site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHAMMAAN GABDHAHA SOOMAALIYEED AYAY KU SOCOTAA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): DHAMMAAN GABDHAHA SOOMAALIYEED AYAY KU SOCOTAA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
WALAALAYAAL WAXAAN AHAY INAN SOOMAALYEED
OO KU NOOL MAGAALADA LONDON(ENGLAND)
DA'ADAYDU WAA 25 JIR COLLEGE AYAAN WAX KA BARTAA SIDAA AWGEED WAXAAN DOONAYAA INAAN HELO GABAR SOOMAALYEED OO AANU MUSTAQBAL ISLA DHISNO 2-3 SANO KA DIBNA IS GUURSANO INTAANA AAN JAAMACAD HALF DHAMEEYO WAXAANA DOONAYAA IN MIDABKA GABADHU CAS YAHAY,GABAR CAATA AH INAY TAHAY,INAY DHEER TAHAY,TIMAHEEDU INAY DHEER YIHIIN OO JILICSAN YIHIIN,DABEECAD WANAAGSAN OO LA FAHMI KARO INAY LEEDAHAY,AAN SOO GABAGABEEYEE HADDII AY DABEECAD WANAAGSAN LEEDAHAY OO CAATA TAHAY TIMAHEEDUNA JILICSAN YIHIIN WAXA KALE WAA ALRIGHT,WAXAADNA IGA HELI KARTAAN EMAILKAN: somalinet@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAR 0529

Unrecorded Date
WALAAL KA WARAN INAN MADOOW AH ,CAAT AH 23 JIR AH TIMO ADAG LAAKIIN DABEECADA WANAAGSAN RAALIYO AH MARMAR DUSKOGA AADA!!! HA NIXIN WAA KAFTAN 1-3 SANO YAAB WALAAL WAA DHEERTAHAY JAAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGE

Unrecorded Date
WAXAA LAGU HAYAA HABAR MADOW AH LABO CARUUR
WADATA KOLEY WAXAAD RABTAA NAAG AAD CATIIRTO
HADABA MIDAAS AYAA LAGU HAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Unrecorded Date
haah maqosli karo war halkee katimid reer baadiyayahoow yaa ogaado foolxumada ayaad kabadatay 25 madhaaftid waxaana kudhihi lahaa
gabdhaha soomaalida dhamaantooda weey wada qurxanyihiin ha casaadaano ama hamadoobaadaano ee kacarar wax kurabo malahan meeshaan hadaad real life wax kuheli weeysay teeda kale maxaad xawaaji isku mari weeysay aad udhihi weeysay university ayaan aadaa haaah
get a life dammy!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
hahahahahahahahahahahahahahaha waad mahadsan tihiin gabadhaan doonayay waan helay qof danbe yaanuu ila soo xidhiidhin! LEYLA adigoo kale waan garanayaa qoobabkaa ku cadaaday oo waxa aad halkan u eegtay ayaaba nin raadis kaa ahayd gurigaad ku baartay malaha! naa sidaa kugu qaadan maayee qofyahay subyaanada ahi na dhaaf baanu ku nidhi adiga koley kuma doonayee qofkaygiina waan helaye qof danbe yaanuu ila soo xidhiidhin LEYLA adiguna bal qoobabka cad iska nadiifi ha kuu macaanaato!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qolofeey-qoob-dameer

Unrecorded Date
nasiib daro....hada lee arkay meeshaan... ee aboowe ka fiirso.. qoftaan khatar waaye... ee bal soo noqo... reach me at qolofey@qoobdameer.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Unrecorded Date
ha ha ha still maqosli karo i really feel sorry 4 U bro runtii wax kaa helo inaad weeysay in real life hada ku soo leexatay netka ayaad iska qaraareeysaa oo iska caatameeysaa. well taasi raganima ma'ahan walaalkii hana noosheegin in aan one day wax ku heshay hadaad a haan lahaeeyd that kind if guy isma soo sharaxdeen over the net hakugu taak naato looser!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aden

Unrecorded Date
waar waxaan luguu hayaa. gabadh qurxoon
lakiin aan somali ahay.waxay u dhalatay
wadanka kinya,hadaan qurux deeda ku tilmaamo.
Waxaa weye 24 jir buran oo faruuran gaban
timo adag madow,oo 4 caruur ah wadata.
Marabta?mageceedana waxaa layidhaah daa boolina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsan

