site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ali Mahdi Naafdho ha ............

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ali Mahdi Naafdho ha ............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Unrecorded Date
Markii ay dhacdey Dowladii ugu danbeysay ee Somalia ayaa sida laga warqabo waxaa meeshii yimid rag aan siyaasad waxba ka aqoonin. OO wadankii wuxuu noqdey mid foodo iska ah oo jaahil walba uu iska haweeysto madxnimada wadanka isagoon aqoon ama kartideeda laheen. Mid ka mid ahaa siyaasinta soo caan baxdey markey dowlada dhacdey ayaa ahaa Ali Mahdi. Mar ay weriyaal waydiiyeen waxa uu aduunka ka codsanyo iyadoo markaa lagu jirey xaalad dagaal iyo gaajo,ayuu yiri Madexweyne isku magacaabe Ali mahdi areey naafdho noo keena markaasaa weriyihii wareysanayey qosol la dhacey Haa Haaa Kii kiix Huuu Kiix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
get a live man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiir

Unrecorded Date
Rooble waa arin lagu qoslo hadii Ali Madi sidaa yiri, Laakiin ma la hubaa inuu sidaa yiri,mise waa
arin aad ka sameyneyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Unrecorded Date
ILA QOSOL:

ISLAAN KA SOO SAFRAYSAY GOBOLKA MUDUG AYAA SAFARKII HABEENIMO LOOGA XADAY KALOORADDEEDII OODKACA IYO SUBAGGA ISKU SAMAYSNAA OO LAGA CUNAY MARKUU WAAGA BARYAY, AYAA LA IS WAYDIIYAY QOFKA OODKACA DUQDA KA CUNAY, QOFWALBA WUU DHAARTAY IN UUSAN CUNIN OODKACAAS, KIRISHBOOYGII OO AHAA XAMARI AYAA YIRI ANNIGAA SOO SAARAAYAA QOFKII CUNAY OODKACA, DADKII INTUU SAF SOO GELIYAY AYAA QOFWALBA GACANTIISA SI FIICAN U URSADAY, WAAKANAA WAAKANAA, KANAA CUNAY, FARADHEERKAANAA CUNAY, KII REER MUDUG INTUU GACANTIISA URSADAY KUYEE: OO WAARUNE YAA KU CUNAY GACANTEYDA ??!!
Dhiiranaa Reer mudugu... Axmed Xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaneeco

Unrecorded Date
Badawsanaa oo jaahilsanaa reer mudug,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEDI

Unrecorded Date
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay rooblle sheekadaada xiisaha badan,waliba aankuxusuusiyee
ma aheyn wuxuu dhahay naafdho kaliyee ee wuxuu ku daray aryaa badar iyo naafdho hnaloo keeno oo waa
taqaanayoo waa nin cambuulo inuu cuno ma ahee aan
waligii cunto kale arag

WAXAAN HALKAANA KULA HADLAA DADKA CAADIFADA QABIILKU QAADAY EE UMADAHA DHAN U GAFAYA OO GOBOL DHAN CEEBAYNAAYO.
WAXAAN IDIN LEEYAHAY ISKA DAAYA CAADIFADA QABIILKA CALI MAHDI WAA UU DHAHAY SAA NIN IGAXIGANA MAJIRO OO ISKU REERAAN NAHAY, MEESHAANA
WAXAA LOOGU TALA GALAY MAAWEELO EE NAGLA DHEX BAXA
DAGAALKA QABIILKA IYO CAADIFAD FOOSHA XUN EE IDIN
GUBEYSO
ARYAA NOOLOW WAAN KU DHAHNAY ROOBLOW ADAANAN UGU
QOSLAY SHEEKADAAN NINKII KA XUNA SAKIIN HALIQO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ELYAS

Unrecorded Date
TO. AHMED
ARYAA AXMEDOW AADAAN UGO QOSLEY SHEEKADA ROOBLE
SOO BARO SIDA WAX LOO DIFAACO XIWAANYAHOW

BY.ELYAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi9

Unrecorded Date
Rooble was that sapouse to be funny U dumb ••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guulane

Unrecorded Date
To kawaan meesha la yimid hadal doqonimeedka!

