site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AL-FALLAAAAAX

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AL-FALLAAAAAX
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QalbiNura

Unrecorded Date
Beri ayaa iskuul Jamal CabdiNasir anagoo koowaad dugsiga sare ah, afcarabina intii qur'aanka lagu dhigtay in ka badan aan aqoonin ayaa waxa dhacday maalin sidan:

Macalinku wuxuu yiri yeeris ayaad qoraysaan la soo baxa qalimaan iyo waraaq. Kabacdi wuu bilaabay yeeriskii... wuxuu yeerinyaa shaqaalaha iyo waxa ay kala yihiin oo laakiin afcarabi ah.
Waxa ka mid ah wuxuu yeerinayo "Al-Fallaax"
Anagu wax kale ayaan u naqaan alfalaax, markaa qosol ayaa loo daataa markuu sheegaba ahahaha!!!
Macalinkii oo yaabban oo garanla' waxa aan ku qoslayno ayaa u yeeray kaabagalaaskii...(kaabagalaasku waa wiil wadaad dhalay oo carabiga naga badiya)
waxa la waydiiyay waxa ay ku qoslaayaan wuxuuna u sheegay inaan kalmadda alfalaax ku qoslayno.
Macalinkii oo wali aan fahmin ayaa waydiiyay waxa aan u naqaan alfalaax.

Kaabagalaaskii wuxuu ku jawaabay

"Al-fallaax yacni Al-gorgara"
ahahahaha

Gorgaradda dumarku hoosta ka xirtaan ayuu ujeedaa

ahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinda

Unrecorded Date
Hi Qalbinura
This is a funny story sis.
it really made me laugh
keep it up

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadnaan

Unrecorded Date
HI QALBINURA

QALBINURA WALAAL WAA MAHADSANTAHAY.

AAD IYO AAD BAANOOGA QOSLISAY.

MARKALE THNKS WALAALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIIJO

Unrecorded Date
@@@@@@@@@@@@ LOL
QALBINUURA THANX SIS

YACNI CALI GOOR GORA IGA DHEH LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibro

Unrecorded Date
hi qalbi nuura sis walahi waad iga qoslisay thx
aduunkana waa ismaan dhaaf markii layidhi ninkaasu run buu sheegay.sheekadaduna waa good one warkaa anaa mid kale kuugu soo dari doona insha alaah
your bother ibro

hi qalbi nuura
Beri ayaa beerta xayawaanka (zoo)waxa dhex lugaynaayey nin, meeshuna waa juuqla jaaqla,waxuu maqlayaa shimbiro meesha kaciyaaya oo keliya, waxyar markuu socduu maqlay (BIISH BIISH) hareerihiisanu eegay waxbana wuu arki waayey, ssina qul qul, waxyar markuu sicday buu hadana maqlay (BIISH BIISH) hareerana eeg,OOOOOH dayeer buu bidhaan ka arkay, kuna yidhi manaad ila hadlaysaa?
dayeerkii, haa adaan kula hadlayaa yaa kale?ee sxb ii dhiib dhalada nooh.
sxb khamrada macabo anigu.
waad cabtaaye ii dhiib ninyahow.
sxb macabaan ku idhi weligayna maan cabin.
ciyaarta iga daa hadaabad cabsantoo aad xidigaa maraysaaye.
sxb mana cabsani xidigahan aad sheegaysana mari maayo, ee maxaad igu aragtay?
naga daa beenta hadaanad cabsaneyn sxb dayeer lamaad hadasheene. wuuuuuuuf wuuuuuuf lol lol

byee thit is from ur bother ibro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.