site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ARINTII SHALEEMO SHUUN KA DHACDAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ARINTII SHALEEMO SHUUN KA DHACDAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
HABEEN AY SAACADU AHAYD 6:30 FIID NIMO SAXIIBKOO QALDAAN AH IYO FAXDOO QALDAAMAD AH AYAA WAXAY ISKU SOO RAACEEN SHALEEMO SHUUN OO KU TAALA ISGOYSKA KAASA POPOLAARE,YAAN HADAL IDINKU DAALININE SHALEEMADANA WAXAA KA SOCDAY FILM COWBOY AH OO ATOORIHII CAANKA AHAA EE AY GAALKACAYOODKU U BIXIYEEN (ISBATOORE KALEEGAN) QALDAAMIINTANA AY MAGAC KALE U YAQAANAAN AYAA KASOCDAY SHANEEMADA WAXAA BUUXAY REER WAQOOYI IYO GAALKACAYOOD IYO FARA KU TIRIS BAYSAANIYAAL AH. WAXAA DHACDAY IN QALDAANKII AY QALDAAMADIISA KALA DHUMEEN MARKAASA QALDAANKII INTA MEEL KASTA UU KA DAYEY AYUU WAAYEY MARKAAS KADIB AYUU INTA SHALEEMADA KORKEEDA TAGEY AYUU QAYLO AFKA ROGEY ISAGOO DHAHAAYA NAA SHUUNEY DEE KUMEE! MARKAASAA WIXII DADKII FILMKA DAA WANAAYEY HAL MAR QOSOL LAWADA DAATEEN MARKA SHALEEMADA SIDAASEY SHUUN KULA BAXDAY.LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhacaro

Unrecorded Date
it doesn't make any sense or make laugh what you have written, even it didn't make me to smile. Can i aske you question why do you have to laugh for somebody's name? be a realistc man. you have to accept the differances, every language has differet interpretation by same words and every region could have defferent meaning in same word, so bro you're the qaldaan one, so don't say qaldaan to the other people and i'm possative you don't know the meaning of the words you're you using. later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beesani

Unrecorded Date
to dhucey
aad ayaan ugu faraxsanahay sida aad qaldaamiinta ugu daadisay waana istaahilan
waskhdu ee sidaa u caay
keep the good job ms ducey iam from
shangani like and hate qaldan and gaalkacyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaso manyo

Unrecorded Date
Asxaabta see idinka noqotaynoo, reer waqooyi waa walaalaheyn, lakiin sidaas maha in aad ugu daadisiin. Marka kale qof luuqadiisa qosol magala noo. Wiilasha iyo gabdhaha qur-qurxan ka khaleya noo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mucjiso

Unrecorded Date
Waxaan maqley ineyd aheyd Habar iyo Gabarteed, ee ay aheen labada kala aad sheegtey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
Indho caro,

Bro,calling northern people "qaldaan"deosn't mean an insult or disgrace I love them like I love other somali people on the other hand,we as southern people do call aqaldaan to northern brothers as a nickname like you guys call us walaweyn or af ku qurmoonayaal and we took these names as a joke and I hope you feel the same way so bro, take it easy this is a "ila qosol" in addition I didn't mean an insulting Just joking man.If you took this joke as an insult I oppologize 100% with sincere honest and respect.
Peace!

Beesaani,

Macalinka adiga reero shaxguur aad noqotaynoo abuu seeraale aaba igu noqotay nooh,hadii heer waqooyi aad saas u necebtahay qayaarkaaga ku caaynooh! naagees badanidaa sida heer waqooyi lama caytami taqaanid oo horay ay kuu soo kululayteen miyaa? macalinka habartay habartayda kugu jirtaa u mudaa bax iska soo daawey xagaagii waa feeray ee u tag islaamaha booranaha habartay habartayda tumo ha kaa soo cuudiyaan marax waaxid baysaani ku beenleh waaxid!

Casa maanyo,

Macalimada waa runtaa lakiin abaayadiis markaan xamar joognay qaldaan caay ma aheen nooh naynaas ma'aheenooh seewaaye waxaan soo qorina kaftanlay aheed ee wax kale maheenooh abaaydiis aniga shaalaley ma'ihi ha u mudin wax kaleeto kaftanlee waaye

mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO DHUCEEY
LOVE YA SIS

AND IT IS FUNNY IN HELL
U KNOW

SO INDHOCARO GABADHA MAyCAYNin REER WAQOOYIGEE EE WAA REER XAMARKA CAY BAY U YAQANAAN( SHUUN) LOL NOO REER WAQOOYIGANA CAY BEE UTAHAY MARKA THAT IS FUNNY FOR EVERBODY FROM XAMAR .lol GIRL w
waa naga qoslisay ee thanx ana sheekadayda soo aqriso oo ah (3 nin oo shaleemada ka cararay BY NADIIRA)
meelay iskaga mid yahiinee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
kuligiin,