Unrecorded Date
waxan u bahan ahaya gabdh reer abu debey ama imaaraadka degen oo qaqbiilkeedu yahay ma dhibaan ama tumaal ama midgaan oo aanu nolosha wada qaybsano mana ihi daka soomaaliyueed ii ee quudhsiga ama cunsuriyada badan reerkayaguna waa reer wanaagsan oo aan waxaa shaqo ku lahayn ila soo hidhiidh qofkii u baahan sheekaduna yay ina ga xumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
LEYLA weli sheekadaadii qadhaadheed ayaad wadataa malaha waxaad is leedahay hakugu soo leexdo hahahahahaha! anigaaba kugu qoslay. naayaahee waxaan ku idhi hadii aad doonaysay nin kugu soo leexda anigu kuwaa maahi meelahaa ka doono waayo adiguba nin la aan baa ku haysa hadii kale meelahan maadan caga jiideen ha kuu macaanaato!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Unrecorded Date
to somaliftuit:
well waxaa la arki jiray nin aan naagaha la aftirsan siiba rageena somaaliyeed, waxaan u maleeynayaa in uu dhaqan rogaad kugu dhacay meel alaale maashaad kunooshahay ba. waxaan u maleeynayaa in eey wax si kaaga maqan yihiin marka kuma caaynaayi lakiin waxaan
walaalaha aqristashaasha kuu weeydiineynaa in eey faataxo kuu soo maraan, walathaaliin aamiin,aayatul kursi again sis/bro's aaaaaaaaamiiiiin,
salaamu caleeykun:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
TO SOMALIFRUIT.....

Allah maxaad badow badow dhaafey tahay.Adoo London ku nool....oo cery qaata....oo xitaa Jamcad gaarin ...Jahiil yahow How dare you ask for a girl on the Internet. I bet kuwii Wembley taagnaaa oo foolxumada badnaa oo suitska Green ka iyo Redka ah watey inaad tahay...and you go to WEMBLEY PARK COLLEGE...Trying to learn some ENGLISH.....Well I got news for you....GABADHA ADUUNKA UGU MADOOOW/UGU BUURAN/UGU FOOLXUN Xitaaa Gratis kuguma qaadaneeso iska daa' shukansiyye... Nacala la jaahilsantahay....Ragga adoo kale ah Musqulaha xita kuma dhaqdo.....U MORRON

TO LAYLA....

Saas aan kaa rabbaa sis......Jaahilka edbi...LOL..Faataxo wey ku yartahay...kan Yaasiiman uu u bahan yahay ...wuu dhintayeee.

BADGIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
Somalifruit, you are a fruit. Nacas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:LEYLA

heheheheheh waa yaabka yabkiis naayaahee ma iminkaad bilawday inaad i soo habaarto waa maxay fataxadan aad sheegeysid.Naayaahee faataxana kaagama baahni edeb yeelo nacalaa dacaskaada ku yaalee ibliisad baad tahay mar danbe hana soo habaarin ma adigaanu ku doonanay maxaad faataxada iyo habaarkaba isugu kaya dareysaa war iyo dhamaan edeb yeelo!


TO:BADGIRL

waabad is cadeysay inad badgirl tahay ee maxaan kala hadlayaa naayaahee nin kugu qabta ayaad raadinaysaan adiga iyo LEYLABA ee edeb yeesha nacalaa nigiskiina ku yaale marka hore nigisyada idinku uray iska bedela ka dib ii kaalaya edeb yeesha yaasiin iyo faataxaba idinkagama bahniyi ha i soo habaarina ayaan idin idhi hadii kale nigiskiina ayaan caarifi doonaa!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Unrecorded Date
to somalifruit,
subxaana laah meeqaad jirtaa waaba kaayaabee please tell me if U R under age i ll stop writing. or if U R not then maxaad ku diideeysaa in faataxa laguu maro coz something must be wrong with U. never in my life heard/see a mature somali guy that talks to a girl/women like that
waxaan ku oran lahaa aqoon la, aan waa iftiin la,aan ee mugdiga kabax salaamu caleeykum.

to Badgirl
thanks sis hope that this ignorent brother's dirty speach doesn't make U almost throw up coz i know it almost did, i don't know what to say but again faataxada iyo aayat kursi ugu dar yaasiinka!
salaamu caleeykum!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BADGIRL

Unrecorded Date
TO SOMALIFRUIT

HA HA HA......Nigis ku dil.....waryaa atleast I can afford to buy UNDERWEAR.....Waa adigaas OXFAM..SALE-KA SUGAAAYA....Nacaala la Coupons badantahay.......SOMALIDABAALOOW....Waxaan ku iri DULI yahow huurada dheer.....U better talk to me when ya finish shopping at OXFAM.....So that we can go BRA- shopping together....Naagyahay...caalsha weyn......

