site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii basbaaska

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii basbaaska
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Nin ayaa wuxuu watay dameer, Dameerkii ayaa suu u socday hal mar istaagay, ninkii ayaa dameerkii garaacay wuuse kari waayay. Isagoo yaabban ayaa waxaa soo ag maray nin socda; wuxuu ku yiri maxaa dhacay. Ninkii wuxuu u sheegay inuu dameerka dhaqaajin la'ayahay. Ninkii ayaa yiri basbaas dabada ka gali markaasuu soconaaye. Sidii ayuu yeelay markaasuu dameerkii ayaa wuxuu u orday si aan weligeed la arag. Ninkii ayaa ka daba orday oo gaari waayay, markaasuu jabkii basbaaska ahaa ee soo haray ayuu isna dabada iska galiyay, markaasuu dameerkii dhaafay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
AAAAaaaaaaah, ar xanuun badanaa!!!!!.

Kissima adi reer Kismayo maa tahay kaalay. Ayagaa waxan camal lagu ogaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO:ANONYMUOS
HABARTAA BUUFKEED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anonymous
Maxaa saaxibow habartey ka rabtaa, maxay ku yeeshay?

Ma waxaad tahay reer Kismayo, maxaadse ka ogtahay inaan aniga lafteydu ka imid magaaladaas. Waana run oo sheekooyinkaas waa laga yaqaanaa magaaladeena.

Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhegta

Unrecorded Date
wax wax gax gax tex tex xxxxxxxxxxx

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.