saxiibayaalow aniga fax maihi e igaar aan ahay
dhuceey magacaas waa dhalo magaceeda ee ma'aha fax magaceeda

nadiira

macalimada waa ku mahadsan tahay jawaabtaada meeshaad soo fiiri itirina hadaan u socdaa markaan qoraalkaan dhameeyo

madaxaaga kor majahaaga hoos
t/care sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
To DHUCEEY
iyaah wiilaan ahay aa macalinka ok waaye DHUCOOW ma iska dhahdidoo hee macalinka ileen gabdhaha aa looyaqaanee DHUCEEy lakiin xor aathay macalinka ok
isoo bari heee CAIOOO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
nadiira

macalimada hadaad xasuusatid ninkii dhalooyinka naadin jiray oo dhihi jiray "dhalo yaa qabooy dhalo yaray dhucey" ma xasuusatidoo? see waaye nadiiroos faxyaasha waxaa la dhihi jiray dhikilo,sitay iyo sakeey etc waligay duceey ma maqlin intaan cali boolaay joogay. aniga waxaan ku waydiinaa in aad soo wiidayso bay&benadir hadii ku qosliwayso waxaa sanka kaa marinaa clinex!

isma dhaafno, buona sera bella

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO DHUCEEY

lol hahah fiq.fiq iyaaah dhuceey

wlaahay hadaan kudhaho waan hilamaamayna
waxii cali boolaay ahaa oo dahn.iyaah
thanx .for xasuusinta atoore clinex anaa kuhaaayo
badan oo aad duufka iskaga tirtid hee lol
ha ubaxin waa kaftanee lol
take care
peace hee muncho garasi's leene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
Nadiira,

macalimada waad ku mahadsantahay soo jawaabidaada mideeda kale maxaa u soo booqan weysay bay & benadir iyo gaalkacayood iyo gibilcad,shaacirooyinkaas beelo waaynooh! mise waxaa kaa dhamaaday clinexka oo diif iyo ilmada in aad isku darto ayaa ka baqatay miyaa?
kaftanlee waaye heee! walaashiis waxaan ku waydiinaa meeshaa joogto qamiir maka furan yahay aniga waxaan joogaa meeshoo hot dog laga cuno oo waxaa canjeero,muufo,calooley,beer,salmuko,gaxwo xaraar iigu danbaysay waqti hore oo waxaan rabaa in aan vacation u baxo ee ii soo sheeg ileen netkaan waxaa ku badan shaalaleyda.

malaa'ig haku salaanto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
lol
u funny dhuceeey yo
first of all waa kuslaamay dhuceey
2 ok waan soo aqrisandoonaa meeshaas macalinka!""
ala adiigaa calooleey& aa muufo
maa u xiisootay anaa kusoo diraáayo ok lol
ani meesheeyda bajiyo iyo bur iyo basbaas aalaga cunaa ee aniina mcDonall ee iga heesaaa noo...lol...anyway ok hakuu macaanato
caiooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
naadiro,

waxaa dhacday in ciyaaraha gobolada la dheelaayey markaasaa waxa isku ku soo baxay gaalkacayo iyo benaadir bas markii ay ciyaarta socotay xoogaa ayaa waxaa dhacay in ciyaartooy reer gaalkacayood ah ay tooray aa ka dhacday markaasaa aarbiitarihii wuxuu ku yiri kii toorayda watay waa maxay tooraydaan markaasaa gaalkacayoodkii yiri (sow meesha rag ku hardamimaayaan maxaa toorida iga reebay)aarbiitarihii ciyaal shingaani yuu ahaayee caguhuu wax kadayey markii la weydiiyeyna wuxuu yiri abaaaba hadii fara dheertaan aan rooso siiyo, shubaako ay iga furaayaan seewaaye abaa ani habartay kaligay ay iga qabtaa nooh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
to dhuceey
LOL
FIX FIX,,,,,,

maxaa tiri ciyaal shingaani waa baqay haye
baba aweeeys maxuu usoo kaxeesan waayana

