site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nin reer miyi & Gabar reer magaal

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Nin reer miyi & Gabar reer magaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ridwaan

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum dhaman salan kadib kusoo
dhawaada sheekadaan. Bari baa gabar reer magaal
aaday baadiye markaas beey ubaxday dhoowrto waa
marka eey isku imadaan dhalinyarada ama wayeelka
kadibna waxeey qabsadeen cayaar wiilkii uheeys tay
meesha baa ka helay gabadhii kadibna markii eey
gabadhii kusoo noqotay gurigii buu soo daba galay
ninkii oo usoo dhadeeystay dhado waa shukaan siga
reer baadiyaha oo waxeey isku imadaan saqda dhexe
kadibna markii uu uyimid dhoow habeen beey waxeey
ku heshiiyeen in eey isguur sadaan habeenkii danbe
beey israaceen oo reer baadiyaha waxeey yaqanaan
in eey ladhuun taan gabdhaha oo eey horsocdaan
kama helaan gabar dhinac ama hor socoto ee waxeey
rabaan in eey gabadha ninka gadaa shiisa socoto
kadib gabadhii reer baadiye weey baqaneey say oo
ninkii beey hor socotay asagana wuxuu is yiri tani
waatu aan xishood laheeyn ee iska reeb markaas buu
inta fikiray buu yiri naa horta shuun maleedahay
markaas beey tiri mayee xoogaa naa maxadiidin iyo
xeradaa madoowbaa mayee xoogaa naa ba teel teel
tola aaneedbaa mayee xoogaa naa ma hoowd iyo
halaqyo galeenbaa mayee xoogaa. xadidin iyo
xiradaa madoow waa waxba malihid miyaa teel teel
tola aaneed waa ma waxyar baad leedahay hoowd iyo
halaqyo galeen waa waxfara badan markii eey
waxkasto maya tiri buu yiri hadaba hadii aadan ii
shiigeey kasoo fikir oo waa inoo markale sidii
beey gabadhii ugu soo noqotay cidii oo eey
weeydiisay gabdhii kale ee lajoogtay guriga oo
diri naa sas baa iqabsatay ee kawaran markaas baa
gabadhii tiri naa intaad tagto duduntaas
dhinaceeda iska rif oo iska kala yaree maraas bee
ileen waa naag ubaratay in eey istic maasho sakiin
biyo waxaasee tiri oo maxaan kujaraa kadibna
wexeey tiri isticmaal gacantaada oo intii eey
aadan duduntii gadaa sheeda beey labadii lugood
hala fogeeysay beey ugu dhaqaaqday bahalkeedi
rifitaan oo tiri gugaad baxday gumcad xaadoole
xunuf waad ibaratay bisiq kadibna sidii eey uwaday
baa waxaa dhinaceedi kayimid ninkii oo kuyiri naa
inta kale iska daayoo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.