site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Balaayey lasiifuto xun tahay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Balaayey lasiifuto xun tahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isha

Unrecorded Date
waryaa lugta warka keen maseg kiina waan arkay saaxiibay sheeko mahay saa habaqine warka keen fiq fiq fiq balaayey lasiifuto xuntahay by sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Annon

Unrecorded Date
Mmmmmmmmmm

No Comment!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Balaayeey la sii@@@@@@@@ warkeed ba waa ka taala
markaan muggoo hana dhaafto kuwo ka waaweyn
haddii gogli jirtay & haddii kalabo & haddi
alwaax oo qaliga ah ku seexan jirtay war
*****************

iida lee u taala unuka ma u faanoynoo ee
dhal magaalo sidii lagu noqdo ma fududa ee good
laxirto fudeed lee mihinoo abaay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
qax qax qax aaaaaaaaaqosol waynaa balaayey lasiifuto xuntahay waa saad usheeg tay meeshii yey hee kuu joxoray san tahay yaa dar mo falkiyey oon iyada ahayn qandho kula joxondhog sanaatay ookula boorag sanaatay ninki muxuu yiri igadaa qandho qoobab xun haqaadee saaslee mi ihinoo abaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuuu

Unrecorded Date
waryaaa maxaa soo qortay sxb walaahi saan kaaga sugaayay sheeko qosal leh leebad meesha laba xaraf kusoo qorteee sxb mar kale ee aad wax soo qoreeyso waxa meeshuu u socdo iyo meeshuu ka socdo kusoo qor noo jeego dheere waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bekend

Unrecorded Date
maalin maalmaha kamid ah ayaa nin reermii ah ayaa wuxuu yimid magaalada baladweyne (xaafada buulaxaableey )markaasbuu wuxuu arkay fiilo baallo
kasoogoday fiiladii ayuu qabtay markaas dhulka ayuu ku dhacay wuyuu yiri ma fiiladaan xun ayaa dhulka igu rideeyso marlabaad ayuu qabtay kadib korabtadii ayaa qabatay kadibna wuu dhintay.
ok ik uk ek .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.