site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALI PRESS IYO SHAACIRO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SOMALI PRESS IYO SHAACIRO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEYd

Unrecorded Date
Waxaa dhacday in naag soomaaliyeed ay galaysay dhalashada Canadianka ninkii saraakiisha socdaalka ahaa baa wuxuu waydiiyey primeministerkii canada, cabaarbay madaxa luxluxday markaasey lasoo boodey meeshii laga rabay john mcdonald ayey waxay ku xasuusatay mcdonald restaurant waxayna tiri john humburger marlabaad baa ninkii immigration officerka ahaa waydiiyey kan hada wadanka haysta waxayna tir eedow sow afqalooc ma'ahayn oo micneheedu yahay mour mour mouth ugu danbayntii ninkii baa ku yiri waad dhacday islaantii waxay bilaawday inay qayliso oo waxay tiri heedhe nimankan afka ka wada ciladaysan maxaa idaba dhigay midina wadankii buu iga soosaaray midna dhalashadii wadankan buu ii diiday ba'aa xagaynu aadnaa north pole mise south pole!lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akile

Unrecorded Date
Dhuceeyd

Garana kan afka qaloocan ee sharciga udiiray, laakiin waa kee kan kaloo afka qaloocan oo wadanka ka soo saaray?.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
yaakaleeto afka xaajilee ahaa hadiid jilcis u rabtidna waa abaaba siyaad bare see waaye!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.