site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABAAYO QOORAHAAGA AYAAN KA HELAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ABAAYO QOORAHAAGA AYAAN KA HELAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
TORONTO AYAA WAXAA KA DHACDAY IN AY ISBARTEEN WIIL OO SUJUU CARBEED AH IYO GABAR REER XAMAR AH WAXAA DHACDAY SIDII AF INGRIIS LA ISUGU GURAAYEY AYAA WIILKU WUXUU LASOO BOODAY OO UU GABADHA KU YIRI ABAAYO QOORAHAAGA AYAAN KA HELAY OO UU OLA JEEDO QOORTAADA AYAAN KA HELAY SABABTOO AH FAXDA FARAS AYEY AHEEDNOO! MARKAASEY GABARTII INTA NAXDAY KU QOORAHA BEEL MA NINBAAD II MALEESAY LOL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
waa ku qoslay,,,,,qoorahaagaan ka helay aa,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib dhuceey mar labaad waa ku mahad santahay i like sheekooyikaaga saaxiiboow xagee kasoo xigataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY DUCEEYSANE
HSEKADA SOO DHAGA DHAGEYSO MARKA HORE HADIB SOOQOR LAAKIIN WAXA AAD SHEEGTAY WAA MATAG IYO XAAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
anonymous,

saaxiiboow waxaad sheegaysid ma kasaayee maad soomaaliga sifiican u baratid mise waxaad tahay ninkii ay sheekada qabsatay lolol!!! mise af jini aad qoroysaa kix kix kix ah ah ah ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeeeeeeefooooooooowKaniiiini

Unrecorded Date
ah ah aha ahahahahahahahahha,,,,,, waraa DHUCEEY ani welli waa qoslooyaa,,,,,,its funny ,,,intee ka soo heshi ad ,,taneey joke gii sanadka waaye walaahi oo habeen dhaweyd koo afka iska garmaajeynaayo aan ku foorjeeyay walaahi dhallinyaradii aan u sheegay qosol baa lala wada ooyay,, oo cunadii la cunaayay aa lagu margaday , it is a very funny one ,,,,keep the good work dhuceey,,,,,,,,,bye NEEFOOWKANIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALIIFO

Unrecorded Date
TO DHUCEEY!!

DHUCEEY WAA LUGU KASAA, SIJU OO KENYA KA IMAADAY AA TAHAY. I KNOW U VERY WELL CUZ THE STORY HAPPENED TO U IN 90......SO U THINK U KNOW ENOUGH SOMALI TO TELL YOUR STORY. BY THEY WHAT HAPPEN TO THE DJ BUSINESS......AND WHEN ARE U GONA POST "THE PARKING STORY", ANY WAY'S MR. BLACK TAKE CARE!!!

PEACE!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
qaliifo,

saaxiibay or saaxiiboow waligay buulo tekniko ma dhaafin adigana keenya aad sheegee saaxiibay macalinka sheekadaan ay kudhacday waa sujuu carbeed not sujuu keenyaati understand! mida kale bal hubsiimo hal baa la siistaa ee wax hubso

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suuban

Unrecorded Date
War heedhahaya inta magac Ilaahay uuntay maxaad uga doorateen: Dhuceey, Neefoow.., Qaliifo..Iwm..Oo aan la ogayn wax ay yihiin Rag iyo dumar!!?
PS. Ka soo jawaaba su'aashaas af janjeera lahaydee!???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey oo yaaban

Unrecorded Date
magacyada beesaaniyaasha waaye adigana suuban aa lagu dahaa waa magac shaalalay ah ooooooooooook!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Unrecorded Date
dhuceey gaajo: marka ugu horeysa sheekadan waa mid caqli gal ah, hasa yeeshee wax walba aduunkan waa labartaa ,,,,,,,, wax lagu dhasho majiraan !!!!!

Ragii iskalsaha buglaha ciida loo galin jiray a tahay yaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
saaxiiboow adigoo kale feero ayax malihi nooh
gaajodaad sheegaysid maba aqaano mise waxaad ii malaysay inaan ciyaalkii xeryaha qaxootiga ahaa ee keenya ku jiray lolol? saxaab meeshaan diidiin iyo bakaylaa laga cunaa oo adi iyo caato waa kala dheertihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIHAD

Unrecorded Date
DHUCEEY YOU TALKING LIKE A GAL, KAAFIR OR WHATEVER MAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
JIHAD,

NIN GAR IYO GAFUUR LEH AA TAHAY MARKASAA QOF AADAN AQOONIN KAAFIR KU SHEEGEE. HORTA KAAFIR MICNIHIISA MATAQAAANAAAA? ILEEN ANIGU MAKUGU DAYANAAYEE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil kaambi

Unrecorded Date
Dhuceey,

Keep up the good work. Man your good at it.
As for JIHAD I think isagaaba ah anaguu Jihad
noogu dhuumanaa war ha kugu taagnaato.

Suuban
As for you, adiga way kaa muuqataa inaad reer neefood tahay. Sheekooyinka ninkaan hore ulama
aadan socon waa iska soo dhex galee. Page ka
hore usu baar.

Peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIIL KAAMBI

Tuke

Unrecorded Date
Dhuceey

Marka ugu horeeyso waan ku salaamay maka xigto waxaan kuu sheegaa baysaani nimada ma aha in nooooo lagu hadlo qof kasta oo eraygaas adeegsado marki uu wax qoraayo waxaa hubaal ah in uu iska doon doonaayo wax uusan aheeyn.

mahadsanid........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY WARIIRI

Saturday, July 08, 2000 - 05:03 am
tuke,

baysaaninimadayda iyo geeeljireba waxaan ahay anaa is og hadaan (NOOH!)dhaho iyo NAHAYAA dhahoba waa wax aniga iiyaal ee nin yahoow mala awaal laguma socdee taasna ogoow. isbitaal digfeer oo bac ah aan ku dhashay mana ihi nin ku faana magaalo qabiilkiisu degan yihiin mana filaayo in aan ku faano I AM VERY PROUD TO BE XAMARAAWI SIIBA WAABERI WEST AND I HOPE I'LL DIE THERE CAPICHI! SO TAKE THE HINDSIGHT OUT FROM YOUR EYES.

salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QG

Unrecorded Date
dhuceey dam with you man, i like your jokes man, xagee ka soo xigataa nin yahoy,...saaxiib tana iska qabo hee, meeshu waa xamar, waa galab, qoraxduna dhaceyso, xaamuud wuxuu saaran yahey gaariga siisow dhaga dheere ah oo u socdo,jasiira isaga iyo saaxiibadiis si caro maayo si caro maayo loo soo qaado, markii xalane hortiisa la maraayo aa akhyaartii gaariga dhexdiisa shirib(cayaar, dhaanto) ku bilaabeen, oo xaamuud xaraaradii intey la tagtey uu kor u boodey!, markaas baa gaarigii oo kusocdo 100 m.p.h, ka hoos baxey!, war maayaala hee ow xaamuud laamiguu kadhexbaxey! ....markii gaarigii la joojiyey, aa l ugu soo noqdey xaamuud oo dhulka ku baaba'ay,markaas aa fiidow oo xaamuud saaxiibkiis ahaa dhahey"erey xaamuud haba dhindhee halka badar uu qasaarshey aa iiga daran"!......lol

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.