site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Oday Doonad Fadhiya & Dhalinyaro Dhageesanaya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Oday Doonad Fadhiya & Dhalinyaro Dhageesanaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaliyay

Unrecorded Date
Waxaa dhacday ama aan layaabanahay sheekadan ee maxay idin latahay.waxaa dhacday in aan meel cofee lagucabayay ugu imid oday soomaaliyeed iyo dhalinyaro wax bartay qarkood qaarna jamacada aadaan odaygii baa oranaya sida tan waxaan ahaan jiray markaan idin la ekaa mas uul.dooladeed ayaan ahaa mudo 20 sano ah kadid waxaan noqday ganacsade layaaan mudo dhan 15 sano ka dib dagaal kii ayaa igu dhacay oo aniga iyo familkaygii oo dhan halkaan ayay ii joogaan marku intaas yira ayaa qaxaa yimid oday somaliyed oo kale sidan ayay issu wareesteen. waryaa dagaal waad joojin wayseen eesida aan idiin galnay ma aad arakteer jooga ayaan idinka waynaye markaasuu yiri odaygii kale reer hebal dabada ayaan idinka gali jirnay waligeen mahadaad hadasheen kuwaas waxay ahaayeen odayaashii aan kasugeenay wadan keena inay xal ukeenaan . dhalin yaradii laga rabayna inaytashadaan odayaashaas ayay u qoslayeen si daacad ah. waryaa noomaqan? waryaa noo talin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Was this meant to be a joke? i wonder........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
it's seems mixed joke&fact!so take it easy man remember! this is ila qosol not ila caytan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.