LAYLA.....

SIS..Waaa sidaad u sheegtay

peace
TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:LEYLA

war ileen yaabka yaabkiis gabadhaadan faataxada igula meeraysanaysa naa i daa baan ku leeyahay! faataxa iyo yaasiinba labada adin dhexdooda gasho nigis uraayana ha gashan waayo faataxada iyo yaasiinkuba waa u daran yihiin.


TO:BADGIRL


NAAYAHEE NIGISKAADA U SHEEG NACALAA NIGISKAADA IYOP DACASKAADABA KU YAALA HEHEHEHEHEHEH NIGIS IIBSO BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
SOMALIFRUIT

Hada inaad i caysay maad is moodye.....thanx for reminding me bro...I have to get 2 DACAS....1 for me and the other one for your parents...so that they can hit themselves for having such a horendous CHILD......FOLLXUMO KU DISHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:TROUBLEGIRL & LEYLA

iminkana ma magacii baad soo bedelatay markaa baad trouble tidhi waa kuu qalmaa magacaasi waayo adiga iyo LEYLABA ma daashaan oo ma xiiqdaan waayo intaa waa idinla talinayaa oo waxaan idin leeyahay dacas iyo nigisba iibsada laakiin ma yeelaysaane waa soo yalamyalam leedihiin uun ma fahmin macnihiina oo darbigaa qaniina war iyo dhamaantiin nigis iyo dacasba anigaa idiin iibiniyee ee WEMBLEY iigu kaalaya anigaa cashar wacan idiin dhigayee laakiin casharkaygu waa casharka hoose iyo kan sareba labadaba waa dhigi karayaa idinku ha daalina lee!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
SOMALI FRUIT......


Meeshaad ka timid waa la yaqaan...Atoore Baadiye waxid.....If U ever have the opportunity to meet TROUBLE......I will make you look presentable...I will take you shopping....Not OXfam..your favourite place...I will teach you how to stay Straight....Nacaas yahow Gay communitiga laga soo eryay.
OK...So orod JINKA LA DHEEL.....Isku Level ma nihine....Nacas daraaad Ceyr loo bilaawey

PEACE

TROUBLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO.TROUBLE
hahahahahah naa maxaa tidhi raga kiisa nacaska ah iyo kiisa fariidka ah walee labadaba waad ku marqaami ee bal i sii sisnta aan taabsadee naayahee nacalaa kabtaada ku yaalee maxaad ragga u soo raadsanaysaa haddii aad doonayso in lagu meeleeyo waa ku meelayn karaa laakiin habeen wax kabadan maaha oo waa ku marqaamin karaa diyaar ma u tahay laakiin dhib ay igu tahay waayo waa tolan tahay oo bahalkaada lama furi karayo hase yeeshee dameer aan kuu hayaa ha ku soo furee ka dib aan ku taabsanaa najisyahay najistu dhashay!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TROUBLEGIRL

Unrecorded Date
SOMALIFRUIT

Every sentence ka dib MARQAAN aa sheegee..Marli Marooorka ha kaa galeeee..Duli Dhago dhadheer. Nacas nimadaada Jaad maaaahe jiha kale ma lihid........I have 2 word for you... AQASH CALEIK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mona1

Unrecorded Date
Salaam all my girls,

sisters, don't west your time this useless person I don't think inuu qofkaan wiil yahay wiilashuu magaca iyo qiimaha uga dheelaayaa,

to: Somali fruit
Hey! Monkey! have some respect for the sisters, aight!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taacaay

Unrecorded Date
Wow, waryaa Somali fruit iskaga carar meesha intaadan magacaaga hilmaamin, reer magaal weeynaaday ayaa ku helay hadiiba atoore baadiya lagu yiri, atoore baadiye ma taqaanaa horta hore!! gabdhahaas oo kale meel lalama joogi karo maalin cadeey ayay ku duban doonaan hadii kale.

