site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALBEERKO RAQISAH NINKII XABARSANAA SANDO !!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ALBEERKO RAQISAH NINKII XABARSANAA SANDO !!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOP

Unrecorded Date
EEG HANA QOSLIN MARKA AAD ARKTO
HHHEHEH
WAXAA JIRAY NIN SOMALI AH O DAGANAA MAGALADA BALADWEYN , WAXUU LAHAA HAL SARII OO UU KIRAYN JIRAY , NASIIB DARO KIRADU SEE AHAYD , MAGALADA GENTAGUJIS OO BALDWEYN U DHAWEED AYUU U XAJIYAD U SAARI TAAS OO ISAGA IYO SAARITA LAGA QADI JIRAY 5 SHILIN SOMALI , SARIIRTA WAXAA UU KU KIRAY JIRAY 5 SHILIN HABEENKASTA, ISAGA IYO SARIIRTANA WAXAA AYAY BALADWEYN KAGA IMAN JIREEN 5 SHILIN MARKA SOO TIJAARO FIICAN MA AHA LOLHEHEHHEHEHE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QORYAWEYNE-WARQABTE

Unrecorded Date
WARYAA NINKA DOOP ISKU SHEEGAYOW WARKAADA LAMA FAHMI KARO, EE MA CAY BAA ULA JEEDDAA MISE DADKA
KA QOSOLSII, HADDII AY CAY KAA TAHAY, WAXAA TAHAY CAQLI-DIGAAG,WAXAANA TAHAY SAC ISKA CIYEY OO WARKAADU QIIME KUMA FADHIYO,
HADDII AADSE ULA JEEDDO DADKA KA QOSOLSII WAXAA LA MID TAHAY DAMEER GADAAL KA DHUUSAY,
WAXAANA LAGA YAABAA IN DADKA QAARKIIS DHUUSADAADA KU QOSLO, ANIGUSE WAXAAN AHAY NIN GARAAD LEH
OO WAXYAALAHAAS KUMA QOSLO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Igujibal

Unrecorded Date
maxaa lagu qoslaa maxaase laga xanaaqaa wuxuu doop sheegayba lama fahmaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUSSIA

Unrecorded Date
NOOCANA SOMAALIYA MAY KU NOOL YIHIIN. AF-SOMALIGA MARKA HORE SOO BARO KA DIBNA QOR,PLZ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
saxiibayaalow waa la idinku shax guuraanooh! wax dhadhan leh soo qor caqligaad doobka tahay baan u malaynayaa.

russia,

adaaba raashiya ka yimid ee maa ruush bartid doobka

qorya weyne,

waxaan u malaynaa waxa uu doobka lee yahay waxaa waaye wixii ay qorijireen dadka la dhaho somali lost generation oo way isku dhex yaaceen halayaabin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Friday, June 30, 2000 - 02:16 pm
It doesn't surprise me that this is the least interesting site in all of the web....the guy couldn't have writen any worse than this.....homey you need schooling,,,,,,,,,good lucky barana luqada Soomaaliga sida loo qoro haddii kale waxaad lammid noqonaysaa ninkii jaahilkaa oo kale oo inta joornaal intuu akhrisado isku dayay u qabsaday gadis-gadiska, markii loo sheegee layiri, warsaan looma qabsadee dhanka kale u gadi ugu jawaabay, LABADA DHINACBA WAAN U AQRIYAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.