site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAY IYO BENADIR

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): BAY IYO BENADIR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuuji

Unrecorded Date
Waxaa dhacday in wiil reer banaadir ah ayaa baydhabo fasax ku tegay waqtigii iskuulaadka la xiri jiray,maalmo markuu joogay bay waxay is barteen gabar reer baydhabo ah oo aad u qurux badan,shukaasi kadib wiilkii baa wuxuu damcay in uu dategareeyo gabadha markaas bay waxay tiri (hiraabta in kooyee)saxiibkaana wuxuu uqaatay in ay leedahay caawa doobo camal aan isu imaano darbana muudey agteeda oo ay ku dhowdahay shaleemo shantaraale markaas buu wiilkii inta soo dhexdhuuqsaday yimid shaleemada agteeda saacadu markey ahayd 8dii fiidnimo wuxuuna joogay ilaa iyo kowdii oo meeshii baa dhaxan bacda ka dhigtay
asagoo ciil hayo ayuu wuxuu yimid gurigii uu daganaa waxuu u sheegay sheekada ku dhacday yarkoo ay qaraabo ahaayeen isagoo waliba gar isla qaba yarkii baa qosoldartii xabadka xanuunay oo ku yiri war doqon yahow gabarta waxay ku tiri subixii aanu is aragno ma meesha xamar baad moodey. subixii balankana hurdaa latagtay ileen waa nin xalay dhafraye ugu danbayntiina gabartii way burisay macalikii iyadoo u qaadatay in uu ku dheelaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To: Baabuuja

Duqa horta waan qoslay si xogaa ah. Waxaan damcay inaan wax ku dhaho hadana waan iska gabsaday. Waxa kaliya een ku dhihi hada waa. MAHUBTAA SHEKADU INAY RUN TAHAY.

"war doqon ...........ma meesha xamar baad moodey??????????????????????"
"Meel subaxdii istiilaha la xiranaayoo!!!!!!!!!!!"

Ramadaam Kariim
Kusow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
To. Kuusoow kuntuwaaroow


...Saaxiib saana maxay ahayd ? Meesha laiskuma hayo ma runbaa mise run maaha. Aqri ciyiwaanka meesha.Ila Qosoooooool. Fake waaye nooooooh, xabad ku tinlahaad tahay maxaan dhahaa....

Lol. Dhalo ha jabsan yaah, waa lakaftami karaa ayeey ila tahay.

Gaaaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuuji

Unrecorded Date
Kuuska Xaaji

kuusow way dhacday sheekadaa taariiqdu markey ahayd 12/6/87 waxaan u malaynayaa in ay waliba ahayd waqtigii ciyaaraha gobolada,oo waxaa isku soo baxay bay iyo gedo ciyaaryahanadii bay ee ay ka mid ahaayeen #9 sharifka iyo #10 toxow oo dhaarsanaayeen in ay gedo cunnaan oo tabeebooyin ayey madaxa ku soo xirteen lakiin gedo maxruug ay ku noqotay oo waxay ciyaartu ku dhamaatay bareejo
yaan warkugu daalinine waxaa dhacday in maalinkii ay ciyaarta bilaawatay ayaan baydhabo imid waxaa degenaa 59% familkayga waxaan kasoo qadeeyey baarkoo ku dhegen egipka waxaa ijaartay bushkuleeti waxaana u socday busley waxaan is iri xaafadah dhex mar intaad jidka weyn dhexmari lahayd sababtoo ah waxaan ka baqanaayey adeerkey oo la dhaho primogober in uu ii daliigo.Waxaa igu dhacday in aan anigoo socda xaafadaha dhexdooda aan ugalay guri islaameed odogoo xayawaankoo aa garuun isoo qaatay isagoo dhahaaya sheydaan naareed may fadaase waxaan ugu jawaabo makaseenin nooh saaxiibkaa bushkuleetigii ass ba iga laharey baxar aanba gali sababtoo ah ninkii aan ka ijaartay alaabtiisuu rabaa ninkaa iga qaatayna wuxuu ila soo taagan yahay hadii mar kale koydo eebahay ki dhaarte kiin dhabee malintaas kadib waxaan ka dhaartey in aan luuq danbe maro ee kuuska kawaran sheekadaan widaayow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To:Baabuujiiiii

Ah ah ah duqa tanaa sax ah runtaa waayo waanan ka helay shekadii danbe heeeeeeeeeeeeeeee. ah ah ah ah ah "hadii mar kale koydo eebahay ki dhaarte kiin dhabee"ah ah ah

Duqa aniga xamar iyo baydhababa waan daganaa labadana waan fahmayaa dhaqankooda lakiin tii hore way ii cuntami wayday khasatan mesha aa leedahay "meesha xamar maa moday" waayo wax saa u wayn oo dhalinyarada labada gobol u dhaxeeyso aan garaneeynin, subax wax istiila"buufka" xirana waligay ma arag. taasaa xogaa igu noqotay yaab. Sida kale okey. Lakiin siduu yiri Xaaji GAAx awal horaba joke lay aheed heeeeeeeeeeeeeeeeee.