u funny man keep the funny thing going ok

hakuu macaato& ceeshoo milih

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s.Holland

Unrecorded Date
Waa jawaabtii
Macalin ka yimid Magaalada xamar ayaa waxaa la keenay woqooyiga isaga oo ardeydii wax u dhigaya ayuu daacay markaasuu ku yiri ardaydii " Subaxadaan ayaan dooro macaan ka soo dharjey"
ardaydii intay is xajin kari wayday ayey albaabka uga bexeen, maalintii danbe ayaa walidkii oo ashkatoonaya uskuulkii yimaadeen oo leh carruurtayada wax u dhigi maayo nin doorada cuni.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO DHUCEEY
ayamahaan maxaa luguu arkiwaayayna iyaah aroos maagashay lol
sheeko bello aan kuu hayaa ee waxaan kusoo qoraa when i got a time ok walaalkiis buy bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
nadiiro,

walaashiis foorjadii aa iga dhamaatay nooh! oo foorjooyin aan soo uruurinaayey laakiin badanaa waxaa laga helaa dixon lakiin macalimiintii oo dhan waxay u guureen north america saudi arabia magaalo madaxdeeda maneapolis,manisota lakiin summerka ayey soo noqonaayaan iyagoo surwaal jeans ah oo dabada ka dhamaaday wata iyo marlabaro moulto securo ah nooh! laakiin maanta aa waxaan tegay meesha insuranceka, koo aa waxuu buuxinaayey form, marka formka waxaan ku dhigan sex oo micnaheeda yahay waxaad tahay male ama female saxiibkaa wuxuu meesha ku qoray no sex boxkii male iyo femalekana wuxuu xariiqay feemaleka asagoo micnaheeda fahmin in loo sheegana aan rabin isagoo waliba dhahaya aniga nin baaf ku dhashay wax ka maqli maayo. lol

madaxaaga kor majahaaga hoos!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO DHUCEEY macalinaka lol adoo baaf ku dhashuu arkay haye that was funny thanx

na midaan ila arag ok

waxaa jiray macalinkoo reer cowdwaaq ah iyo macalimadoo reer abgaal ah bas way is jeclayeen
dibaduu ka aaday dhinca carabaha bas walaasheed iyo iydaa isladganaa anyway.... malin uu soo wacay tlf aqwaankii reer cowdwaaq ahaa
iyadana.. fadumaa ladhahaa markasuu wuxuu ku yiri xabiibi means= hony
iyada inuu qaldamay bay u heesata oo way maseersantahy ....saa wuxuu yiri xabiibi markaseey tiri war fadumo dheh.. markuu 3 jeer xabiibi dhahay bay xanaaqday markasee tiri "war xabiibadaa sheegay sid xaawaaye aniga fadumaa laydhahaayee!! walaasheed ooo qol wiil isku shukaansanayeenaa qeeladii maqashay iyadoo dhaheeso fadumo maxaa kugu dhacay?? markasee tiri xaan ka ogahay anoo mahaan taaganuu xabiibo uu guraayaayee! isagii tlfka ayuu ka maqlayay mar kasuu yiri!gow war badaan aan galeee!! markasee tiro 2 3 maxaa adi bada karaadinaeeysay!
lol dhuceey i hope u like it i thought it was funny lol
take care love ya bro ur sis nadiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
nadiiro,

macalimada qosol aad igu dishay oo coffeeygii xataa waad i ilowsiisaynooh! lol xabiibo aa.
nadiirooy saaka waxaaba igu dhacay too waalan aa iga soo wacday fast food kaan ka shaqaynaayey, markaasey waxay i tiri walaaow waxaan u baah nahay ••• lo'aad ama mid ari markaasaan iri gows aa markaas bay tiri may ••• lo'aad ama mid eri sababtoo ah dhaqtarka ayaa iisoo qoray. inta xanaaqay ayaa ku iri walaal waxaan hayaa mid rag oo sabiibax ah markaasey tlf isa saartay nadiirooy soo cajaaib maaha?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
macalimada meesha gaduuka ah waa (sug) gadaal u aqri waa altileriga raganooh! aqyaarta somali net KGB ayba nagu noqdeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO dhuceey lol
fix fix.... fiq lol
that was funny
arin cajiib waaye lol
thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
TO DHUCEEy tana waa sheeko dhacday ee dagaha ufur ok

waxaa jiray xariifkoo wadanka DAnmark qaxooti iskudhiibay rabo ,,,, wuu soobaxay KENYA uu diyaarad kasoo qaatay markuu garoonka COPANHAGEN.. kudagay baa wuxuu arkay cadaankaanoo dhar askara qabo..markaaseey dhaheen af denish.."" godav velkom" means hallo wlc::: wuu naxay wuxuu isdhahay waa lugu celinaa bas.. intuu shandadihiisa tuuray uu..xariifkii garoonka kabaha tuurtay garoonkii 11 jeer kusoo wareegtaa danish kii yaab waxeey dhaheen ninkaan cadaan waligiis mar arkin.. show ... sharcigiina bil gudaheeda lugusiiyay .. ninkaan shock uu qadee dhaheen ..lol xeradiina..waxaaloogu bixiyay AXMAD BILE kii soomaliya u ordi jiray waa garaneey aa umaleenaa
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaf

Unrecorded Date
Salaaman kuligiin
Dhuceey
bro waa iga qosolsiisay runtii nin baaf ku dhashay aa madax adeeg iga dheh,keep up the good work

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ka-ja-jabis

Unrecorded Date
sheekada sidaas ma aheenee wey kaa qaldantey saaxiiib.
beesaani waa laguugu sugay aadaale aada mac sonkor si fiican madaxa alagaaga is taago.
s.holland bro waa ka helay sheekadaada keep going

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
SALAAN WALAALIHIIS

DHUCEEY ,NADIIRA Walaalayaal sheekada wada,maxaa nigu dhacay,wax qosolka iga joojiya ayaan waayay markaan aqristay sheekooyinkiina,soomaali fiican baad kuqureesiin ,merci beaucoup

walaalayaal saaskuwada,waxaa nasoo xasuusinaysaan yaraanteenii gaar ahaan aniga....

WAA nila sugayaa,hanii socoto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
salaan,
max'd

Waraa french man, saxiiboow sheekada waa sii wadi lahaayee Nadiiro waa igu fiintaysay aan u malaynaa ama computerkii aa ka halaaway ama deportation aa lagu sameeyey oo apealkii ay mashquul ku tahay aan umalaynaa lolol
hadii qosol dartiis uu xabadka ku xanuunay xalwo baaslaawena aadan haysan maxaa kuu samaynkaraa hee faxda inay kuu daliigto maahinoo?lolol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaaxsalaax

Unrecorded Date
TO:
Nadira you r funny.But I am making a bitt of correction in your joke: Abdi Bile was the correct name, not Ahmed Bile.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
liwaax salaaxoow,

saaxiiboow seeraale maa wax ka dhigi jirtay saxoowgaa sheegaysid maxaa waaye? nadiiro af soomaliga haday rabto gadaal gadaal ay u aqrin kartaa lolol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
WOOw iyaah long time no see may dhaheen
cajiib ,,,,

TO mohamed walakiis mr freanch man ok waaye had lag bilabo ada nag dalaysid me and dhuceey!!

DHuceey dabo cambaar... iiwarn wali adi manooleed
cajiib..dheh...ani wa ka indho wa waynahy noo,,,wala i tarxiilay maogeen miyaa Afica hadan waa soo noqday hee..lol may walakiis i was kind of busy iskuulka inta xam isocda ma og tahy,,ani iyo macala miinta a is rifoyno koleey hadaan nolahay sheeko aa idiin soo qoraa

To libaaxslaax
---thanxx ,,lakiin Ahmad bile or Abdi bile is the some know cuz we are all qaxooti walalkiis it dosn't matter ok,,,

To...anony..
thanx,,,runtaa waye soomaliyoos lee noo
so caio

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey oo bood boodooyo sidii moolada oo kale

Unrecorded Date
nadiiro,

wow!nice to see your fingers! walaashiis otaanga may kaa xooreen? xaasid sanaa lolol mugoo baasaboorka si fiican ma u cuntay?loooooooooool nadiiro walaashiis warkaaga waa la waayey oo waxaan isdhahay mindhaa nadiiro net ay furatay ayadoo ii sheegin sababtoo ah client aan ka noqon lahaa nooh macalimada hakuu macaatohee ha is martiyeenin qolka qolkaaga lee waaye oo weli sariir king size ah aa kuu taalo loolooooooooloololoooollolloloool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NADIIRA

Unrecorded Date
lol.....iyaaah dhuceey thanxx walalkiis sariir king size aa kuatlao aa naga daye meshaan waxaa layahay,,qaxooti ee dhulka dhulkaagi waaye dheh ..lol..chek this out aight!!!
A police officer pulls over this guy who's been weaving in and out of the
lanes. He goes up to the guy's window and says,
"Sir, I need you to blow into this breathalyzer tube."

The man says, "Sorry, officer, I can't do that. I am an asthmatic. If I do
that, I'll have a really bad asthma attack."

"Okay, fine. I need you to come down to the station to give a blood sample."

"I can't do that either. I am a hemophiliac. If I do that, I'll bleed to
death."

"Well, then, we need a urine sample."

"I'm sorry, officer, I can't do that either. I am also a diabetic. If I do
that, I'll get really low blood sugar."

"All right, then I need you to come out here and walk this white line."

"I can't do that, officer."

"Why not?"

"Because I'm drunk."

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.