Waryaa wax kale aad ka sheegto hadaad waysay
waxaad meesha ku soo qortay sow xitaa caruura
kama yaaqyaaqsato,reer magaal haddaad mooday
in dhagaxii la dul taagan yahay,waxaa la joogaa
duni casri ah oo aan laga doonayn bililiqo doon
iyo •••••••• toban wajiilayaal ah ku noqo dhagaxii
iyo reerahii baa gaajoonahaye!cali mahdi maxamed
waa hogaamiye sharaf leh oo soomaali wayn iyo inta
nabada jecel ay taageersan yihiin,ee faraha ka
qaad dadka iyo shaqsiyadooda gaarka ah AXMAQ.

guulane, c/o finland tampere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimaan

Unrecorded Date
TO.Guulane
Waryaa dhagaxaada mi ehee xishood mahadaad rabtaa
Cali Mahdi Mr. naafdho inaad qariso ceebtiisa
ar yaan lagula yaabin, hadalka rakhiiskaana
meesha kala tag xoolayhow waxuu cali mahdi hogaamin iyo soomaali ka ogyahay midna majirtee.
Damerkiisii biyaha ha ku dhaansado.
soomaali iskadaaye DAMEERKIISAAYAA NACAY
Waxaan kaloo kuu sheegaa horta yaa soomaali kule
eh madadkaad gurigooda bililiqeysaty

ar shaqa yeelo waxaad aduunyo aaqiro ka ogtahay
malehe.

ROOBLE ADAAD UMAHADSNATAHAY SHEEKADAANA DAAN UGU QOSLEY.
AXAAAAEXAAAA WUUU WIII QAAA QIII.
dameerayaal sidii dameerkooda ha qeyliyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASOW

Unrecorded Date
TO. ROOBLE
ARYAA NOOLOOWAAN KU DHAHAY
XAAA WIXIIII JAAA YAAA
AADAAN SAAXIIBOW UGU QOSLEY

WAXAAN ORAN LAHAA NIMANKA REER CEEL CIRFIIDA OO
MAHAAN KU CAYTIMAAO AR ISKU XISHOODA OO CALI MAHDI
MA DIFAACI KARNEE KAA INAGA DAAYO
MAALINKOW NA DHAFAAYAANA SHARAF NOO HOREYDAYE
ILAAHAA NALEHE KAAS NA CEEBEEYEY SOOMAALINA WAANAGA SAARAY LAAKIIN ALAA MAHAD LEH WAXAA NOO JOOGO AR WAXAA NOO JOOG XAAJGA XAAI MUUSE SUUDI
ISAGAANA NOO DHAAMO GEETKAA DBAALKAA
WAA MAHADSENTAHAY IIMAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

labaqaad

Unrecorded Date
waaryee! h/gidil A/gaal miyaadan xishooneyn dee durista maalaa yacniga inta is ka dhaaftaan dantiina iyo danta soomaaliyeed u soo jeesta oo naftadan iyo oodkacan baas inga daaya hadii lakaftamayo si xarakaad leh u kaftama dee naw!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
to all of u ppl out there iam 21 girl who lives in europe.who not only think about her cuontrey but her ppl too .please stope the bad jokes about
all the thing to do to the coutrey.thanks. if u only think about one minut before u write down your response there r ppl who will take this the wrong way it will help.and by the way we r the hope of somalian futere,when r we going to let the grown pll take as serius.please think of that.
good joke sweety. love ladan f. denmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GADUUDOW

Unrecorded Date
To. Ladan
Waan ku salaamaa ladaneey waana fiicantahay
waanada qiimaha badan ee aad usoo jeedisay dadka
meeshaaneeyto wax ku qoraayo.