Aniga gambashaan ahay yaa gabdho waanolee kawaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:MONA1
NAAYAHEE ADIGUNA MA KU SOO BIIRTAY NAAGIHII XAGLAHA LAABANAA NAA KUWANI WAA KUWO BAQTIYAYE YAANAY WADADA KAA LUMINE ISAGA CARAR HADDII KALE FUTADAADA AYAAN HAWADA U JEEDIN DOONAA WAAYO FAAIIDO MA LIHID OO AWALBA WAAD FUTO MADOOBEEDE ISAGA CARAR WASAQYAHAY WASAQDU DHASHAY NAJIS ADIGOO KALE AH WAAN AQAANAA OO WAA IN FUTADAA MADOW ..... LAGU QABTAA HA KUU MACAANATO.

TO:TROUBLEGIRL:

NAAYAHEE TROUBLE WAXAAN U MALEYNAYAA INAADAN WALI MIYIRSAN WAAN KUU SHEEGAY ANIGU WAXBA YAANAN HADAL KUGU DAALIN BAAN KU IDHI LAAKIIN MAANTA HADAL MACAAN AYAAN KUU HAYAA KA WARAN INAN WAXAAN KUU HAYAA ALAABTIISA QARANKU AY GAADHAYSO ILAA 100CM KA WARAN MA KUGU FILAN YAHAY HADDII AY HAA TAHAY JAWAABTAADU II SOO SHEEG HA KAA DHEX BAXEE OK???????????? HA I DIIN MACAANAATO...

TO:TAACAAY...

WALAALKIIS KUWANI WAXAAN KA BAQAYAA INAY I CAWRAAN WAAYO FAATAXO IYO YAASIINBA WAA LAYLA DABA GALAY OO WAA QUMAYO KUWANI EE DHINACAAGA IGALA XAJI DUQA GABDHAHANI WAXBA WAA DEEQI KARI WAAYEEN EE WAA INAAN U HELAA NIN ALWAAX WATA... HA KUU MACAANATO BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawade

Unrecorded Date
hi: walaalayaal
waxaan ka xumahay in aan arko dhalinyaro somaliyeed oo sidan isu caayaysa qaasatan hablaha walaalayaal kala xishooda. waar somalifruitow na isla yaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sde

Unrecorded Date
somaali friut waxaad tahay xashiishi ee meesha iskaga tag libaax yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hero

Unrecorded Date
to: somali fruit
saaxoow maxaa isku daalinee oo waptiga iskaga luminee gabdho yurub iyo america la keenay oo see marba baar u tagaayeen marba kalaab uga tumanaayeen meel ee aadaan kasi waayeen markaasee arkeen wiil soomaali ah si sharaf leh gabar ku raadsanaaya ka dibna is dheheen see ku heshiin gaaygaan markaasee is dheheen kaftan ku galabo
laakiin waa u socon waysay ee waxaan ku dhihi lahaa foodleey xun oo meel ee aado waysay
sharafta yay kaaga ciyaarin baay br

to: all bad girls
hi badgirls you know your selfs i don't need to mention any one of you so waxaan idin dhihi lahaa tartiibkoo is dajiya gacalkana ha iska boobina marwalbana xasuusta qofkaa la hadlaysiin wiil waaye ma aha dhoocil idinkoo kale ah ee sharaftiina dhowra hadii kalena wax ma dhibaayo sawirkiina soo galiya interneetka calafka waa iska jiraa koo wareersan inaas iskaga kiin dhoco waa laga yaabaa
hadaba isma dhaafno badgirls

to;nimoow naagyaalka oo naagaha ka gagambanaay
war hooy hadiibo saas tihiin awalba loo dhigte ma dhawayaal aa aheedeen ee baxa gay street safta
PEACE OUT EVERY BODY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:hero

