Unrecorded Date Baar Ubax (xamar) hortiis laba miskiin oo fariisan jirey ayaa maalintii danbe is dagaalay. Midaa intuu xanaaqay kii kale tusbixii uu ku tuugsanayey ka jeejeexay. Ninkii tusbaxa laga jeejeexay waa soo boodee kii kale kitaab meesha uyaalay uu maxaa kaa galay camal u jeejeexay.
L@@@l waa sheeko yar oo gaaban macaana. Laakiin saaxiib waxaan la yaabay tusbaxa la jeex-jeexay - tusbuxu ma xaanshi buu ahaa, soo ma ahayn in tusbaxa la goo-gooyo.