LAAKIIN WAXAAN MARQAATI KA AHEY INUU CALI MAHDI
SIDAA DHAHAY.
WAX DHIBANA MALEH LAAKIIN DAD QABIIL DAR DAREY
AA SHEEKADA XUMAEYNAAYO INAY CALI NAAFDHO QARIAAN WUXUU DHAHAYEYNA RABAAN.
ARYAA ISKU XISHOODA OO HA ISKU DAYINA MR. BADAR IYO NAAFDHO AYAA LADHAHAA WALIBANA WAXAAN KAQRIYEY WARGEYSKA LA DHAHO NEW AFRICA CADADKIISII
SOO BAXAY 1991 BILIHII JAN-MAY

WAA MAHAD SANTAHE ROOBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Generation X

Unrecorded Date
Ladan

Godt gået skat ! Jeg vil meget gerne vide hvor du er i Dk ?. Jeg ser frem til at høre fra dig...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
det handler ikke om hvor jeg bor, det handler om at du synes om min komentar er god nok tak skat.

thanks guduudoow for reading my comment. and i hope to god it will help for some ather ung ppl. it is not about how it hapent, it is about who will take it the wrong way.this is why i dont like it. i have so many friends who i really care about, but thoughs friend are from difrent qabiil and my familie has all qabiil so iam in the midel of this. thanks still good joke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
To:Every Jahil person who has commented on QABYAALAD

Guys I want to express my disgust that you are resorting to Tribalism in the 21'st century.Not only are you ignorant but you havent woken up to the fact that you need to defend your country not inaad dacaayadeesiin.All you can think about at the moment is live on Welfare and chew.When you go back all you are gonna say to your families is I lived In Europe & USA for the past 10 yrs and all I got on my name is No education and a lotta ill thoughts on QABIIL.Well all I can say to you is HA KAA SARATO.

This is coming from a girl who knows what the hell she is talking about.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryan

Unrecorded Date
To Roble.
Ninyahow aad baa iiga qoslisay.marka aan akhriyay.
Laakiin aan kuu dhamaystiro wuxuu Ali mahdi aduun waynaha kacod saday in uu u baa han yahay "Badar&Naafato"in uu bal wadanka cunto laga waayay.................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir Faarax

Unrecorded Date
Ku.Rooble

Waxay aniga ilatahay haddii aad noobiloowday sheekada danbiilaha Cali Mahdi "Cali Naafto" in aan ka hadalno danbiilayaal badan oo ay kamid yihiin Gacan ku dhiiglihii dhintay wiilkisa xussen Caydiid iyo dhamaan danbilayaashii dalka naga soo saaraey oo noo sodiray qurbaha.
kuwaas oo dhibaatooyin badan ugaystat gabi ahaan ummadda somaliyeed.Kuna fasaxay askartoodi wax magaratadda ahaa dumarkii ayaga oo ugaystay gufsi dhac boob. maadaama aan nahay dhalinyaro ama wax garad ku nool qurbaha waa shaqo nootaal anaga siddii aan ka yeeli lahayn gacan ku dhiiglayaasha.
Siddii aan ugu soo oogi lahayn danbiyaashii ay ka galeen dalka iyo dadkaba,
Haddii aan wax kaa xasuusiyo wax yaalihii ay ku kaceen mooryaantii Caydiid iyo Cali mahdi waxaa kamid ahaa ayaga oo u soogalay gabar umushay markaas ayaga oo raba in ay qabsadaan bay waxay usheegtay in ay umul tahay" waxayna ugu jawaabeen sidatan"Areey ani ma ku aroosayaa waan kugu moodaa'ee.Halkaas bay gabadhii ku geeriyootay.
Waxaan dhihi lahaa kuwa doonaya in ay qabiil ahaan u difaacan danbiilayaashaa arintu qabiil ma aha balse waxay u baahantahay wax garad iyo waaya arag.waxaad ka garanaysaa mudo dheer oo dhan 10 sano ayaan dawlad la'aan nahay.Haddii ay wax garad yihiin maxay wax u sameyn waayeen? Nin dadkii iyo dalkii baabashay oo ka doortay dantiisa gaarka ah maqaadan karo magaca soomalinimo.Nin qabiilkiisi maslaxad ka keeni waayey soomali maslaxad kama keeni karo. Guri markaad dhisayso asaaska ayaa laga bilaaba,markaad dhalatana socod horey kama bilaabi kartid adiga oon guurguuran.Marka waxaan talo u soo jeedin lahaa dhalinta soomaliyeed ee u dhalatay shabeelada dhexe iyo nawaaxiga Banadir in ay ku daydaan soomalida kale sidda Puntland iyo soomaliland xaga nabad galyada.Waxa ilahay abuuray waxaa ugu qayma badan nafta bili'aadanka mana banaana in bilaash lagu dilo,hadaba waxaa wax laga naxo ah in dadka gacan ku dhiig layaasha ah lataageero ayada oo ay cadahay dhibaatadey ummadda ugeysteen.