Anyway labaduba way xiisa lahayeen duqa. Thanks for that.

To: Gaaaaaaaaaaaaaax

Duqaaaaaa runtaa waayo laba iyo hal aa la i diray. Calaa caleeg waa iga raayey xaji baabuuji. Lakiin balan waayo dhala ma jabsanaayi waa iska ganbisa haa in peace.

Kusow
Ramadaam Kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
Baabuuji


L@@@@l waxaa iga qosliyey magaca adeerkaa...ragii hore ayuu ka haray ! tan kale oo aan ku qoslay waxay ahayd "adeer aa ii daliigaaya". Qax, qax, qax..walaahi waxaad isoo xasuusisay bari aan wax udaliigi jiray. Laakiin hal su'aal ayaan ku weey diin lahaa ninkii ku soo cayrsaday ma pedofil muxuu kawadaa "hadii mar kale koydo eebahay ki dhaarte kiin dhabee" ?

Kusoow

Saaxiib mahadsanid - waxaan umalaynayaa in aad tahay dadka fur-furan. Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi_shaambow

Unrecorded Date
yax yax yax Baabuuji.... wicked story.....

macalinka.......weyn
maxaa waaye qoftaan oo subaxii wax balimineeysa.....meesha DALQA maa la gooynaayaa...
yax yax yax...... next time....
hadiid sheeko oo qaraab ah keento proper lakuugu daliigaa macal macsaro.......ma maqashe!
yax yax yax yax .....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuuji

Unrecorded Date
kuuska xaaji,

Sababta ay ninkaan u balamisay waxay ahayd marka hore gabartaan waxay ahayd bussiness lady oo dukaan iyo badeecooyin ayey haysatay wiilkana tourist ayuu ahaa suuqa isagoo maraayo uu macalimadaan kashuufaynoo kadibna waa laisku qabtaynoo seewaaye kuuska habartay habartay maka wadin nooh adeer maa ii malaysay middeda kale kuuska xaaji habartay habartay ku faanoow waa laiga shidaa taas ogaw heer bay iyo benaadirba ambientahaas kuma soo korin.
take care LV ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuuji

Unrecorded Date
Daaaax

waxa u malaynaa in uu buto foori ahaa oo waxa umalaynaa iniis 40jir yahay jir ahaana waa labaatan jir sababtoo ah reer baydhabo waa shaqaystaan sida xamar shaati gacma dheera ah inya soo xirtaan shansaac hurdo kama soo kacaan joornaal iyo kuusna lama soo noqdaan!lakiinse gaalkacayood cofee expresso cabaaya yaa arkay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida

Unrecorded Date
waxaa is dagalay nin reer wagooyi ah iyo nin reer bay, kii reer wagooyi ayaa loo daligay harkii la sii dayey ayaa wuxuu ku caytamay habartaa was, kii reer bay intii uu qoslay ayuu ugu jawaabey may kalay in guursadey .hahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANI

Unrecorded Date
lol fix ...fix lol
iyaah baabuuji a that was funny thanx lakiin adi makugu dhicinoo hee nagada show gee atoore

kusooow kunturwaaroow
lol funny name
gaax u funny two

AND geedi shombooow adi waan kaadanbeeya duqa funnyga ee wad sidaas ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
lol
baabuuji and the other whith the funny name
like kuusoow
geedi -shamboow lol
hani sis meeshaan laisku daliigaayo naga soo carar sii noo ileen gabdhaa nahayee daliig makareeno lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuujii

Unrecorded Date
nadiiro,

meeshaan daligeeda waa very easy sababtoo ah istaaqfuruloow aa soo galaynoo! siiba gabdhaha aad bay ugu fiican tahay oo inta badanba waxay ka sheegtaan dhabarka iyo qoorta sababtoo ah stresska ayaa ku badanoo! see waaye nadiira waxba ha cararin nooh! somalia ma la isku toobi jirinoo? intana sidii oo kale waayenooh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
hahhaha
TO baabuuji
lol ..fix...fix
lol ala daigaaa
meeshaan masgees ma'rabnno
nuursina majiro macalinka eee
saara lagaa tumaa hadaa gabar u soo dhawaatid lol
ama ..saliid zanbaf lee noo lol
macalika isoo bari heee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabuujii

Unrecorded Date
nadiiro,

walashiis shimee kadhimeey kaadhim kuugu danbaysay meeshaan waaba lagugu dagaalaa hadiid dhahdid ka waakula dagaalamaanooh! sababtoo ah waxay u maleeynaayaan nuuris nooh. mida kale caloolay cunoow goormaa kuugu danbaysay? hadiid rabtid waxaad soo fiirisaa (BAGA CAAFIMAADKA) fixdaa kaa dhamaanayso nooh.

iisoo jaawhee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.