Shiishka | Unrecorded Date salaan xariif reer waqooyi aa maqaayad soo galay, kabaryeerigii aa u yimid, intuu ku dhahay kabaryeerigii soo dhowoow, oo si tartiib ah u dhahay saxan canbuulo ah ii keen, kabaryeeri maxaa ku taqaan hee, kii koshiinka kujiray oo cuntada soo guro uu u qeyliyay, war saxan canbuulo ah soo gur, xariifkii reer waqooyiga intuu xanaaqay uu soo istaagay, kulaha war ka noqo doonimeynee war ma naadi beeynu kuniri, no offence intended. |
LIXLE | Unrecorded Date LOL THAT WAS FUNNY DO YOU HAVE SOME MORE |
niicle | Unrecorded Date shiishka oo iminka waxaad tidhi miyaa reer waqooye ayaa cambuulo cuna qarsadana? war waan kula kaftamaya: good joke! |
LEE_77 | Unrecorded Date SHIISHKA THIS AIN'T FUNNY AND I DON'T GET THE POINT, NEXT TIME U TALK ABOUT (REER WAQOOI),BETTER LOOK WHO U ARE,BAD CULTURE REEX XAMAR , GOOD FOR NOTHING. GOOD BYE MUCAS |
shiishka | Unrecorded Date salaan Lixle waa soo raadin sxb wax kale niicle saas maaha sxb waa iska joke lee77 haxanaaqin sxb waxu waa joke maaha real, midoo kale waa tanaa. Xariifkoo aa kasoo dagay airport (England) kuyaala waxaa loo keenay nin turjubaan ah oo ingiriis ah oo af somaliga yaqaana. Su'alaha la weydiiyay waxaa kamid ahaa, aaway pasaborkaadi? wuxuu kujawaabay waa soo cunay isagoo ula jeedaa waa soo jeex jeexay. ninkii ingiriiiska intuu naxay uu dhahay sidee u cuntay passport? cunto ma ahene, ninkii ingiriiska ahaa taqtar intuu u wacay ayuu yiri ninkaan passport ayuu cunee hala soo baaro. enjoy it. |
indhocaro | Unrecorded Date Guys don't you have some thing else to say. This is not joke, it didn't even make smile. First of all who said the people who are from south somali can make jokes. You guys nobody asks you a wisdome you're dumn people, so don't try to be a funy. |
Muna | Unrecorded Date Hey guys i dont see why this things are getting so personal, even if i am from the northern sides, somethings should be taken lightyly that is why we went through a bad war. We should have atleast learnt something from it, even though it has taken us more apart from each other than before. Take care my bros. |
dacar | Unrecorded Date ma waxaan mooday,mise waxey noqotay,mise waxaan loo noqonin, anigu canbuulo waxaan mooday wax xun oo laysku caayo,waxaan ogaaday inay tahay cunada ugu borotiinka badan ee ilaa hada lahayo ama si fudud dhulkii looga helo,waxaan loo noqon in aanan qofna ku aflagadeynin oo nina iga bad saneynin ee cuqdada iska saara soomaalaay... dacar-dacar-dacar |