The history will never forgiv the war criminals
and people of somalia remember how bad they have treated and killed everyones relatives,memeber of close family.I think the time has comed to face them in trial. As a somali citizen give your opinion about this.

Bashiir Faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir Faarax

Unrecorded Date
Ku.Rooble
WIXII NIN XILMOODO BUU NIN XARAGO MOODDA!

Waxay aniga ilatahay haddii aad noobiloowday sheekada danbiilaha Cali Mahdi "Cali Naafto" in aan ka hadalno danbiilayaal badan oo ay kamid yihiin Gacan ku dhiiglihii dhintay wiilkisa xussen Caydiid iyo dhamaan danbilayaashii dalka naga soo saaraey oo noo sodiray qurbaha.
kuwaas oo dhibaatooyin badan ugaystat gabi ahaan ummadda somaliyeed.Kuna fasaxay askartoodi wax magaratadda ahaa dumarkii ayaga oo ugaystay kufsi dhac boob. maadaama aan nahay dhalinyaro ama wax garad ku nool qurbaha waa shaqo nootaal anaga siddii aan ka yeeli lahayn gacan ku dhiiglayaasha.
Siddii aan ugu soo oogi lahayn danbiyaashii ay ka galeen dalka iyo dadkaba,
Haddii aan wax kaa xasuusiyo wax yaalihii ay ku kaceen mooryaantii Caydiid iyo Cali mahdi waxaa kamid ahaa ayaga oo u soogalay gabar umushay markaas ayaga oo raba in ay qabsadaan bay waxay usheegtay in ay umul tahay" waxayna ugu jawaabeen sidatan"Areey ani ma ku aroosayaa waan kugu moodaa'ee.Halkaas bay gabadhii ku geeriyootay.
Waxaan dhihi lahaa kuwa doonaya in ay qabiil ahaan u difaacan danbiilayaashaa arintu qabiil ma aha balse waxay u baahantahay wax garad iyo waaya arag.waxaad ka garanaysaa mudo dheer oo dhan 10 sano ayaan dawlad la'aan nahay.Haddii ay wax garad yihiin maxay wax u sameyn waayeen? Nin dadkii iyo dalkii baabashay oo ka doortay dantiisa gaarka ah maqaadan karo magaca soomalinimo.Nin qabiilkiisi maslaxad ka keeni waayey soomali maslaxad kama keeni karo. Guri markaad dhisayso asaaska ayaa laga bilaaba,markaad dhalatana socod horey kama bilaabi kartid adiga oon guurguuran.Marka waxaan talo u soo jeedin lahaa dhalinta soomaliyeed ee u dhalatay shabeelada dhexe iyo nawaaxiga Banadir in ay ku daydaan soomalida kale sidda Puntland iyo soomaliland xaga nabad galyada.Waxa ilahay abuuray waxaa ugu qayma badan nafta bili'aadanka mana banaana in bilaash lagu dilo,hadaba waxaa wax laga naxo ah in dadka gacan ku dhiig layaasha ah lataageero ayada oo ay cadahay dhibaatadey ummadda ugeysteen.

The history will never forgiv the war criminals
and people of somalia remember how bad they have treated and killed everyones relatives,memeber of close family.I think the time has comed to face them in trial. As a somali citizen give your opinion about this.

Bashiir Faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaasi

Unrecorded Date
ku: bashiir faarax
Hadaladaadu runtii qiiro ayay lahaayeen, waxaadse ku soo gabagabaysay raaca habka somaliland iyo puntland, ilaah ayaan ka magangalnay. war mawaxaan ku daysanaa ragga maalin walba masaajidada bamka ku tuuraya, bal soo fiiri hargaysa waxaa laga furay kaniisad. TAWKAL CALALAAH WAKAFAA BILAAHI WAKIILAN. Anagu waxaan aaminsanahay ilaah, Adinkuna ethopia nakal daaya, xumaanta aan samaynay ma dafirsanin, laakiin bam ku tuuri mayno masaajid sida burtinle.
ilaahoow intaan amxaaro talo saaran lahayn tobanba hanaga reebin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed S

