotay desperate couze bil ayeey sugaysay warqadssi inuu odey gu qor
GAX gax gax

pardon de djaboutian

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaiser-13

Unrecorded Date
Waxaan la hadlayaaa warnahaye....walaaal hadaad
dadka ka qoslinaayso ma xuma,laakinn hala shir iman waxan oo kale waayo waxaad dhaawacaysaa FAMILY VALUE-ga Somalida,gaar ahaana dadkaasi reer Jabuuti ee aad tusaalaha u soo qaadatay...Waxaan rajeynaayaa in hadalkan aanad u qaadan xumaan iyo xad gudub hadalkaaga (Violating your right of Freedom),laakiin xaga wanaagsan...

Waad mahadsanatahay.......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.