site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gaalkacyo vs. Koonfur

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Gaalkacyo vs. Koonfur
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haruuse

Unrecorded Date
Ninbaa wuxuu ka yimi magaalada Gaalkacyo wuxuuna yimid Koonfurta Somalia, namely jamaame. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa asagoo maraya jidka oo raadinayo qof ka lumay ayaa wuxuu waydiiyay oday meesha u dhashay wuxuuna yiri "Maandhow xagee baad ka timi?" Odaygii baa istaagay oona yiri lahjadiisa "Bari aan ka imid" Odaygii reer Gaalkacyood intuu si fiican u istaagay buu yir "Adigaaba war haya oo dalkii ka yimi ee bal warka soo daayoo ii warran!" Odaygii reer koofureed baa isagana asagoon iska waalin yiri "Dalkii roob aa ka da'ay...beerihii waa baxeen..." Odaygii reer Gaalkacyood inta uu ku dheegagay odayga reer koofureed ayuu mar qura la soo booday "Maandhoow isku bari ma nihin." DULUCDA SHEEKADA: Odayga reer Gaalkacyood wuxuu u maleeyay in uu odaygaa ka yimi Bari, Boosaaso. Odaygaan reer koofureedna meelkasta haddii ay joogaan waxay bari ku sheegaan hadba meesha ay qorax ka soo bax ka xigto. Stil to come some more! Haruuse

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Car Igaro

Unrecorded Date
War heedhe waxaan ku way dii yey ma waxaa is kagaa
dar maday Gaalkacyo iyo Boosaaso , Gaalkacyo beero
way leedahay oo xataa Moos baa ka baxa beeraheeda
ee meesha aana beeraha lahayni waa Boosaaso ee
Oboowe Bari Laga reeysay. Laakiin xifaalada iyo
kaftanku waxay ku haboon yihiin waa Galkacyo
Lakiin waa heer sare Skakeedada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Foori

Saturday, July 22, 2000 - 05:33 pm
Car Igaro Waan ku gartay wa xaad tahay nin jooga Toronto oo la yi raah do Cirka aday amaba Isha day ilbiryahow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.