site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Baadiyaha Mudug dadka lagama marti galiyo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Baadiyaha Mudug dadka lagama marti galiyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizakg

Unrecorded Date
Waabaa waxaa dhacday in nin oday ahay uu gabalka ugu dhacay meel baadiyaha Mudug ah, markay gabal dhac tahay ayuu wuxuu arkay dab baxaayo sida Soomaalida caadada u ah wuu ku leexday wuxuuna kala kulmay sheekadan.
Odaygii:- Asalaamu calaykum.
Odaygii reerka:- Waa salaan Muslinka ka dhaxayso.
Odaygii:- War yaa reerka joogo.
Odaygii reerka:- Waa la joogaa.
Odaygii:- War bal ooda iga rog musaafuraan ahaye.
Odaygii reerka:- Ood ku saaranoo kaa roga ma arko.
Odaygii:- Yaa reerka u madax wayn.
Odaygii reeka:-Dibigaa xirada ku jira u madax wayn
Odaygii:- War waxaan ka wadaa yaa reer u da wayn.
Odaygii reerka:- Duqdaa ayayday ah ayaa u wayn.
Markaasuu odaygii fahmay in aan meesha laga rabin
markaasuu yiri.
Odaygii:- Maandhow i tilmaan waan ku fahmaye.
Odaygii reerka:- Hadii aan ku tilmaamo waad ila dagaalaysaa.
Odaygii:- Kula dagaali mahayee i tilmaan.
Odaygii reerka:- markaasuu yiri waxaa tahay nin madoow oo habeen madoow socda oo wuxuu yahay aan la garanaynin.
Odaygii:- intuu sheekadii fahmay ayuu iska tagay.
By Abdirizakg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuu

Unrecorded Date
Asad
hahahahaha sxb walaahi wa sheeka aaad u qosal badan
Afsoomaliga waa noocyo badanyahay sxb sidii la rabo aa loo gadin karaa noo marka odayga musaafurka eh hala yaabin ee kan reerka lahaa xujo noqdeeee lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ha ha haaaaaaa, gix gix giiiiiiiiiix!!!!!!!
saaxiib waa iga qoslisay! runtii aad ayaan uxiiseeyaa sheekooyinkaa oo kale!!!!!! thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaabsade

Unrecorded Date
saxiib cabdirisaag walaahi foortaad tahay markaan aqristay siaadaan uqoslaayaya ayaan isku ka adiyaya aaaahhh aaaahhh aaahhhhaa aaaahhh yaa qaaay sheeko kale noosoo diyaari

JEEGO

Unrecorded Date
Reer mudug hanoolaadaan la'aantood yaa qosli lahaa
I just like this guy's sense of humour. Mudug must be the place to be.

Wali waan qoslayaa ahahaahhh

Mahadsanid

Reer mudug never disappoint me when it comes to humour.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.