Kissima | Unrecorded Date Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dhacay tuug oo intuu alaabtii ka gurtay isagiina laba dible u xiray. Tuuggii intaa kuma joojinine Aay Maano ayuu tunka ku dhegey, Ninkiina waa u jeedaa. Aay Maano si fiican ayay u qaadatay, tuuggii markuu dhmaytstay ayuu iska baxay. Ninkii reer Xamar ayaa qaylo afka furtay oo naagtii ku xanaaqay, naagtii ayaa tiri "Awees, tuugga iniis i xoogo Ilaahay amarkiis ey ku nakhati". Awees ayaa ugu jawaabay "Laakiin inii u niikisid Ilaahey amarkiis miyaa." |