site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AMBARO iyo english, maxaa kala qabsaday

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AMBARO iyo english, maxaa kala qabsaday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamud

Unrecorded Date
Anagoo dhowr soomaali ah ee fadhina maqaayad ku taal bombay india, ayaa waxaa gadaasheena soo fariistay islaan soomaali ah, oo kuwa dahabka ka ganacsada ah, markaasaa waxaa u yimid kabalyeerigii hindiga ahaa, maxaad rabtaa ayuu yiri, waxay ku tiri waxaan doonayaa CHILDREN FRY, oo macnaheedu yahay caruur duban(solan), waxay rabtay inay tiraahdo CHIKEN FRY(DIGAAG DUBAN), ninkii hindiga ahaa oo yaaban ayaa ku yiri wadh,wadh(wath) are you crazy, intaan islaantii iyo ninkii u tagay ayaan ku iri, eedo maxaad rabtay, markaasey kusoo celisay waxaan rabay children fry, waxaan ku iri eedo afsoomaali iigu sheeg , markay ayay tiri, waligayba halkaan ayaan ka cuni jiray miyuu cusub yahay nacaskani, eedo waa digaag solan. markii aan u sheegay ayuu hindigii qoslay oo yiri:you somalian people, you use to eet children, ahahah, ahaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nima

Unrecorded Date
what's up mahmuud, i reaaly liked your joke aand hope itt happened reality. i wanna tell u that i usee to leaaave in pakistan for 8years, and i know urddu and hind very well,so i think yourr joke is very funny and interstingggg one.

namastey, dubaaraa joke sunoo yaar, ajaa walaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamud

Unrecorded Date
NIMA , ABKOO BOHOD SHUKRIYAA,mujee toodhaa urduu jantaahee, bohod nahiihee, .i have been also in pakistan, 1990.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissDhibleeeyyy

Unrecorded Date
Tum log joke sunna rahe ho ke Urdu main baat kar rahee ho.Bahut acha lagtaa hee parkar kii somalians bhi Hindi main baat kar saktee hain.
Mahmuud .......woh acha joke that yaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
mahmoud
sheekadadu aad ayey uw fiicneyd
EE Ga zo door

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Flower

Unrecorded Date
I realy like your joke and it's so interest so keep doing that "Brother".Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kutee

Unrecorded Date
Aree yahan urdu toori jaltaa hee
abloo baqwas ban karoo....tum aja adimioo
ab kahan reeto abi ......kasam qudaki tum
meeraa dimaq qarab giya .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BREDA-EMPIRE

Unrecorded Date
AREE AMBA AF HINI QARARRAMSADEE, ME JOKETA KAHELEE
ABAHINI WASIJIREEKAHA!!!!... I LIVE IN PAKIBREDA
WAAYIHIIHEE FIRCOONKAHEE BANGLADESH WEERERAAHEE!!!

THAT WAS A NICE JOKE, SO KEEP DOING THAT!.......I MEAN TRANSLATING FOR THE OLD LADYS!!


PEACE!! REER HINDU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dfgdalkjdfurhyn 3rbkfjgh7y4r n5esrghurtnv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
thanks bro that is too fun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jantahee

Unrecorded Date
War naga daaya jalow-jalowda. War nimanku miyay dawarsanayaan!lol!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.