site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Alla maxaa ka qabsaday safarkii!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Alla maxaa ka qabsaday safarkii!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaltuun

Unrecorded Date
Ninbaa maalin maalmaha ka mid ah is yidhi mareykanka gaadh islaantii uu qabayna uur bay leedahay mareykankana waa inuu sanad ku maqnaadaa markaa ayuu saaxiibkii(Dhoore) ku yidhi saaxiib waad aragtaa mareykanka inaan tago qasab ayay igu tahay islaantiina way foolanaysaa ee bal islaanta ee sii eeg oo cusbitalkii geey markaabuu saxiibkiina ku yidhi(Dhoore) saaxiib arintaa ha ka welwelin islaantaada sidaad uga tagday ayaad ugu imanaysaa ee i aamin! ninkii markuu sanad mareykanka ku maqnaa ayuu soo laabtay sanad isagoon islaantiisii u tegin oo foolanaysa! ka dib ayuu saaxiibkii weydiiyay(Dhoore) war saaxiib maxaa dhacay oo aad sidan iigu gashay wuxuuna ugu jawaabay saaxiib markaad tegaysay waa tii aan kuu ballan qaaday inaad sidaad uga tagday aad ugu soo laaban doontid! hahahahahahahahahahahahahaahahah!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wixwix

Unrecorded Date
Kaltuun...lol...
Qandha alfallaax weyne waa iga qoslisey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kix kix kix

Unrecorded Date
kix kix kix jig jig jig waad naga qoslisay walaal halkeed ka heshay shactaradan qosolka miiran sidaa ku wad hahahahahahahahahah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadnaan

Unrecorded Date
hahahahahahahahah walaal kaltun waad naga

qoslisay alle hagaa qosliyee.

thnks kaltuun huhuhuhuhuhuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
abaayo iska daa inaan qoslee xitaa maanan dhoolo cadeyn another-time don,t bring here like this waa mahad santahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.