site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Libaax

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Libaax
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Unrecorded Date
waxaa dhacday waxaa meel duur ah daganna nin reer
baadiya ah waxuuna ahaa nin fuleey ah waxaa u
soo dhacay libaax habeenkii asakoo hurdo.
markaa suu qaatau neef geel ah, markaa suu
ninka intuu kor uqeeliyay yiri naa iidhiib waranak
markaasuu libaaxii gaatay neefkii gela ahaa,
habenkii dambe ayuu soo dhacay waxuu hadana qaatay
neef ari ah markasuu ku yiri naagtisi naa ii dhib
qorika/markaa suu libaxii gaatay neefkii arika ahaa.markaa suu habeenkii uku dembaysey markuu libaaxii soo dhacy buu yiri naa guska iidhiib.
markaa suu libaaxii intuu cararey yiri war maa waxaey waxaadan cida ku aaden aqoon oo uu yiri.
markaa suu libaaxii qabtay naag banaaka gurika ku kaadineysay. markaa suu ku yri ii sheeek waa maxey
•••, markaa sey naagtii intey dhulka fiirisay tiri
war maa ik deysid ceebtiisa markaasuu intoo libaaxii dhaartay naa walaahi waan ku cuni hadaadan ii sheekin.
markaasey naagtii intey lugaha kala gaatay tustay
siilkii markasey tiri •••,baa meeshaan ku dhacay
markaasuu libaaxii weydiiyay naagtii malka yaabaa
in uu kuu bugsooda markaasey naagti tiri lkama yaabo.markaasoo libaaxii cararay.................

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.