site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JUXAA IYO DAMEERKIISII

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): JUXAA IYO DAMEERKIISII
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magan

Unrecorded Date
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa juxaa waxaa u yimi saaxiibkii. Juxaa saaxiibkii ayaa juxaa waxaa uu ka codsaday inuu amaahiyo Dameerkiisa.
Juxaa ilaahi waxaa uu duunyo ka siiyay dameer keliya, isla markaana dameerka waxaa uu yahay ciidan. Juxaa ma jeclaysan inuu dameerkiisa bixiyo, dhanka kalena uma diido karo saaxiibkii inuu amaahiyo Dameerkiisa.

Juxaa talo ayaa ku cadaatay. juxaa isagoo is oranayo wax hagaaji ayuu yiri

Juxaa: saaxiib miyaadan ogayn dameerkeegii inuu baqtiyay (dhintay) wiigii hore Saxiibkii intuu ka naxay ayuu yiri saaxiib juxaa waan ku xumahay arinkaa.
In khadar yar gudahooda ah ayaa dameerkii juuxaa aqalka ka dhex ciyay.
Dameerkii: AAIIIH AAAAAIIIIH AAAAAAAAIIIIIH AAAAAAIIIIIIIIIIH IIIIIH IIIIIIIIIIIIIIIIIIIIH
Juxaa saaxiibkii intuu yaabay ayuu yiri
Saxiibkii: war heedhe juxaa waa maxay beenta aad ii sheegayso soomaha dameerkaagii kan aqalkaaga ka dhex ciyayo oon cidiisa maqlayo.
Juxaa ayaa ku juwaabay asagoo ceebaysan caro ka muuqata wajigiisa
Juxaa: xayawaan baad tahay ma anigaad i rumaysan mise dameekaad rumaysanaysaa


by::Magan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.