HEHEHEHEHE WAR SAAXIIB AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY XAQIIQATAN NIN RAGGA OO KULA MID AH MAAN ARAG RAGGA KALE WAXAY LA SAFTEEN NAAGIHII BADGIRL ISKU SHEEGAYAY NIN ILA SOO SAFTA OO FOODLEYDA IGA WAABIYA ADIGAAN KA ARKAY SAAXIIB MAHADSANID HALKAA KA HAY BYE BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Unrecorded Date
aqas to U Hero what a loser! R U man lover/gay waadba iga shakisiisayee teeda kale the freak was looking love over the net asking stupit question like gabadha waa in eey cadaataa tima jilcan lahaataa what a sick minded freak man we aint carab or cadaan eventhough somali womens are beautefull
to hero don't talk like that looser colling dhabdhaha soomaaliya aan kunooleen gabdho xun
i guess u can't stand the fact in eey smart yihiin
in everyway
baay laga roonayaal!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
TO LAYLA
ADOO KALE WAA AQAANAA XISHOODKA KATAGTAY SABABTOO AH XABASH JAMEEKAANKAN AH SHIIRKIISA TAQAANAAAAAA NAAG XABASH WASTAY FUTADEEDAA NAQAANAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:LEYLA

HEHEHEHEH NAAYAAHEE SIDA JEEGO U SHEEGAY WAAD URAYSAA ADIGU OO WAXAAD DOONAYSAA ADOON SHIIRAAYE AH NAAYAHEE WAXBA ISKU FALI MEYSIDE SHIIRKAADA LA GABO HADDII KALE WAANU KU CAARIFI DOONAA KASTUUMADA KUGU WASAQOWDAYNA ISKA BEDEL HEHEHEHEH!

TO:JEEGO

SAAXIIB AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY GABADHAN WASAQDA AH OO NIJAASADA AH NAGA WAABI WAY SOO URAYSAA OO URTEEDU HALKAN AYAY IGA SOO GAADHAY DADKII INTERNETKA WAABUU GELI LA'AYAHAY LEYLA AWGEED WAAYO KASTUUMADEEDA AYAA AAD IYO AAD U SOO URAYSA NAA KASTUUMADA ISKA BEDEL DHEH NACALAA KASTUUMADEEDA KU YAALEE SI KASTABA HA AHAATEE JEEGO MAHADSANID OO DAGAALKA NALA SOO GAL BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aadaale aadaa.somali buruutoh

Unrecorded Date
WAA LAGUUGU SUGAY S.BURUUTO AADAALE AADAAA,GABDHOW KUN IYO KOW JEER HAMBALYO AFKIINA CAANO DHAY LAGU QABAY KA JA-JABIYA NIMOOW NAAGEESHYADA LAGA ROONAYAALKA EH AADDAALE AADIIN maxay tahay waxaaba ku waalatay kastuumo,kaaley adiga laga roone kastuumooyinka maa ursataana????????lol.
hmmmm ma anaan ku garanin anigu yaabayeee,yaabka yaabkiisee ileen nimankii soomaaliyeed fadeexadan iyo qaatumo daradan baa u danbeysey way oo way bi i waa abdinuurow ,,koleey ereygaas qaatumo xumo qofkii damiir leh ayaa garan kara wuxuu ku fadhiyo!!!!!!.
teeda kale ma nimoow naageesh baad tahay waaba shakiyey ee waa adigan leh waa ley cayuumayaa !!! aqwaanayaalow soomaaliyeey ebedkey waa ii kow nin nin isku sheegaya oo leh waa lee cayuumaa ,taasna lama yaabayo oo waxay ka mid tahay mucjisooyinka millenniniumka .
war heedhe kula taliyey ee naag sidaas kuma arkaysid faataxo lee layla kuugu ekeesey aniga salaad shukri aan kuugu soo daraa waa baartayee ar magacii rag waa lagu joog-joogsadey meehaan ibtilooy,qaab laawe afkii ka urey oo wax kam dhaho waayey.
nimoow naageesh hero xaad herona ka og tahay adigana intaan kaaga jeedaa markay gabar tii eheed kugu firdhisey sidii sabuul galee aa qaraaree miyaaaaaa qandho wejigaaga feerada eh iyo kabahaaga sey gabar u raadinaayeen soo qarooftey sorry 4 u.