Unrecorded Date
to reer Cali

Waryaaya ugu horeyntii ma lihin Cali waa ceeb ka saliin oo waan wada ognahay waxyaaluhuu ku dhex jirey. Taasna ma ahan oo kaliya Cali Mahdi, ee waxaa ku wada jirey kuwa hogaanka beelaha ku kala looltamaya oo dhan, lagase yaabe in ay wax udheerayn, taas oo noqon karta siyaasad xumo. Laakiin waxaan leeyahey kuwa hada ku ceytamayah internetka idinku ma ogsoon tihiin in uu yahey Cali madax weynaha mustaqbalka. Hadad isku daydaan in aad diidaanna - waxaa layiri: ceesan tii orgigeeda ka cararta orgi baadiya dhaba ee ama gaalka raac oo sida uu rabo ha kaayelo ama orgigaaga Cali Mahdiya soo raac asagaa wadan kii xoog ku heystee oo ILLAAH iyo adane midkaa celinaaya malehe....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir Faarax

Unrecorded Date
Ku.Siyaasi

Marka hore waan ku salaamaya marka xiga waxaan kuu sheegayaa in aan la shaqeeyo hayadaha gargaarka ee soomaliya jooga waxaana ogsoonahay in somaliland iyo puntland ay nabad galyo ka jirto marka waxaan ka wadaa halooga daydo dhinaca nabad galyadda madaama aan soomali wada nahay oo aan wada ogsoonahay dhamaanteen in aan leenahay hal diin iyo hal luuqad. marka jaale maxaan dhahaa galada ku dayda haddii aanan oran walalihiin ku dayda.Xaqiraadu waa wax ka reeban dadka islaamka ah, noloshuna waa dhib badan tahay. Marabo sidda dadka qaarkiis in aan indhaha kadaboosho xaqiiqada oo aan ku xaqiro dagaan soomaliyeed oo wax wanaagsan u qabtay dadka soomaliyeed iyo dagaanka ay ku noolyihiin waxaa waajib igu ah haddii aanan waxtareyn in aan ku dhiira galiyo wanaaga ay sameeyen si ay horumar intaa ka wanaagsan ugaaran.
Kadaalika kuwa ayagu dagaalka wada waa in aan usheegnaa in ay khaldan yihiin oo aan saxno si ay wanaaga u gartaan ee anaan noqon dameeri dhaan raacday oo macnaheedu yahay waa in anaan noqon xayawanka oo kale ee aan kafiirsano waxa aan tageerano.
Soomaliyeey" tooso "tooso "isku tiirsada ee" haba" kiina taag daran " taageera abidkiin"
Bashiir Faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamm4396

Unrecorded Date
Ahmed s
to Bashiir farax sxb waad mahad san tehey ugu horentii dhiro galin ta aad ku dhiiro galiney so soomalida inteeda kale waa hadaan u fiir shey dhinac nabad ah aaned lakiin waxaa layiri dorshan hadad daba gasho wuxuu kuu geyaah xaar, waxaan olajeeda niman ka aad nugu dhiro galineysid in aan kudayano waxeey dilin dilinnahayaan xaar sababta aan ulee yahey sidaas nah waxay tah nin kasta oo somaliya waa garan kara oo oma baah na fasiraad, mar aan iraah do doqon kii qabiil nimo dishiyo ducufo hawsheegin marna aan faalo muujiyo faala du waytah waa diga hada gooni ugoosadka radinaye bal fiiri kuwii kahoreyey sida jabuuti

sxb yaal intaas madhafin karo lakiin waxey ilatahey waa sheko ufarn tey qolkan ee nabad galyo

mashaqo kalena waa tanaa

Unrecorded Date
masiibo kale soo maaliyey::

