site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER MUDUG DAAWO KU QALDAMAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): REER MUDUG DAAWO KU QALDAMAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mususoow

Unrecorded Date
WAA BAA WAXAA DHACDAY NIN REER MUDUG AH BAA WUXUU SAAXIIBKIIS OO REER XAMAR AH U SHEEGAY IN MARKUU RABO IN UU LA XAAJOODO AFADIISA AY DURBA BIYAHA KA IMANAYAAN. SIDAA DARTEED AYUU WAXUU WAYDIIYEY KII REER XANARKA AHAA IN UU U SHEEGO DAAWADA KACSIGA JOOJISA,KII REER XAMARKA AHAA AYAA WUXUU KU YIRI WAXAAD TAGTAA (VIDEO 99) OO AH MEELAHA ALAABTAAS LAGU GADO ISAGOO ORANAYA HEEDHE GEEDU DHALO YAR BAY KU JITAAYOO MARKA AAD DUKAANKA GESHID ADAA GARANDOONA. KII REER MUDUG BAA INTA MEESHII GALAY DHALO YAR OO UU SAN GARANAYN SOO QAATAY INGRIISKANA ISKUMA FIICNA. SHOW BAHASHUBA WAA TAN KACSIGA SII BADISA, MARKII UU SOO GATAY AYUU DARBADIIBA DAMCAY INUU ISTICMAALO MAKAASAA HAMIGIISU KACAY OO UU KUSIGTAY IN UU ISLAAN 89 JIR AH KU QABTO. MALINKII DANBE AYAA WAXAA UU ARKEY KII REER XAMARKA AHAA MARKAASUU U SHEEGAY SIDII AY WAX U DHACEEN.DABADEEDNA KII REER XAMARKA AHAA BAA WUXUU KU YIRI (YAAQEEYOW ADIGOO MARQAASANEEN AA DAAWADA ISKU SHUBTI HADII AAD MARQAANSANAAN LAHEED LABO SANO SHAHWADA MAKAA IMAATEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuuxaale

Wednesday, August 16, 2000 - 11:14 am
nacas!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysa

Wednesday, August 16, 2000 - 11:43 am
I like it they r jaahil iyo wax dhintey.

lets hear more about them bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 17, 2000 - 05:43 am
hargeysa


adiga naftaadaan waxba dhaamin galti, galti dhashay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Thursday, August 17, 2000 - 09:56 am
Orodoo daybar meelaha ka raaahaas hanagu dul xaarine ama musqulaha aa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.M.

Thursday, August 17, 2000 - 12:06 pm
mususoow, waxaad tahay wax aan rabo la barin, kuwii ku dhalayna weey kugu khasaareen, there is nothing funny, and this is aint funny, loser, try to post something laughable wasaq, eberkaa aa tahay nac-nacle.
and u hergeysa

khaldaan wilif, xabadi keentay, gaajo aa u dhimaneysay ee maxaa ku haayo. dee, dee , dee meeshaan ma looga baahno , ma garatay, wax waalan aaba tahay wax aad wax ka sheegi karto ayaaba iska yar, coz u came from the old ghost city.
hahahah(:) hihihi Ilaahey iyo diintiisa aaba kaa baxsanweeysay, jahanamo galoow, maxaad sheegi.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.