site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dameerrkii qoslay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Dameerrkii qoslay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Beerta xayawaanka lagu xanaaneeyo (ZOO) ayaa ninkii maamulaayay wuxuu isku soo uruuriyay xayawaankii oo uu yiri waxaan idiin sheegayaa sheeko qosol leh. Xayawaankii oo dhan ayaa isku soo uruuray sheekadiina wuu u sheegay. Xayawaankii oo dhan ayaa qosol lugta ku raftay, laakiin ninkii la dhihi jiray dameer caadigiisa ayuu isaga fadhiyay wax qosol ahna kuma darsan. Labo maalmood ka dib ayaa waxaa la arkay dameer oo kalyaha haysta qosol dartiis oo ku dhow inuu suuxo , waa la weydiiyay waxa uu ku qoslaayo wuxuu yiri "sheekadii darraad ayaan hadda fahmay!!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nima

Unrecorded Date
nice joke kissime, i reaaly enjoyed thank u.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
GAX YAX GAX YAX, I hope Iam not laughing like the donkey. That was a super one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib iska daa inaan qoslee xitaa ma aanan dhoolo cadeyn waa mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sxb godogodo dont worry just wait for tree days lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Unrecorded Date
Anonymous,

lolololol, you are funny, tell Godogodo to wait for three days and we will see.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.