bal tana dhageysta hada ka hor waxaa xamar booqdey maxamed budrus qaali si uu soomaaliya arrinteeda adduunka ugu soo bandhigo , markaasuu wuxuu u tagey ali mahdi oo degey gurigii maslax maxamed markaasuu hadana land cruiserkiisii yiri horey haley soo istaajiyo si uu u arko maxamed budrus qaali oo ha ii aqoonsado madaxweyne .
ibtilo markaa ka dib ayaa wuxuu xaafadii isagu keeney wixii naag caano gadeysey oo uraaya ,ciyaal diifkooda ku yaal iyo wax ka daran oo afkeyga aan soo qaban karin.
hadaba wuxuu yiri wafdi aa imaahaayee canbuulo bad badeeso kariya ,ileen kooyow maxay ogtahay ugaas nuur ee ag joogtaaye, moxog iyo maankaalna wafdiga soo siiya , markuu wafdigii yimid bersad qiiq mooro leh aa la fariisiyey oo dariishad ku toosan tahay wafdigii intuu ali mahdi ku lahaa aduunka ii tuug si la ii aqoonsado ayaa dariishada waxaa soo istaagey qaar ka mid ah haweenkii iyo ciyaalkii ileen waa wax aan dab weligood qaadine suu ali naafto yiri ninkii oo la fadhiyo aryaadha socda noo keena badarkii,saa ninkii intuu yax yaxay budrus qaali ahaa yiri macalsalaama meesha dawlad kuma heesidee,intuu ceebtiisa la kaduudi lahaa uu yiri hadana aryaa budrusoow land cruiser aan ku saarasidii maslax oo kale ,,,,,geel kuul maxaas ka kasaa aqyaarey xukunkii cagta hoosteeda lagu haayey dadka hala yaabina ciil aa haayeee.....

lol
teeda kale tan ku saabsan wuxuu idaacada ka yiri idinka waa maqasheen ama wargeys aa ka aqriseen anigaaba goob joog ahaa.

ku:siyaasi qofka isku sheegey maka yaabtid masaajidii aad xuural ceenta ku xoogteen iyo duqooshin abooto idiin noqon karto maxaad ka sheegee masaajid dar alle u qarxay taada ka tali eebow....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
madaxwayne meel kugaar bninkii maleeyay maanyaraa======================

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tuke

Unrecorded Date
Waxaa xaqiiqa ah oona qofna la waydiineyn in Ali Mahdi laba xiniinyood yahay sababta oo ah nin rag ah ayaa wax laga sheegaa doqi wax lagama sheego Ilaah baa iga sareeya inuu wiil belo yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tuke

Unrecorded Date
Waxaa xaqiiqa ah oona qofna la waydiineyn in Ali Mahdi laba xiniinyood yahay sababta oo ah nin rag ah ayaa wax laga sheegaa doqoni wax lagama sheego Ilaah baa iga sareeya inuu wiil belo yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEES

Saturday, August 12, 2000 - 03:49 pm
U now wat every one wants to visit this page cause the name of the king if u r Darod u better not right nothing because ALI MAHDI is the one who let u to live when His brother wanted to vanish u and acualy destroyed u.

If u wanna now who is mahdi have ask Mohamed Abshir marki •••••• Kismaayo ku xireen isagoo ciidan hogaaminayo Mahdina uu yiri is kadaaya ee uu soo diiyaayey taariqda aa qoreeso wat he did for darood. Mahdi maalkis laantiisna •••••• heeryada maiska qaadeen ••••••• naagahood lam guursadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IsmaDhibto

Sunday, August 13, 2000 - 02:16 am
Ahmed waan kula qolsay aboowe, runtii wax lagu qoslo way tahay..

Kaneeco:Saaxiib, badawnimo kama ahee waa indho adeeg..reer muduga inay wax suubiyaan ay indhaha kugu soo cadaynaayaan,faraha ne indhaha kaa gelinaayaan, i weydii ani aan kuwo la deganee...lol@@ waxii reer mudug ah, xumaan yaan leega qaadanin, anigabo way i soo naas nuujiyeen, marka caanahiina ma rabo inuu i qabto...

