Unrecorded Date madax waynihii hore ee somaaliya ayaa booqosho ku tagay maana koobiya markaas yaa dadkii waaalnaa isu soo baxeen yaay bilaaween qosol waa la weeydiyey maxaad ku qoslaysaan waxay yiraahdeen inaga nin naga waalan oo qoryo lagu ilaalinayo ayaa lakeenay anaga xero un ayaa nalagu ilaaliyaa