Wagax | Unrecorded Date Nin waalan baa naag qaad iibinaysa intuu u yimi lagday oo hoosta ka galay markii dadkii ay isugu yimaadeen ee la is yidhi ka kici bay naagtii macaan sanatay oo tidhi waar daaya askartu ha isugu kaaya timaadee |
Waa la yaabey | Unrecorded Date It's funny but no true or near true. |
NeefoowKaniini | Unrecorded Date real funny,,,,,,aad baan ugu qoslay,,,,, |
NUUR YARE | Unrecorded Date TO WAGAX ?????. MARKA HORE SALAAN WALAAL INTAA KA DIB WAXAAN KA XUMAHAY HADII AAN SHEEKADAA KULA GARANAYO INAAD HALKAN OO KALE UGA SOO BANDHIGTO DADWAYNAHA..I AM VERY SORRY.. ILAAHAW NOO DAMBI DHAAF AA MM II NN |
Anonymous | Unrecorded Date are u trying to be funny mister? waan kaxumahay wax aqli leh sheeg ama iska dhaaf sheego. maan ku qoslin taas laakiini way roontahay. jaaw |
TKFabulous | Unrecorded Date Ok: Nin reer miyi ah oo lacagleh, ayaa waxaa isla socdeen wiil kiisa, ceelka ayagoo jooga ayaa will kii lugta ufakatay oo ceelkuu ku dhacay.. ahabii xarig ma wadanin lakiin malintaas ayuu waxuu soo gatay seattlite dish. markuu wiilkii aabo i caawi yiri , waxuu soqabso dishka markaas uu yiri magaaro, maxaad leeday magaaro Itaaliya uuba gaaraaye iska dhaaf ceelkan gaaban.... gax gaxa gax : ) |
Anonymous | Unrecorded Date war ceel baadiye jooga iyo sattelite dish maxaa isku keenan war ninyahoow wax caqli gal ah sheeg ama meesha iskaga shiraaco lol |