site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qafaal, nin reer baydhabo iyo Hargeysa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Qafaal, nin reer baydhabo iyo Hargeysa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuad

Unrecorded Date
Baydhabo ayaa nin laga qafaalay kadibna loo taxaabay waqooyi galbeed. Waqti badan markuu xerada miletariga ku jirey oo la hubsaday inuu cararayn ayaa magaalada hargeysa oo u dhoweyd loo soo fasaxay.

ninkaan intuu yaraa waxaa laga dhaadhiciyey in masagada laga helo gobolka bay kaliya. Suuqa hargeysa ayuu ku arkay masago lagu gadayo kadibna intuu kusoo booday oo gacanta la dhex galay ayuu la hadlay masagadii:

Ani khafaal i keene, adi ma ki keene?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Gax, Gax Gax That was soooooo funny

Laakiin aan kuu saxo luqadda:
"Ani kafaalaa i sheeni, adi may ki sheeni"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Unrecorded Date
Kissima
xariifaa tahay...reer beydhabaadkii runta ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 10, 2000 - 12:30 pm
SAAXIIB AAN SHEEKADA KUU DHAMEESTIREE
WAXEY A HEED...
MASAGOOY MASAGO ADEEY INTAA KA SHEENEENAA.
HARUURAA KIINBIHIYEENAA....
MARKAASUU OOYIN LADHACAY!!!!!!
BA BA BACAA BAAC BAAAAAB BACAAAAAAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhaahira eeden aliyow makare

Tuesday, July 11, 2000 - 05:15 pm
sheequnaa sheekadun ini ahaayiy lankii sidun erey lakiin anni hargesa ma roogne mey roogi
barbaro
aha haa hahahahahahah

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.