Cafis hee yaah..
S/Aleykum Warahmatulah wabarkaat.. :-)!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Sunday, October 22, 2000 - 05:33 am
MARKAAN RUNTA KA HADLO CALI MAHDI WAA GOB KAN YIRI DAMEER AYUU WADI JIRAY AMA AQOON UMA LAHA -
DAWLADNIMO WAXAAN WAYDIIYAY (ADIGU SHAQSI AHAAN -
AQOON MA LEEDAHAY?)1963 REER SIYAAD BARE DADKA UU KA DHASHAY 3 QOF AYAA KA JOOGTAY XAMAR?
SIYAADNA WAA LA OGAA INUU NEWYORK HOTEELKA KU XAARAY SARIIRTIISA AGTIISA?
WAXAA LAGA HAYAA INUU YIRI NABIMAXAMAD HADUU KU NOOLAAN LAHAA WADAMADA QABAWGA (DOOFAAR IYO QAMRADA WAA FASAXI LAHAA)
MAGAALO JOOG XUMO WAXAA KU CAAN AHAA REER SIYAAD BARE?CALI WAA KAAD OGTAHOO 5 STAR HOTEL MAKA AL -
MUKARAMA LAHAA ?DAMEERNA WAA GAADIIDKA SOOMAALI OODHAN GOBOL AAN DAMEER JOOGIN MA JIRO'
KALA TAGA DACAAYADA RAQIISTA AH BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI TOOXOOW

Saturday, October 28, 2000 - 02:05 pm
AR CALASOOW WARKAA WAA RUN OO CALI MAHDI WAA NA CEEBEYEY EE INAGA LA HARA KAAS WAKII MEEL XUN NA DHIGAY, WAANA RUNTAA MAANTA WAXAA NOO JOOGO XAAJI MUUSE SUUDI EE ASAGA AAN U DHIIBNO XUGAANKA REERKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasanabshirfaarax

Sunday, October 29, 2000 - 01:37 am
areey tan cabdulaahi yuusuf yay ku dhacday dhagaysta

cabdulaahi yuusuf baa waxaa lagaeeyay new your hotel ku yaala markaasuu wuxuu arkay qolkii la geeyay oo aan waxba oolin iska cad markaasuu wuxuu u yeeray dadkii meesha joogay ka dibna batoon bay taabteen saa waxaa soo baxay sariirihii iyo every thing ka dib wuu iska seexday cabaarka dib buu magaalada aaday wuu soo noqday qolkiisiiyoo faaruq ah buu arkay sidii haddaayay oo kale ka dib wuu ka xishooday inuu u yeero dadka shaatigiisii buu la baxay oo ku seexday hadhowbaa loo soo galay asagoo meeshaas hurdo ka dib ninkii wuu naxay 911 buu wacay boliiska wuu waashay buu yiri ninkaan ka dib waxaa la geeyay isbitaalada dadka waalwaalan ninkii dhamaa oo doonayay inla aqoonsado buntiland maxaa ka dhacay hee bil markuu ku jiray sbitaalka dadka waalwaalan wax waalana waa u egyahay baa hadhow imtixaan laga wada qaaday marka asagu wu ku guulaystay ilaa ma waalnayne diyaarad baa looga soo dajiyay garoow........ and it is really.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 21, 2000 - 07:30 am
HALLO MY FELLOW SOMALIS LET EVERY BODY SAY WHAT HE NEED TO SAT THIS IS FREE WORLD
AND IS DEMOCRATIC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 09:46 pm
ILAAHOW NIMAAN WAX OGAYN HA CADAABIN! INKASTA OO AAN INTI AAN DHIHI LAHAA WAA LA YIRI HADDANA WAXAAN KU DARI INUU NINKA WAX LAGU QOSLO KA DHIGAY CALI MAHDI. HADUU YIRI IYO HADII KALEBA WAA NINKA SOOMAALIDA MAANTA BADBAADIYAY OO INAAN XUKUNKA LA MAROORSAN KU FARA ADAYGAY. WAXAY AHAYD MACALINKII KA WAXBARTAY TALIYIHII HORE IN LOO DAAYO SIDUU REER GAALKACYO, KISMAAYO IYO BAYDHABO U GUMAADAY HALOO GUMAADEE. SOMALIDU WAXAY TIRAA NINKAAD XOOLAHAADA GAAJADA UGA BIXISAA WAQTIGA AARANKA KU CAAYA! LAMA YAABANI ORAAHAHAADA! BALSE WUXUU KA GOBSAN YAHAY CABDULAHI YUUSUF, GABYOW IYO MOORGAN SHAARIB IYO WIXII LA HALMAALA!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.