Unrecorded Date Nin reer bay ah oo beero lay ah ayaa la soo qafaalay oo lageeyay hargeysa markii uu maalmo yar joogay ayaa magaalada loo soo saaray waxaana lasoo wareejiyey suuqa wuxuu ku arkey GALAY markaasuu intuu galaydii gacanta galiyay ku yiri aniga qafaal aa ikeenay ADI MAY KIKEENAY