to all gabdhihii fikradooda dhiibtey ka ja-jabiya ninkaan saas aan idinka rabaa,aad iyo aad ayaana idinku faraxsanahay leylo,mona,badgirl long live 4 ever,hah ar xaan afkiina ku qabtaa????waa ku sugteen aadaale aadaaa somali buruuto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WHAT AN ASS WHOLE U R.
I FEEL SORRY THE WOMEN U GOING TO BE MARRIED ON THE FUTURE BAD LUCK FOR HERE. HUH!!!
BY THE WAY DO U WOUNDER WHAT IS ROUNG WITH U WHY CAN'T U FINE ONE BY UR SELF? WHAT MAKE'S U COME HERE AND LOOK FOR WOMAN IF U CAN'T FIND ONE GO AND ASK U R PARENT'S HELP FOR GOD SAK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

goobe

Unrecorded Date
waaryaa ninka landan, jooga, iyaan sheegayaa, adu ii sheeg gabar qayisha, oo aan qaadka isku furano fiican qayilaada loo dheerayn,oo aan marduuf, dhaafin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hero

Unrecorded Date
to: adaale aadaa
ad camal siin kuu kasaayo lee
intii BUURKAROORE joogtay adi camal lee ba ka dambeeyo oo markee kastuumo makhashid madaxaa ku xanuunaayo an waa ku kasaa couse kastuumo la'aan lee adeegan jirteenba markii la idin arko.
marka qof jooga sheekada ka dhamaysan jirtay yaala murmi karaahee. hore hore lee noo mood.
ana naagaa waayaa sheegoosaa war ad ani qofteey tamboonigeed xitaa makaa dhigi leheen adna waraaba heesaaba. war maa wadeenaa hee. waa kasti intii ku kasi. iska samir hee.sorry for you i ain mean to tell your secret. hadana i mood lee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hero

Unrecorded Date
TO:LAYLA
gabdhaha soomaalida meel walba oo ay dunida ay ka sharaftooda ayay leeyihiin. laakiin soomaalida lee dhahday hal malaay aa bada qurmiyo.
ee qofyahay adiga iyo kuwa kuula mid ka ah ha ceeweenina dumarkeena sharafta leh.
waryaa hooy majirto naag dhahdo nin gay maa tahay ilaa markee rabto in laga shido. ee walaaleey xaraan waaye waxaas is ka dhaaf hadii lagu haayona koo xalaal kaaga qabto iska raadso hadii waysidna u can use this page to get one like you due.
hakugu taagnaato dhoocisha!!!!!!!taagnaato!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALJEEGO

Unrecorded Date
TO The one who is calling himself Jeego first I will say to you F''ck you wanker, second Qandho dufleh hakuku baxdo. How can you use my name and insult my sisters idiot?!
All my sisters Xaal qaata. I think your talking to underage boys. EEY boys go and play outside stop fooling with dads computer, I am not going to insult your undevoleped minds. And by the way I will remind you this page was supposed to be HUMOUR page?!

N.B. Somoliuraaye or whatever first grow then you will be able to know where to find the ladies.
if you are an oldbugger then no one can help you but allah?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hero

Unrecorded Date
to:realjeego
hey why don't you keep your mouth and stop abusing somali boys you know why! couse all what you said they are, really you are.
and agoow using (f) word is realy what you are.

the why you use it, that means, you r suck .
tartiibkoona ha xanaaqin all what i said is really what you are body.

NB.to all members please don't use others name.
thanks all of you.
peace out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leyla

Unrecorded Date
to hero
please bro ur english sucks so afsoomaali iskaga hadal
thats all i have to say and hey remember check ur somali is sucks too
salaamu caleeykum>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hero

Unrecorded Date
to:layla
saa ugu maleenaayaylee inee kaa dhamaatay.

hada maxaa ileedahay qofyahay waxaan sheegay dhan run waayaa.really i am sorry. ma u maleeneen heerkaas dhan inaan ku gaarsiinaayo.
but it is not my fault. waxaa adi tahay leen sheegay saaxiibeey.
and if you say some thing about my language skills
sorry i don't take care about it while i am talking to such a nusty girl like you.
and still i am praying for you to get the one who gives you what you are dying for.

again sorry.
peace out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalifruit

Unrecorded Date
TO:ALL SOMALIAN M/F

WAAN U MALEYNAYAY IN TOPIVAN AAN BILAABAY UU DHIBAATO KEENI DOONO OO LA IS QABSAN DOONO HADABA WAXAAAN IDIN LEEYAHAY ILAAHAY KA CABSADA OO IS DAAYA NABADANA HA LA ILAALIYO WAAYO UMAD DHIB JECEL AYAANU NAHAY SIDAA AWGEED ANIGU NABAD AYAAN LEEAYAHAY HALAGU WAARO HADII AAD DIIDAANA ANIGA DHINACAYGAAN KA JAFI DOONA DOONOOYINKA HALAWADA TUMO BYE
PEACE OR WAR LABADA MID DOORTA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Unrecorded Date
to:somali frawla

war my man war whith bitchs
couse they gonna step on your honor........


trouble out man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxman

Sunday, August 20, 2000 - 04:12 am
Ninka Somalifruit la baxay ma wuxuu joogi jirey dalalka carabta, hadalkiisa iyo anshax xumadiisaan ka garanayaa inuu carab la daaq yahay, war gabdhaha ka xishood, meshan gabdho soomaaliya ayaa ka hadlaya ma aha ku wii carabta ee nimanka dariishadaha uga boodi jirey.

hadaad nin raga tahay ii qir inaan ku gartay oo aad ku carabta la joogi jirey tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamuud

Sunday, August 20, 2000 - 04:56 am
waraa midaan layla la leeyahay way kugu waalatay ayaan u malaynayaa ....oo meeshii say ugu soo noqnoqonaysay ayaa kabihii ka dhamaadeene..haday kabo wadatayba .....ee hadaad heshay taad u baahnayd sxb ha u bixin hana la tirsan naagahan waashay....layla iyo badgirlba anaa garanaya kuwaas urkooda cidina wax ku fali maysee yaanay afka kaa wasaqayne dantaada qabso.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Xasan

Sunday, August 20, 2000 - 09:25 am
To:Somalifruit and the badgirls.

Somalifruit waxaan doonayaa inaan ku idhaahdo inaad ragnimadaadii hoos u dhigtay markaad meeshan advertisement aad qof dumar ah ku raadinaysid ku soo qortay sababtoo ah taas waxay la dhigan tahay inaad hablaha la haasaawi karin,
Markaa that was kind of low from your side to do.
And the other thing you did wrong is the way you r talking about these girls like dirtyness is something that is known about somali ladys they could be your sisters too so don't curse and be a gentleman.

Leyla adigana waxaan is leeyahay in waxa kaa xanaajiyey ay tahay markuu yidhi inan timo jilicsan oo cas baan raadinayaa hadduu isaga hablahaa ka helo maxaad u sheeganaysaa walaalo? mise because he didn't describe your looks?

Trouble girl waa sidee walaalo waxaad u habaartamaysaa sidii habar laga dhintay I must say that you r very hard on this guy just because he was doing something that seemed right to him and isn't a crime. If that's the way he thinks he should get his girl than leave him alone, if there is someone who wants to react on his message
than good and if not than so be it.

And guys would you really waste your time on things like this I mean you don't even know each other!!

Take care all,
A.G.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Sunday, August 20, 2000 - 04:22 pm
Saaxibayaal waa salaaman tahiin marka horeeto,

Ninkan London kasoo hadlaya waxan ku weydiyey, maadama ay London tahay meesha keliya ee ugu somali badan miyad ka weyday gabadh? Mida kale, hadaad dhimanayso dhareerka waa la isku duwaa inaabti?

And to all those somalimen who keep on repeating how somali women go to clubs and date foreign men, you must realize that you are asking for the impossible? Somalia is a nation and in every nation you cant have people doing or following the same procedure. Some people prefer to differ and if so let them be coz you aint the one wining and dining them!

Laakiin the strange thing is, whenever you check these somali forums pages, itz uncountable the number of somalimen who are writing about somaliwomen and their whereabouts. Why is that anyway? Why cant you leave somaliwomen alone just like they left you alone? You gotta restrain yourselves guys, this is untoleratable!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sophie

