NEEFOOWKANIINI | Unrecorded Date Acowdu bilaahi mina sheydaani rajiimm,,,hogayee istaaqfurulaah,, horta inleyn waaba inoo dhammaatay marakan,,,oo wallaahi tii ceeb ahayd baa marakan meesha loo yuururaa,, Xishoodkii heedhaye mee,,, waar bal nimanyahoow wax yaraha macquul ah meesha la imaada waxanoo kalana waa la iilaga roonyahay,,,waar meeyay caqligii bani aadamka ,, waar meeday xayadii iyo xishoodkii,,waar meeyay xarigii iyo xadkii ina hayay,, ba'aa meesha weyska muunad beeshay kol haddeyba heerkan inala gaartay oo hooyooyinkeen iyo aanu ka sheekeyn,,,akh akhas,,akhas,,fadlan idinkoo inaga raalli ah meelayow kale la qabta mar haddeey intani inaga gaadhay,,, Acowdu bilaahi!!!!!!fana ka cowdu bilaahi .... N-E-E-FO-O-W-K-A-N-I-I-N-I |