Monday, August 21, 2000 - 07:20 am
Salaam calaykum

Cajaaib why everytime i check this forums people are insulting eachother and fighting over the net ,,,I just don't understan why u guys fighting with this guy,,,,,,Qofkii aan ka helin ha soo jawaabin waxuu waydiistay guur haddii aadan rabin soo ma ahan ha u soo jawaabin. Layla and badgirl with no disrespect or anythin why u guys dissin the guy ,,,is't couse everyone write somethin so we have to i mean i don't see what he did wrong ,,,,,,if he ask girl who looks like that that's he's choice and they're some somalian who does look like that walaalo so u guys should back off and again i am not insulting no one here i am just saying what is good for ya all and that is have normal discusion with no insulting to it ....the reason ya all are in north america or somewhere in the world and not in ur country is the fighting that brought u in here ,,,,u guys even fight over the net that's just somethink to be ashamed of ,,,,,,,,,Now the guy who from london aboowe maxay tahay waxaad ku hadleeyso miyaadan ahayn nin rag ah u don't talk to ur sister's like that be a man and respect the ladies alright ........as i say before ain't disrespecting anyone and you shouldn't take it offended ,,,,,,,,,maxamed and ubax i agree with u2 ,,,,,now salaam calaykum to all of u and for once have normal chat please,,,,,,,,,,:-0)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maano

Thursday, August 24, 2000 - 05:30 am
Dhamaan waa salaaman tihiin,,,

Markii kow aan aqris bilaabey sidaas u qoslaaye.... Leyla iyo badgirl dhib badininaa adinka macalinka waad u jeedan in si xun uga taalo markaas aad uga sii darteen... hadii uusan waalan nasiib ayaad lee dihiin .. waakaas midkaas oo kale aa la dhahaa wiil somali waaye gabar aa lagu daraa.... yaab waaye... gabdhayahow waxaan idin leeyahay macalinka si fiican aad ugu qubaysayn...... layla iska seexo macalinka ka dhaaf aa ku leeyahay.... kuwa kale oo u hiiliniyana dabaalka waxay arkeyn in uu marqaan sanyahay....

soo nabad ahaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalifruit

Saturday, October 07, 2000 - 05:26 pm
hahahhahahhahahhahahhahahahhahahhahahahahhahahahha
saaxiibayaal waxaan ku qoslaya waxaa ka mid ah bal ugu horeyntii anigu topic laga doodo samey uun baan islahaa ee gabar sida aan doonaya ah inaan la helayn waan ogahay qof bani aadan ah oo 100% gabadhuu u baahnaa helana waa yar yahay run ahaantiina anigu waan guursaday xaaskaygana waan jeclahay laakiin dhinacyada qaar ayaysan iga qancin,laakiin xayawaanada qaar ayaa serious u qaatay oo waxyaabo aan loo baahnayn qoray,saaxiibayaal waxaad ogaataan inay wax waliba calaf yihiin oo qof waliba qof loo qoray oo aan la dhaafi kareyn laga yaabee gabar xabash ah oo sanku qol iyo bersad yahay in ilaahay kuu qoray markaa anigu waxaan ula jeeday uun topic dadku ka murmaan halkan ka soo jeedi ee waxaas wax aan niyada ku hayo ma aha ee sheekada yaan qalad laga fahmin! dee hadii aad qalad ka fahantaana idinka uun bay idin jirtaa waayo anigu qof aan ahay iyo meel aan joogo ma garanaysaan waaayo London uun baa idhiye laga yaabee inaa USA joogo,sheekadu caynkaa weeeeyaan reallitigana hadii la eego qof waliba waa calafkiis ma fahanteen saaxiibayaal ku baashaala qoraalka waxaad doontaana qora bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Monday, January 08, 2001 - 08:05 am
Layla qosolkaad iga dhamaysay 25 ha Dhaafin baan aad ugu qoslay ila qosolka xataa ereygaas oo kale oo aan sidaas ugu qoslo kama helin habaarka ka yaree laakiin wiilka waa walaalkaa oo kalee mahadsanids

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Monday, January 08, 2001 - 08:05 am
Layla qosolkaad iga dhamaysay 25 ha Dhaafin baan aad ugu qoslay ila qosolka xataa ereygaas oo kale oo aan sidaas ugu qoslo kama helin habaarka ka yaree laakiin wiilka waa walaalkaa oo kalee mahadsanids

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Monday, January 08, 2001 - 08:05 am
Layla qosolkaad iga dhamaysay 25 ha Dhaafin baan aad ugu qoslay ila qosolka xataa ereygaas oo kale oo aan sidaas ugu qoslo kama helin habaarka ka yaree laakiin wiilka waa walaalkaa oo kalee mahadsanids

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.